DAAWO:-Muuqaal Kamid Ah Jabhada Axmaarada ee Woyaanaha Kala Gaabisay

Muuqaalkan hoose ayaa muujinaya Jabhada Axmaarada ee dagaalka culus kula jirta Ciidanka Woyaanaha Waqooyiga Itoobiya. Qawmiyada Axmaarada ayaa dagaalo cul culus kula jirtay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya, ku waasoo khasaare laxaad leh Woyaanaha soo gaadhsiiyay.

Hadaba nala daawada muuqaalkan oo muujinaya ciidamada Jabhada Axmaarada.