DAAWO:- “Ethiopia Inay Burburto Oo Ay Qaxdo Waa Wixii Aan U Dagaalamaynay”

Sheekh kamid ah Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka ayaa si kooban uga hadlay Burburka Ethiopia Iyo meesha uu xaalkeedu marayo.

Sheekha ayaa sidoo kale si kooban uga jawaabay waraysiyo uu Prof Abdisamad uu saxaafadda siiyay maalmahi lasoo dhaafay oo uu ku sheegay in Ethiopia haday burburto oo shacabka Ethiopia ay kusoo qaxayaan Soomaaliya oo ay la wareegayaan.