DHAGEYSO:-Ismaaciil Haaruun“Nin habeenkii Godka uu seexanayo Dhinac kaga Saxaroonaya lama oran karo Dhul buu haystaa”

32265618

Afhayeenka golaha dhaqanka Islaamiga ahe e jubooyinka ayaa ka warbixyay dhibaatooyyinka haysta ciidamada kenya ee dalka Soomaaliya duulaanka ku jooga asigoo tilmaamay in ay la kulmaan dagaalo kaga imaanaya xarakada shabaabul mujaahidiin.

wuxuu meesha ka saaray in kenyaatiga sidii ay qorsheynayeen u hirgashay waxaanuu tilmaamay in dhaq dhaqaaqoodu kooban yahay marka laga hadlayo gudaha magaalooyinka iyo deegaanada kale ee ay haystaan.

“nin habeenkii godka uu u hoyanayo dhinacna ka seexanaya dhinacna kaga saxaroonaya lama orankaro dhul buu haystaa” sidaas waxaa yiri nabadoon Ismaaciil haaruun.

Wuxuu dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ugu baaqay in dagaalo jihaad ah oo cadawga lagu soo afjarayo ay qaadaan.

 Wuxuu tilmaamay in shisheeyuhu markaan aad u taag daran yahay laga soo bilaabo Maraykanka sidaas aawgeed ay lagama maarmaan tahay in loo guntado xornimo iyo xididda u siibkiisa.

HOOS KA DHAGEYSO

CODKA WAXAA ISKA LEH:RADIO ALFURQAAN-SOMALIA.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Banaadir Post

Muungaab oo kursiga weyn doona iyo Sanbaloolshe oo sugaya!

32120880

Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya inay suurta gal tahay in xilka laga qaado Gudoomiyaha Xamar   Xasan Maxamed Muungaab.

Siyaasiin la socda xaalada Xamar ayaa sheegay in Xasan Sheekh,Dammul-jadiid  iyo Nikolas Key ay Kursiga Xamar larabaan Sanbaloolshe,kuwaas dhawaan  jagadii loo dhiibay ay ka qaadeen Cabdiweli Sheekh iyo Xulafadiisa gaarka ah,ka dib markii ay iska dhex arkeen ninka aadka ugu dhaw Xasan Sheekh.

Waa caado lagu yaqaan maamulada laga sameeyo Muqdisho oo dhan  inay  fashil iyo ceeb ku dhamaadaan ka dibna diyaarado iska racaan oo ka dhoofaan dhulkii ay dhibaatayeen!.

Halhays Xamar caan ka ah ayaa jira kaas  oo ah “Dammul-jadiid isma dayacdo” ,macnahiisuna yahay jago ama xil isuma waayeen dammul-jadiid,Muungaan kama tirsana miyaa Dammul-jadiid,mise xil kale ayaa loo dhiibi doonaa.

Waxaad ka ogtahay fadlan soo sheeg.

Voice Voice Of Somalia-Banaadir Post

 

 

 

Increase in khat import leaves Somali society in further crisis

31638558

The importing of khat, a leafy drug, to Somalia has soared highly ever since the drug was banned from being imported to the United Kingdom several weeks ago, as reported by khat chewers and dealers.

The khat leaves, which are illegal in many countries, are commonly consumed in Somalia , Djibouti and Yemen. The leaves are imported mainly from Kenya and Ethiopia into Somalia by planes to different parts of the country. “Before the ban imposed by the United Kingdom three to four planes used to land at Mogadishu’s airport carrying khat, they would come from Kenya. However, after the ban the number of planes delivering the drug have reached ten” a khat dealer in Mogadishu said.

The khat leaves reach the country far and wide, as around twenty-two to twenty-five planes arrive daily to deliver and distribute the drug to major cities such as Hargeisa, Kismayo, Bosaso and Baidoa, whereas border towns receive the drug by cars who deliver it from neighboring countries.

The increased influx of khat into the country combined with banning of the drug in Al-Shabaab controlled territories has left dealers at loss whereby they’re forced to significantly lower the price of the leaves which are for sale in government controlled areas. “Khat is banned in Al-Shabaab areas, anyone found carrying the leaves will have his vehicle and the leaves burned. This has led us to lose out on a lot of profit to be made as we are forced to sell the leaves at a lowered down price in the government held areas” said Sa’id Ga’amey, a local khat dealer.

The significant drop in the price of khat in Mogadishu has also had an adverse effect on society and brought with it an increase of health, social and financial problems. According to experts millions of dollars are spent monthly on khat by addicts in Somalia, with the hardest hit addicts being Somali soldiers who spend most of their money on khat. Families and households are also some of the most affected, with the breadwinners in the family often becoming addicted, spending extravagantly on the drug, leaving the family with little to survive on.

“The drop in the price of khat has only increased the problems for the populace, many families are suffering now as many providers of families are addicted and spend their money on khat, instead of their children’s food, upbringing and education” said a Mogadishu based female activist. Our country has become the dump yard of other nations, expired medicine, food and banned drugs are all imported and sold openly. It’s destroying our society, and we urge the Somali government to take measures to prevent the import of such items” she added.

There has lately also been an increasing call by civil organizations, activists and Somali diaspora communities for khat to be banned in Somalia, however these calls have fallen on deaf ears, considering that a large number of khat consumers are Somali government soldiers and officials themselves, with khat dealers and traders being some of the most powerful individuals who profit from their trade.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

VIDEO:- Diyaarad KHAAT usoo Wadday Muqdisho oo Garoonka Diyaaradaha Nairobi ku Burburtay.

Image

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in diyaarad khaad usoo wadday dalka Soomaaliya in Saaka ay ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi.

Diyaaradda ayaa ku dhacday dhismo kuyaal garoonka waxaana markaasi kadib goobta ka kacay dab kaasi oo sababay in ay burburto diyaaradda.

Afar ruux oo kamid ahaa rakaabkii saarnaa diyaaradda ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka tiro kale ay dhaawacyo kasoo gaareen sida ay shaaciyeen warbaahinta dalka Kenya.

Taliyaha ciidamada Booliiska dalka Kenya Benson Kibui oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in diyaaradda oo nooceedu ahaa A Fokke 50 in dab ka kacay gudaheeda uu sababay burburka isagoona xusay in burburka diyaaradda ay ku nafwaayeen ilaa Afar ruux oo kamid ahaa rakaabkii saarnaa Diyaaradda.

Majiro wali wax war ah oo intaasi dhaafsiisan balse waxaa suuragal ah in uu khasaaraha intaasi kasii bato maadaama diyaaraddaani Saaka ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ay dhalisay burbur iyo khasaare baaxad leh.

Image

Voice Of Somalia-Banaadir Post

BUULABARDE:-Ciidanka Ismaaciil Cumar Geele oo dhib weyn ku gaaray Buulabarde

Image

Tobaneeyo askar iyo saraakiil ah ayaa lasoo sheegayaa in ay ku dhinteen qarax weyn oo Hoteelka Camaloow lala eegtay kadibna waxaa xigay toogasho toos ah oo ay geysanayeen ciidamada gudaha ugalay saldhigga AMISOM.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in ay maqleen jug weyn kadibna dagaal fool ka fool ah uu magaalada ka bilaawday,warar hordhac ah waxay sheegayaan in 6 sarkaal oo hoggaaminaysay ciidanka Jabuuti ladilay iyo maleeshiyaad farabadan oo Soomaali ah.

 Dhismaha Hoteelka Camaloow waxaa si buuxda ula wareegay ciidanka xoog kugalka sameeyay ee shabaabul Mujaahidiin.

Deegaanada hoos yimaad degmada Buula Barde ayaa laga maqlayaa jugta qaraxyada iyo rasaas ka socota degmada.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Al Shabaab oo lahadlay wakaaladda wararka Reuters ayaa sheegay in ciidamo mujaahidiinta katirsan oo soo xirtay darees lamid ah midka ciidanka Jabuuti ay gudaha ugaleen Hoteelka Camaloow halkaasina ay khasaaraha ugu geysteen shisheeyaha Jabuuti.

“Ciidamo hubeysan oo mujaahidiinta katirsan ayaa markale gudaha ugalay Hoteelka Camaloow ee Buula Barde halkaasi oo ay howlgal toogash ah ka wadaan”ayuu yiri Sh.Abuu Muscab oo Reuters lahadlay.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soomaaliya kula dagaalamaysa ciidamo ka socda 6 dowladood Afrikaan calooshood u shaqeystayaal ah kuwaasi oo isku dayaya in ay burburiyaan maamullada islaamiga ah ee kajira Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

t_770570004pizapw1403779853

Voice Of Somalia-Banaadir Post

CHANNEL4-Going underground? Khat is now officially illegal

Image

Khat, the stimulant leaf chewed by Yemeni and east African communities, especially Somalis, is now illegal and is classed as a class C drug – but will that stop it being sold illegally in the UK?

http://bcove.me/0tlpezpx

At a warehouse in Southall, west London, which for years has been the centre of UK’s khat trade, businessmen came early than normal so as no to end up empty handed, writes Jamal Osman.

Hours later a lorry carrying the last shipment to arrive in Britain pulled over.

Many of them knew it was in the final hours before khat ban comes into effect. The mood was sombre.

It was all too evident on the face of Mohamud Ahmed’s, the main importer of khat . “We are feeling disappointed,” he told me. “They never considered the major impact on the community.

“Banning it, is not the solution… You are just creating underground and criminal activities which will be affected by our community.”

Losing livelihood overnight

Mohamud is not the only person who will lose his livelihood overnight. There are hundreds of traders who run khat houses across the country.

They will be losing their income too. Thousands of miles away in Kenya, farmers who rely on khat are very worried about the ban. Known locally as “miraa”, khat comes from Meru in Kenya, and thousands of farmers depend on the UK trade.

It’s one of Kenya’s main exports, worth over $100m a year. There is anger and fear at what the British ban will mean. “I will never eat, my child will never go to school when miraa stop,” one of the farmers told me.

For those who consume khat, it isn’t about losing a livelihood.

Instead, they feel their culture and social life have been denied by the British state.

Mohamed Khadar says he started chewing khat 10 years ago to help his university studies.

Since then, it has been part of his life.

‘I enjoy chewing it’

“Unfortunately, it’s not good news,” Mohamed told me as he chewed the green leaf in a cafe in Southall. “Why is the British has something to do with this (khat). I enjoy chewing it. When I chew it makes me happy. It makes me concentrate. It just calms me down.”

While khat farmers, traders and chewers are mourning the loss of the green leaf, anti-khat activists are preparing for a massive celebration.

Campaigners have been lobbying successive British governments to outlaw the product. They argue that it’s harmful product, it causes mental health, social problems like family breakdowns, unemployment and prevents integration.

However, scientists who advise government on dangerous drugs have previously concluded that khat should not be banned. After several years of battle, Home Secretary Theresa May eventually defied experts and went ahead with the decision.

And there was a huge pressure from the US and other European countries who feared Britain was becoming a hub for khat smuggling.

Britain is one of the last remaining countries in the west where the product remained legal.

All that has now changed and khat will no longer be arriving in containers at Heathrow Airport. But Khat dealers will now be looking into other ways to import the product.

It’s going to become an underground business.

http://www.channel4.com/news/khat-is-now-illegal-thats-official

DHAGEYSO Hoteello ay ku Tuntaan Madaxda Dowladda Fedeeraalka iyo Qurba-joogta oo Muqdisho laga furay!.

Image

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxaa sanadadii lasoo dhaafay kusii kordhayay fisqiga iyo fasaadka ay gacmaha ku wataan ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay.

Haddii sanadihii 2009,2010,2011 qeybo badan oo Muqdisho katirsan shareecada islaamka lagu maamulayay ayna ku yaraayeen fawaaxishta iyo dhaqamada gaalada hadda xaaladdu sidaasi ma ahan oo markii maamulkii islaamiga ahaa uu magaalada ka baxay Muqdisho qeybo kamid ah waxaa lamoodaa Addis Ababa ama Kampala waa marka laga hadlayo Hoteellada.

Wariye katirsan Idaacadda Mustaqbal ee Muqdisho laga dhageysto ayaa dhawaan socdaal qarsoodi ah ku tegay mid kamida Hoteellada lagu iibiyo qamriga,Xashiidda iyo hablaha jirkooda ka ganacsada.

Warbixinta ayaa ku bilaabanaysa dhawaqa Nin 40 sana jir ah oo fadhiya qeybta soo dhaweynta Hoteelka wuxuu wariyaha iyo dad kale oo Hoteelka gelayay u sharaxay qaabka Hoteelka xummaanta loogu sameeyo! Isagoo ka dhawaajinaya qiimaha maandooriyaha iyo hablaha fusuqada ah ee goobta ugu xarreysan.

Waa dimuquraaddiyadda Xasan Sheekh,Hay’adaha Turkiga iyo AMISOM ay ladoonayaan shacabka muslimiinta magaalada Muqdisho waxaana hubaa ah in haddii aan ficilladan foosha xun ay xaaladdu faraha kasii bixi doonto Ciqaabta Allana soo degdegi doonto.

Qofkii Hoteelkan iyo kuwa lamid ah gala looma ogola in uu kaligiis dalbado qamri ama cunto waxaa shardi ah in uu gacanta kasoo qabsado mid kamida Hablaha Jirkooda ka ganacsada ee Hoteelka ku sugan dhankaas wuxuu ka shaabahaa Hoteellada Itoobiya oo badankood sidaasi ah!!.

Saxafiga warbixinta diyaariyay wuxuu xaqiijiyay in mas’uuliyiin katirsan dowladda Federaalka oo sheeganaya in ay xil umadeed hayaan lagu dhax arkayay iyagoo qamri iibsanaya islamarkaana gacmaha ka heysto hablaha Jirkooda ka ganacsada!,waa qeyb yar oo kamid ah fasaadka Hoteellada Muqdisho kajira oo warbaahintu ku dhiiratay in ay banaanka soo dhigto.

Qofkii qowl ama ficil arrintan uga dhiidhiya wuxuu noqonayaa Al Shabaab ugu yaraanna waxaa lagu tilmaamayaa Xagjir ku dhegan dhaqamadii Hore!! way yartahay qof ku oranaysa waxaa tahay geesi diinkiisa iyo dadnimadiisa uqiirooday!

Voice Of Somalia-Banaadir Post

 

DHAGEYSO:-Iiraan oo Xoojisay Shiiceynta ay Ka wado Muqdisho!

Image

Hey’ad lagu Magacaabo Khumeyni ayaa Muqdisho kawada ololo balaaran oo ka dhan ah shacabka Muslimiinta ee ku dhaqan Muqdisho.

Hey’ada ayaa ka howlgalaysa xerooyinka barakacayaasha iyadoo iskuulo iyo masaajid ka dhistay Magaallo madaxda Soomaaliya Ee Muqdisho.

Hey’adda Khumeyni ayaa Muqdisho ku qabatay xaflad ay isugu mehrisay dhalinyaro gabdho iyo wiilal isugu jira oo kor udhaafaya 30 ruux.

Ustaad Maxamed Xasan oo kamid ah aqooyahanada Muqdishoo oo si gaar ah ula socda dhaqdhaqaaqa hey’adda khumeyni ay ka wado Muqdisho ayaa Alfurqaan siiyay wareysi ku aadan Manhajka shiicada ee lagu dhex faafinayo Muqdisho.

Dhanka kale Culimada rabaaniyiinta ayaa dhankooda soo saaray qatarta uu xanbaarsanyahay Manhajka shiicada ee lagu dhex fidinayo dadka ku dhaqan Gobalka Banaadir.

Sheekh Mustafa Asalafi ayaa ka hadlay shiicada Iiraan waxa ay yihiin isagoo dardaaran ujeediyay shacabka Muqdisho.

HOOS KA DHGEYSO -Sheekh Mustafa Asalafi.

 

 

 

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Abuu Cabdala”Dagaal Beeleedyada ka Socda Shabeelaha hoose waa Dimuqraadiyadii ay Wadeen AMISOM”

Image

Maamulka islaamiga ah Shabeelaha Hoose ayaa war kasoo saaray dagaal beeleedyo kasocda degmooyin  katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo Wareysi gaar ah siiyay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Dagaallo Culus oo Ciidamo beeleedyo  ku dhexmaraya Magaalooyinka Marko,Janaale iyo Shalaanbood kuwaasi oo saameeyay dadka ku abtirsada Maleeshiyaadka dagaalamay.

Sheekh Maxamed ayaa sheegay dagaalada socda in dadku ay soo xasuusiyeen xiligii hogaamiye kooxeedyada  marka loo eego hab dhaqanka dadka dagaalamaya oo bilaabay in maatida ay laayaan oo gawaarida iyo guryaha kala baxaan.

Wuxuu sheegay in Shisheeyaha Amisom ay hubeynayaan qabiilada dagaalamaya iyadoo waliba Xerooyin ay kuleeyihiin goobaha Maleeshiyaadka ay ku dagaalamayaan.
“Dagaal Beeleedyada Ka Socda Marko,Janaale iyo Shalaanbood Waa Dimuqraadiyadii ay Wadeen Amisom”ayuu raaciyay hadalkiisa Abuu Cabdala.
Waaliga Shabeelaha Hoose Abuu Cabdala ayaa sidoo kale kawareysanay waxbarasho diini oo si xowli kaga socota goobaha Gobalka Mujaahidiintu ay ka joogaan.

HOOS KA DHAGEYSO

ISHA MAQALKA ALFURQAAN.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

 

DHGEYSO:-Wasiirka G/dhigga “Ciidankeenu waxay u badanyihiin Maleeshiyo Beeleed ma heyno Ciidan Qaran”

Image

Wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka ayaa ku dhawaaqday in aysan laheyn ciidan qaran oo metela Soomaaliya balse ay leedahay kumanaan maleeshiyaad ah oo qaab beeleed ku dhisan.

Max’med Sheekh Xaamud oo ah wasiirka G/dhigga DF-ka ayaa xildhibaanada baarlamaanka ka hor sheegay in wasaaraddiisa iyo wasaaradihii ka horeeyay ay awoodi waayeen dhismaha ciidanka qaran!.

Wuxuu sheegay in kumanaan maleeshiyaad beeleed ah oo wata magaca DF-ka ay ka barbar dagaalamaan ciidamada AMISOM isagoo tusaale usoo qaatay Qoryooley,Buula Barde iyo Baydhabo.

“Dowladdu malahan ciidan tayo leh oo ladhihi karo waa ciidan qaran ciidamadeenu waxay u badanyihiin ciidan beeleed waxaana tusaale u ah degmada Shabaab laga qabsado waxaa lageeyaa maleeshiyo beeleed AMISOM wehliya”ayuu yiri Xaamud.

Mar uu ka hadlayay joogitaanka ciidanka AMISOM ayuu sheegay in ciidamadaasi afrikaanta ah ay u taliyaan waxa loogu yeero beesha caalamka.

“Dowladda Soomaaliya wax tala ah masiiso ciidanka AMISOM ee 22 kun kabadan waa ciidan madax banaan oo UN-ka ka amar qaata annaga waxba nagalama tashtaan iyagaa maamula magaalooyinka ay shabaab ka qabsadaan”ayuu yiri wasiirka Gaashaandhigga.

Waa caddeyn kale oo kasoo yeertay mas’uul katirsan DF-ka oo ku saabsan in dalka soomaaliya gumeysi kujiro balse madaxda DF-ka ayaa marka ay warbaahinta ka hadlayaan shacabka Soomaaliyeed u sheegay in ay yihiin dowlad qaran.

HOOS KA DHAGEYSO

https://ia902506.us.archive.org/15/items/www.voiceofsomalia.net_20140521/wasiirka%20g.dhigga.lite.ogg
Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Sheekh Boqolsoon,AUN iyo Qaadka & Sigaarka.

Image

Inkasta oo sharci ahaan cunista qaadka uu khilaaf ka taagan yahay, ayaa hadana waxay culimadu ku fasireen siyaabo kala duwan, qaarkood waxay sheegeen in mararka qaarkood cunista qaadka ay noqoneyso xaaraan, tusaale iyadoo qoyskaagu kharaj ay ka baahan yihiin ku iibsato jaad, tusaale kale ayay culimadu ku sifeeyeen inuu yahay xaaraan marka aad haween ajnabi kaa ah la cunto jaadka adigoo macsi iwm ka raadinaya, balse culimada qaarkood waxay ku tilmaameen inuu yahay karaahi, marba haddii cunista qaadka kaa hor istaagayo raashinka, kuu diidayo hurdada, kaa hor istaagayo shaqo maalmeedkaaga iwm.

Qaadka ugu badan oo Soomaalido cunto waxaa laga keena Kenya oo ah dal aan cadow nahay,dhibaato aan la soo koobin karina ku haysa ummada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya,gaar ahaan Islihi iyo dadka ku nool gudaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Kismaayo oo gacan gashay.

Dhibka qaadka iyo qoyska Somaliyeed”Awaal-tiris” Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)+VIDEO MAQAL AH.
http://newsfromsomalia.wordpress.com/2012/10/17/dhibka-qaadka-iyo-qoyska-somaliyeedawaal-tiris-abwaan-maxamed-ibraahim-warsame-hadraawivideo-maqal-ah/

https://voiceofsomalia.net/

 

21_dec_2011
Voice Of Somalia-Banaadir Post.

DHAGEYSO-Wasiir Goodax “Dowladdu ma madax banaana dalka waxaa Maamula AMISOM,beesha Caalamka ayaa diidan..”

Image

Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka ayaa shaaciyay in ciidankooda iyo saraakiishooda aysan aheyn kuwa madax banaan oo awooda in ay maamulaan deegaanada ay gaaraan.

C.llaahi Barre Goodax oo ka qeybgelayay barnaamijka falanqeynta Jumcaha BBC-da ayaa qiray in wax madaxbanaani ah aysan heysan Dowlada Federaalka min madaxweyne illaa iyo askari dable ah islamarkaana AMISOM ay hubka iyo shidaalka gacanta ku heyso.

“Shacabka soomaaliyeed waxba kama qarninayno annagu uma madaxbanaani howlgalada AMISOM ayaa leh sababtoo ah beesha caalamka ma ogola in ay dowladda siiso dhaqaalo iyo saad ciidan”ayuu yiri Goodax.

https://archive.org/details/wasiir_goodax.lite

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-“Maxaan dhimay”Gabay qiiro kulul iyo Abwaanad Rooda Ibrahim A. Gurey (Af-Janno)

Image

Abwaanadda Soomaaliyeed ee caanka ku ah gabayada ayada oo marar badan tirisay Gabayo ay ku cabirayso dhibaatooyinka baahsan ee umadda Soomaaliyeed ku habsaday gaar ahaan Halganka lagu Xoreynayo Ogaadeenya.

Gabaygan oo sida ka muuqata su’aalo ubadan wuxuu ka turjumaya sida ay umadda Soomaaliyeed u tahay ul & dirkeed waxayan Abwaanadu muujianysaa bisayl & hanka sare ee shacabka Ogaadeenya waxayan ku faanaysaa in ay gobanimo doontahay oo aysan samaynin wax aan caalmku soo marin, Abwaanadu waxay ku dhaadanaysaa in uu allaah ka dhigay Soomaali isla markaasna waxay qeexaysa sida ay xaq ugu leedahay in ay ku noolaato meel kasta oo Soomaali dagan tahay.

Voice OF Somalia-Banaadir Post

GABAY:-Abwaanka Aakaha watee,orodka deyn waayey, Alshabaab inay ehel yihiin yaa ogeysiiya.

Image

Abwaanka aakaha watee orodka deyn waayey

Alshabaab inay ehel yihiin yaa ogeysiiya

aragtida dadweynaha haddaan laga afduubeynin

asagaanba loo yeeranine yaa ogeysiiya

………………………………………………………………………………………………………

Alleylehe ugaasoow haddeey arin xumeeyeene

indheergaradki soomaaliyeed, kala irdhoobeene

isticmaarki qaar baa ladegay,odayadeeniiye

axad iyo qabiil bay noqdeen,kala ergoodaane

anshax li,iyo dagaal bay rabaan nagu afuufaane

Injiil iyo Furqaan iyo kuwii eebbahood beenshay

afkaartoodi bay noowadaan nagu asqeeyaane

ab kagaar inuu yahay arligu ,lagu awood dhowro

aqligooda may geline way ka anfac raaceene

…………………………………………………………………………………………………………….

Afartaa halkii aan larabay soow ma aadsiinin

mala eegtay Aadmigu marbay kala ilduufaane

arin kalena waataan haddeer idin ogeysiine

abkaa megan Ugaasoow hadhoow yaanan ley eedin

……………………………………………………………………………………………………………………

Ololaha fannaaniinta qaar aragti gaaleed leh

dhaqsaa loo ogaadaa haddaad aayar eegtaane

alif laha asluub daran inuu xigo abaanduule

ishiisaad kagarataa markii amar la siiyaahe

abwaannimo waxay iil gashaa ciidda lagu aasi

afar bown ingiriis markay ugu adeegaane

inkir maleh afmiishaar inuu edeb daraadaaye

ansaar iyo jihaadkuu nacaa ka ashtakoodaahe

……………………………………………………………………………………………………………………………..

Aqoon yahan inuu yahay ninkii ku andacoonaayey

imtixaan siyaasiyo markay gaartay ool oolka

ilbaxnimadu say tiri markay labo irdood gaartay

islaam iyo markii laysu dilay ehelka sheydaanka

asalkii markuu nacay hadduu eeyda lacasheeyey

aleesiyo markii uumatada uuska loo buuxshay

ilaaq iyo wuxuu noola yimid waad arkeyseene

NFD kamuu hadal intuu addinka muujaaye

arligay amxaaradu dhacday ways iloowsiine

Ugaandheys tobana inuu Xamar dhexdeed ootay

asagaa ag seexdoo middaas wuu ogsoonaaye

aaggaa jubbana kiinyadii maba ku eedeyne

afkaartii ingiis inay arintu hoos taallo

akhtiyaar abwaanima ahayn soow ma eegeynin

allaan idinku dhaarshaye miyaan qalad ku eedeeyey?

……………………………………………………………………………………………………………………………..

Anigaa alwaax iibsan iri ina adeeroowe

ninkii aan ayaamihii dhowaa uun san moodaaye

alif gabay aaraarta hadal iyo aqlaaq suubban

inankaan ka sugeynayee na aflagaadeeyey

indhuhuu dadbaayaa afkuu ubur kaseyraaye

abwaankan Aakaha watee orodka deyn waayey

alshabaab inay ehel yihiin yaa ogeysiiya

aragtida dadweynaha haddaan laga afduubeynin

asagaanba loo yeeranine yaa ogeysiiya

hadduu arxan gelaayoo ninkani alle ka yaabaayo

inqaas iyo buug muu ugado ardada soomaali

iniinaha Bariiska ah muxuu ummad udeeq siinin

ALLAAN idinku dhaarshee miyaad taasna eegeynin

…………………………………………………………………………………………………………………………….

Isle,eg xisaabtaani waa oday ka sheekeeye

urisadii lasoo faray ayuu nala ag joogaaye

asagaa u iishooy rarteen duul asaagiiye

adinkaa awel hore lahaa waa abwaan qarane

ibshax iyo wuxuu ood lagalay oofa weyntiiye

astaamihii kufaartiyo maxaa Aakuhuu saarshay?

muxuu udug Baraawiyo ku nacay ilihi Ceelbuurba

Aanada walaaliyo maxaa aafaduu leexshay

asagoon abidkiiba arag uu ku afjikaaraayey

ma asagaa iclaamiyey dagaal eex maxaa saaray?

Allaan idinku dhaarshaye miyaan hoosba loo eegin

……………………………………………………………………………………………………………………………….

Inkastoon igaar wacan uqabay ama akhyaar buuxa

inkastoon ilaashanahayoon addin ka dhowreynay

Allaa noo iftiinshay wixii yaallay uurkiise

afgobaadsi buu gaaladii, iin ka leexshaaye

uma aari karayo hadduu daba arooraaye

Inay axad eryoodeen shabaab uu da kuwa sheegta

Oo agab qaniimaa kaharay waabad aragteene

miyuusan aqbalin guusha waa lagu ammaanaaye

…………………………………………………………………………………………………………………………..

Amuuraha ilaahay kabadan Aadan dunidaane

alifaadda heesaha marbay iil xumeeyaane

askartii isbaarada ladhigay lagu ilhaaneystay

arabakhida nimankaan lasiin iyo ijaaraadba

kolkii loo uruuriyey wuxuu ugu akhbaar sheegay

ushii uu baraawiyo ku yiri aada ceelbuurba

waa ka uur xumaadeen wateey wada ilmeeyeene

afar arax utaallaan arkoo oohin suuxeena

idaacadaha waxay baahiyeen aragsan maaheyne

asagaa ilduufaye cidkale may af mariseene.

arad bixiya haddii aan waxkale loo awoodeynin

haba aqli xumaadaano waa uun ilaaheeye

axdi weeye ceelbuur kudhaha aadimeysaane

……………………………………………………………………………

adigana an kuu digo dad waa kala ur qaataaye

aroos iyo intaad aabiyoow dumar uheeseyso

Ood inkaarta ubadkiyo ragga anfac kadooneyso

umal taah jaceyl iyo intaad arami beereyso

inaad aamustaa bay ahayd arag lagaa roone

astaqfireyso abwaanoow intaan iilka lagu geynin

Allahaa usoo noqo imoow meel islaam joogo.

…………………………………………………………………………………………………………………….

Eray kalana soomaali baa eersatoon dhigine

immisaad iftiinshoow dhahdeen asli xabaashiinna

immisaad ictiraaftayoo Aamintood eedday

Immisaa aboor cuni udbaha aqalki loo dhiibay

isma ogeey adduunyada dhan baad ka anfariirtaaye

Allahiin usoo laabta waad kala irdhowdeene.

W/Q, Xagaleey

DHAGEYSO : Sababta uu Turkigu u joojiyay lacagihii uu siin jiray Dowladda Fedraalka.

Image

Xilli Dowladda Turkiga ay joojisay lacag caddaan ah oo bil walba ay siin jirtay Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ayaa waxaa arrintaas ka hadlay qaar ka tirsan Aqoonyahannada ku nool magaalada Muqdisho.

Porf Ibraahiim Heerow ayaa sheegay in saameyn ballaaran oo dhinac kasta ah ay keeni karto joojinta lacagihii taakulada aheyd ee Dowladda Turkiga ay bil walba siin jirtay Dowladda Fedraalka.

Waxa uu tilmaamay Prof Ibraahiim Heerow in sababta ugu weyn ee Turkiga uu lacagtaas u joojiyay ay salka ku heyso kadib markii la ogaaday in la musuq maasuqo lacagtaas islamarkaana aan lagu bixin halkii loogu talo galay.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Nabadoono Falanqeeyay Qorshaha ka danbeeya Shaatiga Amisom ee ay qaadatay Dowladda Itoobiya.

 Image

Nabadoon Warsame oo Muqdisho jooga iyo Nabadoon Cabdikariin Muuse Casir ayaa waxay si wada jir ah usheegay in Itoobiya aysan isbadaleyn shaati kasta hadii loo galiyo islamarkaana ay Soomaaliya utahay Cadow soo Jireen ah.

Nabadoon Warsame ayaa sheegay Shacabka Soomaaliyeed kuwooda damiirka usaaxiibka ah inay diyaar uyihiin sidii ay isaga dhicin lahaayeen Ciidanka Itoobiya.

Ciidamo kabadan Afar kun oo ka socda Dowladda Itoobiya ayaa shaatiga Amisom ku qaatay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

SOMALIA:NOZZE GAY A MOGADISCIO!!!!. DI SHUKRI SAID.

Image

Nel paese degli Al Shabab non tutto è perduto: la settimana scorsa, con una grande festa, sono state celebrate le prime nozze gay a Mogadiscio. Un centinaio di invitati, alcuni venuti anche dall’estero, si sono ritrovati in una villa per festeggiare le nozze fra due uomini legati affettivamente da tempo. Non tutti però hanno gradito. Alcuni vicini sono rimasti sorpresi dall’evento, altri hanno tentato una reazione violenta. E’ intervenuta la polizia che ha difeso la cerimonia allontanando i facinorosi. Tuttavia la stampa ha preferito non dare particolare risalto alla notizia.
Non è la prima volta che Mogadiscio si mostra tollerante verso gli omosessuali. Già sotto Siad Barre, oltre vent’anni fa, tutta l’alta borghesia si serviva dal famoso sarto Ali Gay ed era diffuso tra gli adolescenti il costume di rapporti omosessuali per mantenere, da una parte, il mito della verginità e, dall’altra parte, per superare la scarsa disponibilità femminile ai rapporti prematrimoniali.
Del resto il deputato Dahir Amin Jesow ha chiesto nei mesi scorsi che venga discussa dal Parlamento una legge per regolamentare le unioni omosessuali che devono trovare un loro posto anche nella versione definitiva della Costituzione somala che si discute in questa legislatura.
Sono tutti elementi che dimostrano come la tradizione laica e liberale della Somalia non sia stata affatto sradicata dai movimenti fondamentalisti islamici che hanno percorso e percorrono l’intero paese e che non fanno dormire sonni tranquilli agli omosessuali somali. E non a caso i nomi dei protagonisti delle nozze della scorsa settimana a Mogadiscio è meglio che restino riservati per evitare contro di loro le reazioni dei soliti tifosi dell’eterosessualità che anche l’Occidente ben conosce.

http://primavera-africana.blogautore.repubblica.it/2014/02/06/nozze-gay-a-mogadiscio/

DHAGEYSO-Arin Naxdin Leh oo ka Dhacday Muqdisho!!

DHAGEYSO “Raggu waa is guursan karaan” Daahir Amiin Jeesow Xildhibaan ka tirsan kuwa cusub!!

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

DHAGEYSO:- Aadan Madoobe “Shacabka waxay dhibaato weyn ku qabaan Maleeshiyaadka DF-KA oo dhac iyo boob ku haya Shacabka”.

Image

Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo horey usoo noqday Guddoomiyaha Baarlamanka DF isla markaane ahaa dagaal ooge hore, ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday DF uu hoggaamiyo Xasan Sheekh, isagoone ku sifeeyay dowladda ciidankeeda kuwa kuwa dadka diirta oo aan ka fakan!.

Aadan Madoobe oo saxaafadda kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhibaato weyn ku qabaan Maleeshiyaatka DF, kuwaasi oo hantidooda iyo naftoodaba kaga amaan la’ wuxuuna sheegay in shacabka ku safra wadada isku xirta Muqdisho iyo Marka in dadka ay si weyn ugu isbaareystaan Maleeshiyaatka DF.

“Waa nasiib darro ku habsatay DF, waayo shacabka waxa ay firxad ka yihiin dowladda iyagoo aadaya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab goobaha ay ka taliso, dowladda meelaha ay joogaan ciidankeeda dadka waxa ay ka waayeen ammaan” ayuu yiri Aadan Madoobe.

Aadan Madoobe oo horey usoo ahaa guddoonka baarlamanka DF, hadane Xildhibaan ka ah baarlamanka ayaa si weyn u weeraray Maleeshiyaatka DF iyo madaxdeeda, isagoona tilmaamay in deegaanada Shabaabku joogaan ay shabku ka heleen amni iyo xasilooni.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

MAQAAL:-Way is guursadeen iyo aroos ayaa dhacay yaan la dhihin!!

Image

Maalmahan waxa warbaahinta qaar laga sii daayay dhacdo dadka soomaaliyeed ee muslimka ah qalbi jab iyo marooro dillaac ku ah, arrinkaasi oo wali aan dhulka soomaaliyeed lagu maqal, hase yeeshee wadama gaalada lagu maqlay laguna nacdali jiray.

Arrintan oo ah in Muqdisho labo nin oo soomaali ahi inta ficilkii qowmu luud ay sameeyaan, kaaga darane hadana inta la qurxiyo la yiraahdo aroos iyo guur ayaa dhacay, oo xaflad ayaa la sameeyay, Subxaanallaah, dadnimadii aaway? islaamnimadii aaway? sharafkii aaway?. warbaahinta islaamiga ahna waxaan ugu naseexaynayaa in mar dambe aanay dhihin aroos ayaa dhacay iyo guur ayaa dhacay sababtoo ah waad sharciyaynaysaan.

Walaalayaal waxaan ognahay in diinta islaamku arrinkaasi ay meel adag iska taagtay, waxana lagu xukumay midka lagu sameeyo iyo ka sameeyayba in la dilo, waa wixii lagu halaagay qowmu luud.

Walaalayaal Soomaalidu sidan way dhaami jirtay, damiir iyo dadnimo ayay lahaan jirtay, waxa la sheegaa in nin qabiilka Ciisaha kasoo jeedaa uu maqlay ragbaa rag wax ka dayay, kadib intuu xanaaq is madax maray ayuu billaawihii uu hayay caloosha iska galiyay. Ma dhahayo ha la is dilo, laakiin waxan leeyahay labadaasi nin ee xumaanta iyo faaxishada muujistay waa inaan ballan ku galnaa in aanay noolaalin ee halkii lagu arko lagu dilo.

Haddii aynaan sidaasi yeelin, in sidii qowmu luud la inoo halaago ayaan halis ugu jirnaa, sababtoo ah dambiga haddaad iska qaban waydo adna waa lagugu darayaa. waxaan rajaynayaa inaan arko dad ballan ku gala inay soo dilaan iyo qaar kale oo lacag kor saara la siinayo qofkii soo dila, si gaar ah mujaahidiinta waxaan uga rajaynayaa in raggan qowmu luudka noday madaxyadooda ummadda ay hor keenaan.

Diyaarinta: Abu Fariid.

DHAGEYSO “Raggu waa is guursan karaan” Daahir Amiin Jeesow Xildhibaan ka tirsan kuwa cusub!!

Voice Of Somalia-Banaadir Post