Runtii waa muuqaal aad u xanuun badan waana Hooyo Soomaaliyeed oo warbaahinta ku Hor Ooyaysa waxayna sheegat in Gabadheeda uu nin Askari ahi 6-bilood sharcidaro kuhaysto, Halka Wiilkeedana si xun loogu Hor Jidh dilay ilaa uu Sanka iyo Afka Dhiig ka keenay.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS