DHAGEYSO:-Ciidamada Itoobiya Oo Mucaaradka ku Biiraya

Xaaladda itoobiya ayaa sii xumaanaysa iyadoo ciidamada qaarkood ku biirayaan qowmiyadaha amxaarada iyo oromada oo ay ka soo jeedaan,

Gobalada Oromada ciidamo ku sugnaa oo qowmiyaddaas u dhashay ayaa ku biiray kacdoon wadayaasha doonaya in meesha laga saaro maamulka  Tigreega cadaadiskana ku haya dadka maamulkiisa ku hoos nool.
Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo ka soo jeeda dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya gumeysato.
Kacdoonka Itoobiya ka socda ayaa soo bilowday sanadkii 2015 waxaanuu u muuqdaa in uu maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanayo.

Dhageyso Wareysiga Aqoonyahan Maxamed-Maxmuud.