DHAGEYSO:-Siyaasadda Islaamka Iyo Lidkeeda Oo Sheekh Nuur Macalin Kaga Hadlay Muxaadaro Cusub

Sheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan oo kamid ah Culimada Diinta islaamka ayaa jeediyay Muxaadaro Qayim ah.Muxaadarada oo soconaysa qadar Hal saac ah ayuu sheekha kaga hadlayaa Waxa Ka Socda Dalka Soomaaliya.Siyaasada islaamka iyo lidkeeda ayuu aad u faafaahiyay waxaana uu Sheekha umadda kaga digay doorashooyinka.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS