DHAGEYSO:-Sida Shisheeyuhu U Bahdilo Kuwa La Shaqeeya!

Shisheeyaha ayaa badadila kuwa Soomaalida  ah  ee la shaqeeya waxaana qiraya kuwii lasoo badadilay, waxaana ka mid ah Prof Samater oo wiil yar oo Ugandays ah dharka kaga bixiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho!

Waxaa kale oo ak  mid  ah taliyihii  hore oo Booliska Saacid oo habar Ugandays ah  ku qaawisay meeshii loo sheegay inow taliye ka yahay.

Waxaa kale oo isna caabadaya nin xildhibaan ah oo nigiska looga bixiyay gayiga Soomaliyeed gudahiisa,waxaana ku dhergan oday   laga keenay dhul kale.

Waxaas oo bahdil ah waxaa Soomaalida gaarsiiyay waa kuwan la bahdilayo, ma la dhihi karaa waa istaahilaan in saas loo la yeelo.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS