DHAGEYSO:-Maxay Tahay Shirkadda Bancroft,Maxay Ka Qabataa Somalia

Shirkado aan Soomaalido aqoon ayaa ka howlgala Soomaaliya,waxaana ka mid ah shirkadahaas Bancroft oo aan la aqoon meel laga leeyahay,waxaana arinaas sharaxaya Aqoonyahan Cabdulaahgi Cali Hiirad oo ah nin la socda xaalada Soomaaliya ku sugnayd sanadihii ugu danbeeyay.

 “Muqdisho Waxaa ku sugan 22 Hay’ad Amni oo aan Dowladda ka amar qaadan”Cabdikariin Guuleed wasiirka hore e amniga Muqdisho ayaa laga hayaa.

“Ciidankeenna Shacabka ay dilaan looma qabsan karo sababtoo ah dowladda ayaa noo saxiixday” Amisom

“Taliyaha AMISOM wuxuu noo sheegay in heshiis uu dhanka Soomaaliya u saxiixay Cabdi Kariim Faarax Laqanyo oo sanaddii 2007 Addis Ababa ka dhacay uu dhigayay in AMISOM ay ilaaliso madaxda dowladda haddii shacab ladilana aan loo raacan Karin sababtoo ah shacabka ilaalintiisa waxaa ka horeysa ilaalinta madaxda”ayay ku jawaabeen saraakiisha AMISOM.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS