Dr Xanafi oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed aadna ula socda waxa ka socda Soomaaliya ayaa soo koobaya waxa lagu xasuusan doono Xasan Sheekh iyo afartii sano ee la soo dhaafay.
Xumaanta Xasan Sheekh ma ahan mid lagu soo koobi dhowr daqiiqo laakin Dr Xanafi waa soo gaabi doonaa.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.