Musharax Cabdirixman Cabdishakuur oo kamida musharaxiinta u Ordaya qabashada Kursiga saaran kaaraha Amisom ayaa cadeeyay inaysan Xamar Joogin ciidan Qaran, musharax waxaa uu sheegay inaysan xitaa beelaha Muqdisho u dhamayn ciidamada hada lagu sheego ciidan Qaran e, bal hada halkan kadaawo.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS