Wargayska Fianancial Times ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa ka hadlay caqabada oo la kulmi doono Farmaajo.
Caqabadaha ugu waaweyn waa,Musuqmusaaqa dhinaca dhaqaalaha,awood darida dhinaca dowladda,amaan darida,awood yarida ciidanka,Somaaliya ma helin dowlad awood leh oo waxtarta 25sano.
“Somalia ma lahan ciidan qaran, mana ka maarmaan ciidamada shisheeye”
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.