Waa gabay gobonimodoon ah oo Soomaalida lagula hadlayo,waana dardaraan loo jeedinayo Soomaalida horkaca gumaystaha cagta soo dhigaya gayiga Soomaaliyeed,iskuna dilaya qabiil iyo waxaan kheyr lahayn.
Wuxuu abwaanku dhalinyarada Soomaalida kala hadlay in loo dhinto qabiil waxaa ka wanaagsan inaad u dhimato diintaada iyo dalkaaga oo iska diido gumaysiga iyo dabadhilifka soo horkacaya.
“Dhulka yaga miyaan laga dhigeyn gaalku wuu dhacaye”
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS