DHAGEYSO “Xasan Sheekh Waa Kaligiis Talis” Axmed Macalin Fiqi

Xasan Sheekh Waa kaligiis talis  laakin wuxuu ka cabsadaa beesha caalamka waxaana ku dacweynay U N-KA  ama qaramada Midoobay ” Wuxuu ka cabsadaa Nikolas Key iyo Keating” sidaa waxaa yiri Axmed Macalin Fiqi.

Kuwa isku haysta kursiga saaran Kaaraha Amisom waxba ma kala roona,waa danaystayaal iyo dabadhilif shisheeye kamana naxaan Diin iyo Dad.

Axmed Macalin  Fiqi ayaa ahaan jirey  taliyihii hore NISA waxaana reer Muqdisho ku xusuutaan xasuuqii dhaliyaradii  maydkooda eeyaha loo dhigay ka dib markii xabsiga lagala soo baxay.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS