DHAGEYSO:-Cali Maxamed Geedi “Musuqmaasuq iyo Cadaalad Darro ayaa Haraysay Doorashada”

Cali Maxamed Geedi waxa uu soo Noqday Reysulwasaare Dowladii Cabdullaahi Yuusuf,waxaana uu kamid ahaa raggii ugu horeeyay ee Itoobiya kusoo hogaamiyay Soomaaliya isagoo geeyay Villa Soomaaliya ee Muqdisho iyo Meelo kale oo dhaca Dalka Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi Haatan Waa Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada.

Doorashooyinka Lagu qabtay xarumaha maamul gobaleedyada ayuu Cali Maxamed Geedi sheegay in Musuq maasuq iyo cadaalad daro ay hareysay oo madaxda Dowladda ku tagri faleen hantida umadda.

Doorashooyinkii dhacay Dowladii Shariif kama qeybgalin Cali Maxamed Geedi

Waxaana la weydiiyay sababta uu xiligaasi isku sharaxin oo haatan uu u tartamayo xilka madaxtinimada.

 Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS