DHAGEYSO:-Gabaygii DHALINYARO & Abwaanad Rooda Ibrahim (Afjano)

Abwaanad Rooda Ibrahim (Afjano) ayaa caan ku ah gabayada gobonimo doonka ah,waxayna cod dheer ku sheegtaa inay necebtahay gumaysiga haysta gayiga Soomaaliyeed. gaar ahaam dhulka ku jira gacanta Itoobiya ee SOMALI GALBEED.

Gabaygan waxay kaga hadlaysaa  dhalinyarada iyo siday u yihiin laf dhabarta,waxyna sheegeysaa in gumaystuhu necebyahay dhalinyarda rabana inow ka dhigi midow dilo ama xiro oo xabsi ku bahdilo, marka lasoo daayana tahriibo.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS