DHAGEYSO:- Nin La Socda Xaalada Itoobiya Iyo Meesha Xun Ay Ku Danbeyn Doonto

Itoobiya ayaa cagta saartay jidkii  burburka,waxayna maraysaa inay kala dhaqaajiyaan Qowmiyadihii xooga lagu haystay,waxaana gabalkiiso sii dhacayaa laangaabkii Tigreega iyo xukunkiisii xumaa ee ku dhisnaa caburinta iyo dhibka.

Soomaalida degan dhulka la gumaysto ayaa ah kuwa hurda  oo iska fadhiya,waxaana dhici karta in la sii gumaysto,hadii aysan hubka qaadan oo dhamaantood dagaal galin.

Wuxuu ku yir “Beri waxaa dhulka qabsan doona Orromo ee maalin walba ma lagu gumaysan adiga”

Ninkab ayaa la hadlaya Soomaalida,wuxuuna si gaar ah  u dhibsaday dadka Itoobiya ugu yeera “Walaalo Soomaaliyeed”

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS