Soomaalido waa dad caan ku ah inay qiirada ama xanaaqa ay qabaan ku muujiyaan Maanso ama hadalo qiimo badan oo taariikhda gala,waxaana gabayadaas caan ku ahaa dhamaan abwaanadii Soomaaliyed,sida Darwiishkii kowaad ee Soomaalida Sayid Maxamed,Aun.
Abwaankan Soomaaliyeed ayaa xanaaqa oo u qabo ciidanka Kenya ee xasuuqa ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed,shacabkaas oo ah maras reer miyi badan,wuxuu ku digtay markii lagu xasuuqay Ceel Adde (Gedo-Somalia).
Amisom ayaa shacabka Soomaaliyeed intooda wax garata u yaqaniin “Nabad Ka Ilaalin”
Maxaa yeelay waxaa Amisom ka mid Itoobiya iyo Kenya oo ah cadow Soomaaliyed,horeyna gumaysi ku haystay Dhul Soomaaliyeed.
Taariikhda ayaa xusi doonta qof walba oo gumaysiga diida ama ka hor timaada qoraal, sawir,af iyo adin.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.