DHAGEYSO:-Sheekh Aadan Sunne oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Jirta Xabsiyada Hargeysa.

Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa Xabsiga kasii Daayay Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee xaqqa aan qarin.

Sheekh Aadan ayaa markii xabsiga lagasii daayay wuxuu Khudbad qiima badan ka jeediyay Masjid weyn oo kuyaal magaalada Hargeysa wuxuuna ka sheekeeyay dhibaatooyinka maxaabiista ku heysta xabsigii uu ku xirnaa.

Wuxuu ku dheeraaday ka hadalka dhibaatada lagu haayo dadka Jilba xiran kuwaasi oo xuquuqdoodi dhan walba looga tuntay.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS