DHAGEYSO:-Sheekh Fu’aad “Dagaalka Gudaha Kenya ayaan Urarnay Soomaaliduna Kenya way ka Aargudanaysaa”

Image

Isagoo boqolaal qof kula hadlayay fagaara kuyaal degmada Baardheere gobolka Gedo oo lagusoo bandhigayay hub iyo gaadiid dhawaan Kenya loogasoo qabsaday dagaal duleedka Mandheera ka dhacay ayuu sheegay in gudaha Kenya ay dagaalka u rareen.

Sheekh Fu’aad Max’med Khalaf oo katirsan Mas’uuliyiinta xarakada Al Shabaab ayaa soomaalida ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan dowladda Kenya isagoo tallaab wanaagsan ku tilmaamay weerarkii dhawaan ka dhacay Mandheera oo muslimiintu gaadiid ugasoo furteen soo duulayaasha Kenya.

HOOS KA DHAGEYSO

Voice Of Somalia-Banaadir Post

QISOOYIN TAXANE AH:-Murugada Qoysaska iyo Askartii kasoo Laabatay Dagaalka Soomaaliya

Image

Dhacdooyinka is daba joogga ah ee soo warineyso warbaahinta Kenya waxa ay daaha ka qaadayaan xaqiiqooyin badan oo ku qotama nolasha ciidamadii Kenyaantiga ahaa ee ka dagaallamay Soomaaliya muddo kadibne ku laabtay dalkooda iyagoo xambaarsan murugo iyo mooral dilaac.

Warbaahinta Kenya ayaa warbixino ay ka qortay dhacdooyinkaasi qaarkood xambaarsan qisooyin xanuun badan waxa ay ku cabireysaa dareenka qoysaskii caruurtooda Al Shabaab ku laayeen Soomaaliya iyo kuwa ka badbaaday rasasta dagaalka laakin la kulmay dhibaatooyin badan markii ay dib ugu laabteen dalka.

Ciidamada dowladda Kenya ee gacanta ka geystay duullaankii lagu soo qaaday Soomaaliya isla markaane dhulal farabadan oo lagu maamulayay shareecada qabsaday iyagoo la dagaallamaya Al Shabaab ayaa markii ay dalkooda u laabteen waxa ay la kulmeen soo dhaweyn qabow!!.

Dadku waxey ugu yeeraan geesi marka uu askariga uga sheekeeyo weeraradii uu ka qeyb galay ee Soomaaliya xilliyadii Bam-baanooyinka iyo Miinooyinka dhulka lagu aaso iyo waliba markii ay diyaaradooha duqeymo geystaan markaasi oo uu u arki jiray in la garaacay Cadowga!.. balse askarigaani ka sheekeynaya dhacdada waa 28 jir nolashiisa daris la noqotay Mugdi Madow markuu Soomaaliya kasoo noqday.

Ballan Qaadyadi Dhicisoobay

Askari noqday ee gaaray dalkiisa weli waxaa heysta murugadii uu kala soo noqday dagaalkii uu ka galay Soomaaliya, waxa uu yahay mid ay ka hor muuqdaan muuqaalladii dagaalka, Meydadkii Saaxiibadiis lagu laayay dagaallada(…) Weli wuxuu maqlaa codadkii kasoo baxayay xilliga ay dhimanayeen askartii dagaalka wehelka kula aheyd, isagoo xasuusta urka dhiigooda ku qul qulayay dhulka Soomaaliya!.

Maalin ay jirto qorax kuleel badan ayaa Dhoobley lagu soo weeraray gawaari uu la socday, si uu meel ugu dhuunto waxa uu ka booday gaarigi!. Si xoog leh ayuu dhulka ugu dhacay, wuxuuna dareemay xanuun aan la qiyaasi karin, dhaawac dhabarka ka gaaray aawadiis, askarigani waxa uu sheegay inuusan laheyn awoodiisi hore ee raganimo!!.

Maanta ma awoodo inuu ordo ama uu si caadi ah ula noolaado xaaskiisa, markuu qori la’aan yahayna wuxuu dareemaa degenaasho la’aan, waayo qoriga ayaa ahaa saaxiibkiisa wehlinayay inta uu Soomaaliya joogay!.

Awood uma laha inuu taasi xamilo, “Markasta aan arko asxaabteyda oo jimicsi iyo jir dhis sameynaya, waxaan dareema murugo iyo niyad jab waayo waxaan ka xumahay wixii ku dhacay nafteyda,waana waxyaabaha aan awoodin inan sameeyo” ayuu u sheegay xili wareysi ay ka qaadeysay Standard.

Waxaa jiray ballan qaadyo in dowladdu taageero caafimaad iyo mid nafsiyadeed ay siineyso ciidamadaas balse waa mid ilaa hadda la sugayo taasi oo u muuqata in ay dhicisowday rajadii ay la haayeen ciidanka.

David ayaa qiso kale oo taasi ka bedalan ka sheekeeyay, waxa uu xusay in Laba jeer uu ka badbaaday dhaawac kasoo gaaray Xabado ay kusoo tuureen Shiishyahano katirsan Mujaahidiinta Al Shabaab balse mid kamid ah dhaawacyadaasi waxa uu ku waayay socodkiisii!.

“Cadawgu (Al Shabaab) waxey rabaan marka ay nala dagaallamayaan in xataa kuwa naga dhinta ee dagaallada ku dilaan in ay qaataan si dadka deegaanka ay u tusaan oo loo arko inay askar dileen, balse inagoo taasi diidan ayaan difaacan jirnay Maydadka Askarteena iyo kuwa naga dhaawacma waxaana xillida qaar dhici jirtay in inagoo difaaceyna ay naga dhamaan jirtay tabarta” ayuu yiri David.

“Cadawgani (Shabaabul Mujaahidiin) waxay ahaayeen kuwo nuuc kale ah, weeraro ayay nagu soo qaadaan kadibna fursad ayay nasiiyaan, waxaadba moodaa inay ugu talagaleen inaan nasano” ayuu sii raaciyay askarigaasi.

Standard waxa ay sheegeysaa in dalka Kenya weli ay ku sugan yihiin ciidamo kusoo waxyeelloobay dagaalladii ay ka galeen Soomaaliya kuwaasi oo xanuuno kala duwan wajahaya waxaana weli jawaab laga helin Melleteriga Kenya oo ku aadan in ay wax u qabanayaan askarta kusoo dhaawacantay dagaallada Soomaaliya iyo kuwa u baahan in ay heleen dareel caafimaad.

Waa Qisooyin taxane ah oo wargeyska ka qoray ciidamo katirsan Kenya oo markii ay ku laabteen dalkooda dowladda Kenya wax u qaban weysay iyagoo dhaawacyo qabane ay hadda ku dac dareysan yihiin gudaha dalka Kenya(…) Waxaan soo gudbin doonaa Qisooyin kale oo laga qoray nolasha askartaasi kunool Kenya ee ku aafooway dagaallada ay kaga jiraan ciidanka Kenya dalka Soomaaliya.

SOMNEWS.NET: Isha Wararka Sugan

SOMALIA & KENYA:-George Ayugi “Dowladda Kenya Waa in Ciidankeeda ay kala Baxdo Soomaaliya si loo Joojiyo Dhiigga Muwaadiniinta”.

30807895 (1)

Ururo hor leh ayaa codkooda ku biiriyay baaq ku aadan in Kenya ciidankeeda kalasoo baxdo Soomaali si loo baajiyo dhiigga faraha badan ee ku daadanaya gudaha wadankaasi.

Xisbiga Jambuuriga Kenya ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan URP ayaa ka codsaday madaxweyne Uhuro Kenyatta in uu u dhega nuglaado baaqyada  kasoo yeeraya hoggaamiyaasha bulshada Kenya ee ah in lasoo gaba gabeeyo duullaanka Kenya ee Soomaaliya.

George Ayugi oo ah xoghayaha Xisbiga Jamhuuriga ayaa sheegay in ammaanka wadanka aan la sugi Karin illaa kumanaanka ciidanka Kenya lagasoo celinayo gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose ee Soomaaliya.

“Dowladda Kenya waa in ay u dhega nuglaataa codsiga bulshada oo ay ciidanka kasoo saarto soomaaliya sababtoo ah alshabaab marmarsiyo dheeri ah ay uhelayaan weerarada ka dhanka ah shacabka Kenya”ayuu yiri George Ayugi.

Weerarada ay fuliyaan xoogaga hubeysan ayaa bilihii lasoo dhaafay kusii xoogeysanayay magaalooyinka waaweyn ee Kenya,siyaasiyiinta xisbiga ODM ayaa maalmo ka hor ugu baaqay madaxda dowladda in ciidanka Kenya Soomaaliya lagasoo saaro.

30784050

30775752

 

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DAAWO:Video Muujinaya Amisom oo Abaabuleysa Dagaal Beeleed Markale ka Dhex Qarxa Beelaha dega Shabeelada Hoose.

Image

Video-gan oo la daawankaro Muddo laba Daqiiqo ah  waxaa ka soo muuqanaya Saraakiil ka tirsan Katirsan ciidamada shisheeye gaar ahaan Ciidamada Uganda oo tawabaraya tobaneeyo Maleeshiyaad Deegaanka ah kuwaasi oo sheegaya in loo tawabarayo sidii ay u difaaci lahaayeen deegaankooda.

Maleeshiyaadkan oo aan wadan wax dares ama hub ah waxey  Ciidamada  Afrikaantu”AMISOM” sheegeen in loo tawabarayo Qabaa’ilkooda Waxaana la rumeysan yahay iney soo uruuriyeen dagaal oogeyaal ujeedooyin gaar ah huwan..

Halka tabarka lagu siiyey Maleeshiyaadkan inkastoo aanan si rasmi ah Video-ga loogu sheegin hadana waxaa Muuqaalka laga dareemi karaa in halka tabarkaas uu ka dhacayo ay tahay Xeebta Magaalada Marka…..!

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Yugandha  oo ka hadlaya Filmka waxa uu qirayaa in Maleeshiyaadkan ay yihiin maleeshiyo beeleed islamarkaana gebi ahaanba aysan wax xiriir ah la lahayn Dowladda Soomaaliya.

HOOS KA FIIRSO VIDEO-GA.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Qeybtii Labaad “Nabarada Dagaalka”Warbixinada Taxanaha ah ee ay Diyaariyeen Standard iyo KTN Oo looga Hadlaya Murugada Kenya ay Ka Dhaxashay Duulaanka Soomaaliya.

Image

Warbixinada Taxanaha ah ee ay Diyaariyeen Standard iyo KTN oo loogu magac daray “Nabarada Dagaalka” waxaa lagu soo bandhigayaa Qisooyin xanuun badan oo ku saabsan Qoysaskii ay ka tageen Askarta dowladda Kenya kaga  geeriyootay Dagaalka Soomaaliya iyo kuwa Iyagoo dhaawacyo ah weli raadinaya magdhow-ga dhiigooda.

Qeybta Labaad ee Warbixinada Taxanaha ah waxey Wargeyska The Standard iyo Tv-ga KTN oo ka mid ah Warbaahinada ugu caansan dalka Kenya kusoo gudbinayaan hooyo Nasaara Kenyaati ah oo daawatay meydka wiilkeeda oo lagu jiid jiidayo wadooyinka magaalada Kismaayo, kaasi oo kamid ahaa tiro askar Kenyaati oo lagu dilay dagaal 01-09-2012 ka dhacay degmada Afmadow ee gobalka Jubbada hoose.

https://www.youtube.com/watch?v=_Wt86z3POgQ

Voice Of Somalia-Banaadir Post

IMAGINE: Somalia Under IGAD Trusteeship in 2016

Image
By Mohamed Osman Omar
Saturday, January 18, 2014

MOGADISHU – “Halane Camp: No Go Zone”

Midnight, 16 Sept. 2016 – The story you read is partially fact and partially fiction about what would happen at the end of the tenure of the present Federal Administration and the term of office of the President of the Federal Republic of Somalia and if the promised election fails to take place in September 2016.

One can say it is difficult to imagine that.

But take one thing for granted. The covert plan by the African Union, supported by the United Nations and the International Community is ready for implementation. The signs are that the African Union, supported by the International Community will not remain idle and let Somalia fall in a vacuum in case the present Federal Government fails to organise free and fair elections in 2016: A perfect pretext to execute a well planned takeover.

Back for four more years of “Transitional” government, will not happen  as that has been replaced by “a Permanent” government whose mandate is to end by 2016, the date that the tenure of the Federal Government will also end.

Well, so far there is no speculation of what is going to happen in case of vacuum of authority. However, by the way the AU is speeding up boosting of its military and civilian presence in Somalia gives the impression that such a large number of military personnel and equipment are intended to be deployed by the Organisation in Plans yet to be revealed rather than in protecting the government from opposition attacks.

The African Union and the neighbours of Somalia, especially those with which Somalia has territorial disputes, will have a lot to celebrate for the success of their campaign to combat against the Somali quest to regain its missing territories in the Horn of Africa.

The Somalis are now more likely not to talk about the “unity and territorial integrity” of their country. They are now more inward looking and tribal affiliation has become more important than unity among the Somalis.

Somalis do not realise that they are losing everything including independence and sovereignty. Following are the factors that caused the Somalis to lose their sense of patriotism: “Tribalism and Greed”

At the H.Q. of African Union
In Addis Ababa in 2016

 

This is just a hypothetical question. Suppose Somalia fails to fulfil the promise that it would organise general elections in 2016. At the Headquarters of the African Union in Addis Ababa, Ethiopia, the African Union has put in place a special contingency plan for the future of Somalia. The plan is not yet for the public consumption. Only few actors, such as the International Community who are the main supporters of the African Union mission in Somalia, and the United Nations are present. There are very few Somalis around who, unfortunately, are not even consulted about the fate of their land and people.

The plan is that Somalia should be made toothless sharks, politically, economically and militarily so that the Indian Ocean will be a Sea, an international maritime route for all, and the Horn of Africa (Somalia) to be brought under the IGAD Trusteeship.

There is also a theory held by certain countries that Somalis cannot govern themselves and therefore better to divide the country into two parts and give one part to Ethiopia and one part to Kenya.

High level representatives from International Community approved the African Union plan. The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) is imposing its authority throughout Somalia. The Somali politicians seem to be oblivious of the rumours of the probable take-over. As long as they are going to stay members even in the “The Territorial Council” and the “Internal” Government, and salaries will be paid, no one cares about the rest of the situation?

During the 10 years UN Trusteeship under Italian Administering Authority in Somalia 1950-1960 financial burden was on the shoulder of Italy. It paid the salaries of the members of the “Territorial Council” (Consiglio Territoriale), the Civil Servants and the Teachers as well as the salaries of the Military and Police.

In today’s Parliament, over 50% of the MPs have dual citizenship and most of them receive money from their children or relatives who are abroad, in addition to what the IGAD Trusteeship Authorities will pay them monthly as attendance allowance (Gettoni di Presenza).

The IGAD Trusteeship Authority also controls Somalia’s foreign relations with other countries. Recently, it was rumoured that it vetoed a Turkish offer to provide military assistance to Somalia unless such assistance is channelled through AU.

Take-Over of Somalia

By IGAD Trusteeship Authority

The ceremony starts with a minute of silence to mourn the sad situation in which the Somalis find themselves, and the worst is that no one can assure what the future holds for them.   In the centre of the venue for the celebration  two flag poles are erected for the flags of the Somali Federal Republic and that of the African Union.  At 00.00hrs (midnight) Mogadishu time a soldier calls for the attention of the officials. On the right hand side only the Somali flag is hoisted.

The Chairman of the African Union holds the string of the Somali flag and while the national anthem of Somalia is played the African Union Music Band, Chairman lowers the Somali flag. Next The African Union Chairman hoists the African Union flag with the African Union anthem played by the band of the African Union.

Somalia’s membership of the United Nations has been suspended till further notice. But the Office of the Permanent Representative of Somalia will be allowed to operate as Information Office, at the Headquarters of the United Nations, New York.

The Somali leaders were not told in advance about the plan of the African Union. But, of course, all others knew what was going on and all other steps taken in secret.

To each of the so-called States a number of military and police men were sent to look after the security in case of unexpected riots. Although, at that moment, there was no unusual movement, rumour or murmur in town, some people already went to bed and few still stuck on the TVs or the local radios to kill the time.

The venue of the ceremony is the Halane Camp, known as the “No Go Zone” and it has a conference hall which can accommodate over 300 people. It is air-conditioned and made of bullet/bomb proof material. It also has 30 medium-size 7 Star hotel rooms and a few villas.

As for the Somalis, they are taken back to the 1950s when the UN Trusteeship took over, under Italy, as the Administering Authority. Imagine, after over 50 years of independence again repeating the same experience as a colonial territory.

Suddenly the whole tent is silent as if no one is there. More lights are switched on and a line of people some dressed in the African robe and others in Western dress. They are seated by a Protocol Officer of the African Union. The Chief of the African Union is seated in the centre of the table facing the dignitaries who are invited for the function. The Somali leader is seated on the right hand side of the Chairperson. Others are seated with the invitees.

This is what the Chairperson of the African Union, speaking on behalf of the AU and the International Community said on the occasion of placing Somali Republic under IGAD Trusteeship Authority in 2016.

As the function is not broadcast live on TVs or Radios, the speech will not be heard by the Somali people before the morning news of Radio Mogadishu at 06:30.

Your Excellency, Mr. President,

Dear Brothers and Sisters of Somalia,

Representative of the Secretary General of the United Nations,

Commandant of the AMISOM forces in Somalia,

Distinguished Guests,

Ladies and Gentlemen.

I wished the atmosphere would have been different from what we are delivering to you, Somalis, tonight. For the last 25 years and more, since the collapse of the Military Administration in Somalia in 1991, there has not been a single Summit of our organisation that the Heads of State and Government missed adopting a resolution on Somalia calling upon you to reconcile and to bring Peace and Stability in your country.

Somali Brothers and Sisters,

It is unfortunate that the leaders in your country, (Sorry Mr. President and other Somali leadership), underestimated the gravity of the consequence of the lack of peace in Somalia. It is a very peculiar night, peculiar because we see that a country which has been a full member of the United Nations crashes out of the Club of the family nations.

I am referring to what was known as the Republic of Somalia born from the union of the former British Somaliland and former Italian Somalia in 1960 whose, membership of the United Nations has unfortunately been suspended with effect from today September 16, 2016.  And in consequence the African Union decided to place the territory under the Trusteeship of IGAD.

Excellencies, Ladies and Gentlemen,

As you are aware of, Somali Republic has been without a central Government since the collapse of the Government in 1991 and the various factions who were opposing the government failed to bring peace and reconciliation.  Civil war claimed hundreds of thousands of lives including children, women and elders as well as the destruction of private and public properties and displacement of hundreds of thousands of people.

On behalf of the African Union and on my own behalf, I extend my deepest sorrow and condolences to the families and relatives who have lost their loved ones in the two decades of civil war in Somalia.

Somali Brothers and Sisters,

What is happening tonight in your country is not an invasion or occupation by the African Union or by any member of the AU. It is not an occupation by the United Nations or any other member of the International Community. We are here tonight to tell you that for over two decades the International Community was on your side with moral and material support, both inside Somalia and outside as well as in the neighbouring countries where there is a large population of Somali refugees. We wished that together with your leaders peace will be achieved throughout the country.

It did not happen so, simply because your leaders have let down both you and the international community. They failed to establish a government that took national interest at heart.

Four years ago, the United Nations, the African Union and the International Community, have witnessed the election on 12thSeptember 2012, of a new President who is not “Transitional” and who promised that the world will see a different Somalia than what it has been since 1991.

For the last two decades of civil war in Somalia, we came to help you to rebuild your country’s institutions, to complete the Draft Constitution and prepare for democratic elections to be held in September 2016. We, the African Union and the International Community met obstacle after obstacle. So far the outcome happens to be zero.

To come to this stage, the international community spent millions of their Tax Payers money. They supported the African Union Forces, AMISOM in Somalia to   protect the government institutions and members of the Federal Government.

Dear People of Somalia,

African Union sacrificed lives in defence of your country, the government and the people of Somalia.   Since the collapse of the regime in 1991, the Organisation of African Unity, and later on, the African Union with the full participation of the International Community and the United Nations have spent time and money for the recovery of Somalia. But unfortunately, you have not done  enough to help us bring your country back to the family of nations.

After having failed to hold the promised election in 2016, the International Community lost its faith in the Somali Federal Government, and the money which it used to send to the Federal Government of Somalia will, from now on be delivered to the Administering Authority – Somalia’s Trusteeship Authority, IGAD.

Excellencies, Ladies and Gentlemen,

It is 25 years and Somalia still lacks a central government and that situation has ruined the country and made the  Indian Ocean, unsafe which is an important and vital sea linking Africa and  world. After more than two decades of no central government, the Somali people were finally hoping to vote for the first time in 2016, for a government which was not “Transitional”. But this has failed to happen.

Today, Somalia has no government of its own and makes it difficult for the United Nations to recognise a government which is not democratically elected by the people in free and fair elections and mandated by a legitimate government as its own representative to the World Body. The International Community made it clear that if the Somali leaders are unable to lead their nation, then they should give up to an alternative way of governance. This is what is happening today here in your capital, Mogadishu. Till the Somali people show that they can govern their territory themselves, the IGAD will be the Administering Authority of the African Union, with effect from today 16 September, 2016.

The African Union, (AU) has adopted a Special Resolution to place Somalia under the African Union trusteeship system. This system will be applied also in the future to any country in Africa which fails as a state due to civil war or coup d’etat,unless situation is normalised within two years through free and fair elections.   IGAD is going to be the Administering Authority in Somalia and AU Trusteeship Council will include IGAD member countries on annual rotation for each member state. Other members in the council will include the stake holders but with no right to chair or vote.

In fact, for the UN, Somalia cannot be placed even under its trusteeship system. According to Article 78 of the UN Charter: “The trusteeship system shall not apply to territories which have become Members of the United Nations, relationship among which shall be based on respect for the principle of sovereign equality.”

The present Permanent Mission of Somalia at the United Nations will be allowed to operate as the “Observer Mission of Somalia” at the United Nations, New York.

Distinguished Guests,

Our last hope was that the present government has promised to eradicate corruption and mal-practice, but it too has been allegedly accused of ranking the “Number One” corrupt country in the world. Anything less than that, would have been an encouragement to the International Community and to the people of Somalia.

Excellencies and distinguished guests

As from today, nearly fifty thousand of AMISOM forces are deployed in various parts of Somalia to protect the Somali Nation from attacks and for the internal security of the country.

There will be a sufficient number of people who are medical doctors, teachers and other professionals that will be contributed from different African countries as well as from the other continents to work, side by side, with the Somali counterparts, in the civil departments.

Finally, as the Chairperson of the African Union and on behalf of the AU, I wish all the best to the Somali people.  I also ask the people of Somalia to welcome African Union and support it in the fulfilment of this difficult task to bring peace and stability in Somalia.

In conclusion, I wish express my gratitude to all the guests here tonight to witness the special event.

Long live Africa

Long live Somalia.

That was the end of the speech of the High Commissioner of African Union addressing a small but selected gathering of VIPs from African Union, the international community and the United Nations in Mogadishu’s “No Go Zone” on the occasion of placing Somalia under the AU Trusteeship System.

The President, the Speaker and the Prime Minister as well as the Chief Justice of Somalia were invited to the function but not told what was going on behind the scene.

The game has become one sided. The African Union has the upper hand and holds every strategic point and the Somalis being on the receiving end, has no voice in the chapter. They were treated so unceremoniously that they were just asked to put their signatures under their names on the AU document. Then each one was given a written statement to be read in public saying “they have voluntarily placed Somalia under the system of the African Union Trusteeship.”

The three top leaders and the Chief Justice of Somalia who were the only Somali leaders present at the ceremony were handed over a ready document which placed Somalia under African Union Trusteeship with effect from 16 September 2016 for an unspecified period of time. The atmosphere was tense and all the three lost their voices and the Chief Justice also could hardly believe what their ears heard without prior notice.

Anyhow, in the night’s agenda there was no time allotted for anyone of them to speak at the function. They look at each other, probably angry but not able to do anything. They signalled to each other like “let’s go from here.”

They cannot move from their chairs because the AU Police have already started their surveillance over the movement of the Somali leaders. At 03.00 the ceremony ended and almost all the guests have gone. Those to Nairobi, Kenya, have taken their own special planes and some went on board aircraft carriers which were waiting in the Indian Ocean close to the venue of the function.

The three Somali leaders and the Chief Justice were kept behind and accommodated in the villas of the camp for security reasons.

The people of Mogadishu were getting up for the morning prayers. Those who stay near the strategic areas of Mogadishu already in the street could not believe their eyes when they spotted soldiers in heavy armed cars. Their minds jumped back to the events of 21st October 1969 when the Armed Forces of Somalia took to the streets and toppled the civilian government in a military coup d’etat.

As they forgot how the uniform of the Somali Armed Forced looked,  the darkness of the morning and half asleep, coupled with nostalgia they developed for Somali Military during the two decades of the civil war, the inhabitants of Mogadishu, even those who used not to go to the mosque for morning prayers came out of their homes to join the crowd waving green leaves to welcome  the soldiers they saw in the streets just the same way as they did for what was then dubbed as the “Bloodless Revolution” on 21st October 1969.

But when morning news at 06:30 a.m., of Radio Mogadishu announced that the African Union had taken over power from the Somali Federal Government and the three top leaders and the Chief Justice are under African Union security protection, it has become clear that the Somali people lost its independence, sovereignty and territorial integrity.

This is my own imagination, but I believe, within the next two years if drastic change in our situation is not made, what we are taking for granted could be just a dream. For that we are going to pay high price.

But I hope I am wrong.


Ambassador Mohamed Osman Omar
Mohd.osman75@gmail.com
Website: www.ambassadorosman.com

 

DHAGEYSO:-Hooyooyin la Barooranaya Xanuunka Gumeysiga Itoobiya.

Image

Halkan waxaan idinku soo gudbineynaa war bixin dhageysi ah oo aan ka sameynay gumeysiga Xabashida Itoobiya ku hayso dhulka Soomaaliyeed ee ay xoogga ku heysato.

Si gaar ah waxay warbixintu uga warameysaa gumeysiga ay Amxaaradu ku hayaan hooyooyinka iyo caruurta, waxaa warbixinta ka dhex muuqanaya hooyooyin muslimaad Soomaaliyeed ah oo la barooranaya dhibka ay Xabashidu dhaxal gayaysiisay.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

BEENI RAAD MA LEH!!Dowladda Kenya oo ku fashilantay Warar been abuur ah oo Warbaahinta ay ka sheegtay.

Image

Dowladda Kenya ayaa Warbaahinta ka sheegtay inay xoog kusoo furatay laba nin oo u dhashay dalkeeda, kuwaas oo in muddo ah lagu heysto gudaha dalka Soomaaliya.

Inkastoo Dowladda Kenya aysan faah faahin ka bixin qaabka ay labada nin usoo furatay ayaa haddana waxay ku adkeysatay in howlgal gaar ah oo Ciidankeeda fuliyeen ay raggaas kusoo furteen.

Laakiin Xaqiiqda dhabta ah waxay tahay in labadan nin oo in muddo ah gacanta ugu jiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay qaateen Diinta islaamka, kadibna  lasii daayay, waxaana inta aan lasii deyn ka hor la kala dooran siiyay inay Soomaaliya kusii sugnaadaan iyo inay dalkooda ku laabtaan, waxeyna sheegee inay jecelyihiin inay dalkooda ku laabtaan.

Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa raggan Kenyaatiga ah ee muslimay waxay geeyeen xad beeneedka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo ay uga soo gaareen, hase yeeshee waxyar kadib markii lasii daayay waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka Meliteriga Kenya, kuwaas oo Warbaahinta geliyay dacaayad been abuur ah oo ay ku sheegeen in labada nin ay xoog kusoo furteen.

Dowladda Kenya ma ahan markii ugu horreysay oo ay ku fashilanto Dayaacado noocaan oo kale ah oo Warbaahinta ay marsiiso, waxaana in badan soo noq noqday wararka noocaan oo kale ah oo ay sameyso, waxaana ugu dambeeyay wararkii dacaayadda ahaa ee ay ku sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqyen ku dileen Sheekh Cali dheere.

Hoos Ka Daawo Munaasabadii ay ku islaameen Maxaabiista Kenyaatiga ah lagunasii daayay 

Voice Of Somalia-Banaadir Post

KDF claims to rescue two already freed Kenyans in yet another PR crisis

Image

Reports by several news & media outlets have been circulating on the Internet regarding the claimed rescuing of the Kenyan nationals by the KDF inside Somalia.

The reports were based on claims by the KDF itself who on their official twitter account mentioned “Yesterday 10th April 2014, KDF troops within AMISOM successfully rescued two aid workers kidnapped by alshabaab in 2011.”

The two said man have been identified as James Kiarie Gichuhi and Daniel Njugund and according to the KDF are now hospitalized at a hospital in Dhobley.

However, the authenticity of the claim was quickly questioned by many as the names seemed strikingly familiar to many. According to many reliable sources the two men were in fact freed by Al-Shabaab around two months ago after they announced their conversion to Islam, consequently being awarded their freedom by the militants. Pictures and videos confirming their conversion were widely circulated on the Internet by various sites, including Harar24.

The KDF further claimed that the 52-years old James Kiarie was working for CARE International, while 28-years old Daniel  Njugund was apparently working for MSF, a claim quickly denied MSF’s spokesman who said Mr. Njugund was not one of their employees.

It’s not unusual for the KDF to make incorrect claims regarding their military operation in Somalia, which usually are quickly dispelled and then dismissed as “lies” or “propaganda” by the people.

http://harar24.com/?p=12769

DAAWO SAWIRO:-EASTLIGHT SLOW GENOCIDE 2014

DAAWO SAWIRO:-EASTLIGHT SLOW GENOCIDE 2014

30566217305662163056621230566201 (1)30566201305661793056614630566145

 

30566326305663293056633130566332https://www.youtube.com/watch?v=0StRwKhcE54

Voice Of Somalia-Banaadir Post

MAQAAL:-Toban Madaxweyne & Tol La’aanta Islii. Qore Eng Kaasim Abdisalam Yusuf

Image

Su’aalahan waxan soo socda waxaa ay ka guuxayaan maanka umadda Masaakiinta ah ee Nairobi ku dhibaataysan :- “Intee madaxweyne ayaan leenahay ? Intee madaxweyne ayaa islii-nairobi looga dabaal-dagay maalintii la doortay ? Imisa maamul goboleed ayaa Nairobi lagu dhisay? Imisa madaxweyne ayaaan garabsiinay maalintuu Garab u baahnaa ? Imisa ayaase na garab-taagan maantoo aan dhibaataysannahay ?.”

 Wadanka soomaaliya kadib burburkii iyo Dumidii dowladii dhexe ee Somalia muddo laga joogo 23 sano, Waxaaa umadda soomaaliyeed ay lasoo rafaadeen lana soo dhibtoodeen aafooyinkii ka dhashay dagaaladii ka dhacay dalka , Dagaaladaasi waxa ay nagu khasbeen badankeenu in aynu Gabaad iyo hoy u raadsano hadba meeshii ay naftu badayso hoy iyo nabad in ay ku helayso..

 Kumanaan naga mid ah waxa ay u qaxeen Wadamada deriska ah , halka Qaar kale ay Badda jiireen , oo ay yemen iyo Carabaha ku tageen Qaxooti iyo magan-galyo. .

 Nasiib wanaag , inta badan wadamada dariska ah ee Kenya iyo Ethiopia waa ay soo dhaweeyeen qaxootigii soomaaliyeed, Balse Nasiib xumo gadaal ayay dacar Nooga qaseen dadkaan ku daganay , Kenya Waatan bilowday in ay xasuuqdo dadkii naftooda iyo maalkooda ula soo Gabbaadsaday dhulkooda.

 In ku dhaww kumanaan waa la xiray , intaaas kabadana waxa ay go’doon ku noqdeen Guryahooda , iyaga oo noqday adoomo aaan kasoo bixi Karin Hoygooda,kuwaasi oo sugaya Shabaqluhu xiliga uu u iman lahaa..

 Hadaba suaaal ayaa iswaydiin mudan Taasi oo ah Madaxdii soomaaliyeed oo ugu horeeyo Madaxweyne Hassan sheikh ee dadkaas masaakiinta ahi ay ku xisaabtamayaan aawaye ? Halkee ayay jiraan ? Mediaha iyo idaacadaha may ka hadlaan ?.Dadkan la xasuuqayo ee la barakicinayo ma soomaali oo idil baa mise hal gobol ayay kasoo jeedaan ?

 Waa suaalo u baahan jawaabo La aqbali karo ,oo qof walba oo caqli leh oo maskaxdiisu furantahay u baahanayahy in looga jwaabo , Balse suaasha aan jawaabteeda idin siin karo karo ayaa ah in dadka soomaaliyeed ee lagu dhibayo Kenya ay yihiiin soomaali wayn ama soomaali oo idil iyaga oo isugujira koonfur, waqooyi,galbeed, iyo bari.

 Sida aynu wada ogsoonahay dhamaan Gobolada aan soo sheegay mid waliba waxa uu leeyahay madaxweyne, gole wasiiro , gole amar-dajin iyo sidoo kale ciidan u gaar ah . Gobol waliba waxa uu xifaaltan kula jiraa gobolka kale , isaga oo ka dhiidhiya oo ka xumaada in dad gobolkiisa kasoo jeeda lagu waxyeeleeyo gobol kale ama maamul-goboleed kale, Lacala xataa waxaa dhacda in xataa dagaal ku dhexmaro laba maamul goboleed booqasho magaalo iyo wax lamid ah , iska dhaaf in wax laga dilee…

 Hadaba Madaxdeenan iyo masuuliyiinteena Geesiyaasha ahi , ma waxa ay u Miciyo iyo geesaha wayniyihiin walaalahooda oo iyaga uun baa is yaqaan ,

 Maamul goboleed walba iyo madaxweyne walba miyuunan masuul ka ahayn inta kasoo abtirsata Gobolka uu xukumo .. Maxay tahay sababta ay uga hadli la’yihiin shacabkiisa lagu xasuuqayo Kenya, sida uu uga hadli lahaa hadii wiil yar ah looga dilo gobol somaliya kamid ah ..

 Hadaba jawaabtu ma noqon kartaa (In ay isqashaan mooyee, Qayrkood uma Muuqdo) oo ah in ay iyagu isu xiniinya wayn yihiin ma ahane , Gaalka iyo Afrikaanka dadkooda xasuuqaya Xiniinyo ay isaga dhiciyaan dhaafe , ay kaga hadlaan kuma yaalo..

 Waxaa lajoogaa waqtigii ay soomaalidu fahmi lahayd Dantooda iskuna Garab-san lahaayeen dhisida dalkooda iyo difaacida dhiiga dadkooda ee lagu qubayo Wadamada kale..

 Waxaa la joogaa waqtgii dadwaynaha soomaaliyeed ee jooga dalka dibadiisa ay ogaan lahaayeen in aysan jirin cid khaas ah oo wax ku qaban karta kala googo’ iyo gobolaysi,

 Waxaa la joogaa waqtigii ay iswaydiin lahaayeen dadka Qaxootiga ku ah dalka dibadiisa , maxay madaxdeenu noogu fadhidaa, ma waxa ay maamulaan inta yarta ah ee joogta dalka, miyaynaan ku jirin dadka doortay madaxda soomaalida..

 Waxaa ceeb iyo argagax ah in aan leenahay manta in kabadan 10 madaxweyne balse uusan ku jirin hal madaxweyne oo u jawaabi kara ama la ficiltami kari Wasiir kenyati ah .

 Waxaa lajoogaa waqtigii aan ogaan lahayn micnaha ay leedahay midnimada iyo walaaltinimadu, iyo Maqaam xumada ay leedahay kala tagga iyo Gobolaysigu..

 Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu umadda soomaaliyeed Meel walba oo ay joogaan uu ku amaaansado oo Ruux walba oo Dhibaato la damcsan umada soomaaliyeed uu sharkiisa isagu ku gubto .Aaamiin ..

 W/Q .Eng Kaasim Abdisalam Yusuf

DHAGEYSO:-Falanqeyn Ku Aadan sababta Xasan Sheekh uu kaga Duulay Nairobi isagoo aanan Booqan Soomaalida Lagu Xiray Kenya.

Image

Cabdullaahi Cali Xagalay oo ah Aqooyahan ku sugan Dalka Norwey Mudana ku noolaa Wadanka Kenya ayaa ka sheekeeyay hab dhaqanka Dowladda Kenya iyo dadkooda.

Wuxuu sheegay in Soomaalida Kenyaanku ay kula dhaqmaan Falal wuxuushnimo ah oo an laga sheekeyn karin.

wuxuu ayaan daro ku tilmaamay in Xasan Sheekh oo Ku sugan Wadanka Kenya in Soomaalida lagu ihaaneysto oo marnaba uusan soo hadal qadin dhibaatada Kenya ku heyso umadda Soomaaliyeed.

Abul Xafsa Harari oo isna ka qeybgalay Falanqeynta Looga Hadlay xaalada Soomaalida ku heysata Kenya ayaa sheegay in Xasan Sheekh in Horay uusan unixin dhibaatada heysata dadka Muqdisho haatana looga fadhin inuu udamqado Soomaalida Kenya ku ildaran.

Cabdullahi Cali Xagaley ayaa soo hadal qaaday wadaadadii Soomaalida Kenya ku booriyay in dhiig loo shubo Kenyaatigii ku waxyeeloobay weerarkii Westagate in xiligaan aysan marnaba soo hadal qaadin tacadiyada lagu hayo Dadka Soomaaliya ee la isugu geeyay garoonka Nairobi ku yaala.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

Tourism in Kenya’s Mombasa hit by unrest

Image

A total of 129 suspects, arrested following clashes between police and Muslim youth in a mosque on Kenya’s coast, will appear in court on Friday.

Years of unrest has cast a hefty toll on Kenya’s tourism industry since 2007, as frequent grenades and clashes scared away tourists, leaving beaches almost deserted even during the high season.

Catherine Soi reports from Mombasa on how the growing unrest is affecting the country’s tourism.

Source:
Al Jazeera

SOMALIA:-KENYAN TROOPS TO LEAVE THE SOMALI TOWN OF KISMAYO

Image

NAIROBI, Kenya (AP) — Most Kenyan troops will soon leave the port city of Kismayo which they took control of more than a year ago after ousting al-Qaida-linked militants, a Kenyan military spokesman said Friday

The Kenyan army command will leave Kismayo “soon,” said Col. Willy Wesonga. Sierra Leonean troops will replace Kenyan forces that will move to the Gedo region, he said. Only small Kenyan units will remain in Kismayo, Wesonga said.

The announcement comes as Kenyan forces are accused of misconduct including of backing one Somali militia against others in Kismayo, an issue that led the Mogadishu-based Somali government to demand a more neutral force in Kismayo.

Kenya is one of several African countries that have troops in Somalia, as part of the African Union Mission in Somalia or AMISOM, which is backing the country’s weak government against an onslaught by the Islamic extremists of al-Shababs.

Kenyan troops in Kismayo were accused mid-last year of backing one militia, the Raskamboni brigade, against others in deadly fighting there. The Raskamboni brigade -which helped Kenya to push al-Shabab militants out of Kismayo in 2012 -is led by Ahmed Madobe, a Somali warlord who has established a local administration in Kismayo that is independent of the central government. Madobe is a key power broker around Kismayo, although he is not backed by the federal government in Mogadishu.

Kismayo is important for Kenya, which seeks a friendly buffer zone near its border with Somalia – one of the main reasons it sent troops to Somalia in late 2011 to fight the rebels of al-Shabab, Islamic extremists linked to al-Qaida. The rival militias appear to be interested in the economic engine of Kismayo. Its port generates a reliably large income and has been the export point of Somali-made charcoal that the United Nations has deemed illegal.

http://hosted.ap.org/dynamic/stories/A/AF_KENYA_SOMALIA_DISPUTED_CITY?SECTION=HOME&SITE=AP&TEMPLATE=DEFAULT

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Dr. Xabeeb “Waxaa Naloo Keenay Dad Badan oo ku soo Dhimir Beelay Wadamada Reer Galbeedka”

Image

Cabdiraxmaan Cali Cawaale Xabeeb maamulaha isbitaalada Dhimirka Habeb Public Mental Hosbital ayaa sheegay in ay soo badanayaan dadka dhimirka la’ ee laga keeno Yurubta iyo Ameerika.

Isagoo la hadlayay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayuu sheegay in xarumaha Xarumaha isbitalkiisa ay jiifaan boqolaal ruux oo isugu jira kuwa dibadda laga keenay iyo kuwa gudaha dalka wax ku noqday.

Xabeeb ayaa dowladda federalka ah ku dhaliilay in aysan waxba ka qaban caafimaadka, isagoo tilmaamay iney ku mashquushay sameynta boorar lagu xardhay wadooyinka oo dhaqaale looga raadsanayo wadamada reer galbeedka.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Cashaay Dhaladbaanahoo Cirka Noo Jira Cabaar.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

VIDEO:- Jubba considered buffer zone between Somalia and Kenya!.

Image

Voice Of Somalia-Banaadir Post

AWOODDA ALSHABAAB IYO ILDUUFKA DOWLADDA KENYA

Image

Dowladda Kenya ayaan dheg jalaq usiin digniinaha uga imanaya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee kataliya inta badan bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.

Kadib dhacdadii westgate mall ee magaalada Nairobi,waxay dowladda Kenya kafulisay dagaallo iyo duqeymo gobollada jubbooyinka ee dalka Soomaaliya.

Inkastoo ay duqeymaha kenya geysatay aysan waxyeello kasoo gaarin dadka degaanka gedo,haddana waxay dagaallo dhulka ah ku xasuuqday ,barakicisay oo ay ku bahdileysay shacab Soomaaliyeed oo degan magaalada Kismaayo iyo dhammaan tuulooyinka ku teedsan.

Kenya oo aan dhanka kale awood ulahayn inay iska caabiso duulaanada uga imaanayo Xarakada Alshabaab ayaa weli kusii indha cad inay kusii gudaha dalka Soomaaliya ayadoo ku tashaneyso hiilada beesha caalamka.

Dowladda Kenya ayaa fursad u aragta kala qeybinta ay beesha caalamku ku hayso bulshada Soomaaliyeed,ayadoo qaarna lagu tilmaamay argagixiso oo laysla wada dilayo, qaarna loo garba duubay oo laga dhigay dowlad aan awood lahayn oo gacmaha iyo lugahaba looga xiray.

Balse waxay ilowsan tahay inay Soomaaliyi Soomaali tahay oo ay maruun isfahmi doonaan ,heshiinna doonaan. inta kahoreysana aysan kenya fursad uheli doonin inay sideey doonto ka yeesho gudaha dalka Soomaaliya inshaa allaah.

Waxaana taa bedelkeeda laga yaabaa, oo ay weliba u badan tahay inay Kenya lafteeda kala daadato oo ay noqoto dalka labaad ee ku burbura geeska bari ee Afrika , kahor dowladda Itoobiya.

Soomaalina waxaan leeyahay warhooy kakaca inta ay goori goor tahay, oo ku dadaala inaad isfahamtaan oo aad danahiinna katashataan. warhooy indhihiinna fura bahashu meeshaad maleyneysaan waasoo dhaaftay, mana leydin kala jeclo ee waxba hays kala soocina.

21_dec_2011

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

ALJAZEERA:-Al-Shabab: Guardians of Somali identity?

Image

British Channel 4 journalist Jamal Osman had an exclusive on al-Shabab that included a training and graduation ceremony. The picture that emerged was that al-Shabab is a sophisticated group which, more than others, grasped the duality of the state; one of brutal efficiency in employing force and in the second order, the ability to undertake state’s benign “soft” function: collecting garbage and ensuring pharmacies stock unexpired drugs.

In popular state formation theories what distinguishes or indeed makes a state a state, is its ability to project the use of force. By being the prominent purveyor of violence, the state increases the cost to anyone who wants to challenge it, and also provides an incentive for a group(s) to accept to be part of the state. Since its collapse, Somalia’s ability to function as a state and project the use of force has been outsourced to external actors. As a result – nature abhors a vacuum – al-Shabab or previously, warlords, filled in.

The group’s overarching understanding that the centre of gravity- for its survival- rests with the citizens, and not the state or external actors, explains their durability. As long as they can provide security – because they are the biggest source of violence anyway – and garbage is collected in areas that they control, it buys them legitimacy, albeit through fear.

While all external actors crave to be loved, al-Shabab thrives on fear. In understanding Somalis, one has to struggle with the paradox of being at once pastoral democrats – ready to negotiate some issues – and an unflinching republican, some relations like family are non-negotiable. Al-Shabab concentrated on the latter part. While Somalis can trenchantly disagree over their clan politics, however, when it comes to their sovereignty, both personal and collectively, they will never negotiate. They are unrepentant nationalists, and in the absence of a state, rhetorically and sometimes symbolically, al-Shabab acts as the vanguard and the only reliable guardian of Somali nationalism and identity.

Inside Story – Al-Shabab: A war of vengeance?http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=p8VJKiilO9Y#t=1

This is further entrenched by the fact that the majority of the post-1991 governments have not been organically constituted – they have been externally midwifed, making al-Shabab a formidable custodian of the Somali identity.

While al-Shabab has that luxury, monopoly really, the Somali government has to juggle many contradicting and often competing interests – the Turks who would want to show Somalia as the testing ground for international Islamic brotherhood through a humanitarian lens, the Europeans and the Americans who have a mortal fear of the radicalisation of Somali youth immigrants, and the African Union that wants to prove the dictum African solutions to Africa’s problem.

Without any leverage, the Somali president/prime minister is left at the mercy of all these and many actors. All the while al-Shabab is capable of being run like a well-oiled machine. The Western countries have, by default, reduced their footprints and focus on counterterrorism. This is guided by rational calculations; limited footprint means limited domestic political consequences, inoculating themselves against accusation of invaders. But this singular focus on terrorism by the West is akin to attempting to address the symptoms rather than the cause of Somalia’s crisis – a classic Band-Aid solution.

African countries are enamoured by an African solution to Africa’s problems, but they suffer from naively thinking that since we are fellow Africans, Somalis will welcome us with flowers at the gates of Mogadishu. Just like any other modern intervention, the window between an intervention as liberation and invasion is small. In the case of the AMISOM, they need to grasp that reality urgently, otherwise, their genuine effort of winning over Afro-pessimists could be undone. In all, everyone is in Somalia for their own interests rather than the Somalis’, and that explains why al-Shabab succeeds where others fail.

Another group that most external actors could learn from is the khat distributors in Somalia. Since the collapse of the state in 1991, khat, also known as miraa – a mild stimulant popular in East Africa and grown in the Eastern part of Kenya – has been exported to Somalia during war and peace. It is distributed more efficiently than any food aid. This efficiency beats what any economist envisages when they speak about the virtues of the unseen hand of the market. This is despite al-Shabab banning khat as haraam – forbidden.

The group that has survived al-Shabab has an enduring lesson for all. Khat distribution networks and their resiliency is a case study on how to operate in a hostile environment. Maybe it is about time we undertake an unbiased study of al-Shabab and khat distributors on how to establish a state and an efficient distribution network of economic and public goods – the key prerequisites of a state.

Abdullahi Boru Halakhe is a security analyst on the Horn of Africa

The views expressed in this article are the author’s own and do not necessarily reflect Al Jazeera’s editorial policy.

Source: Al Jazeera