Faarax macalin ayaa ka dayrshay doorashada loogu yeero mid dadban, wuxuuna Xasan Sheekh ku sheegay mid doqon ah oo aan wax baran.
Faarax Macalin ayaa hada sheegay in Soomaaliya lasii kala goyn doono.
“Shanta maamul Goboleed mid walba wuxuu xuduud la leeyahay badda, wuxuuna xuduud la sii leeyahay Ethiopia”Faarax Macalin.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.