MUXAADARO

DHAGEYSO-Muxaadaro Waano ah Iyo Sheekh Aadan Sunne

Waa Muxaadaro  Waano ah  oo ka  Baraarujinaysa geerida iyo maalinta danbe waxay la kulmayaan kuwa  ku  jeesjeesa Diinta iyo dadkeeda,Sunada,Xijaabka,Khamiiska iwm.

Sheekh Adan Sunne ayaa cod dheer kula hadlay dadka Soomaaliyeed inay hurdada ka kacaan oo ay is weydiyaan meesha ay tageen kuwii  dhulkan ku noolaan jirey.

Fadlan markaad dhageysto Muxaadarada u duceey Sheekha.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.