DHAGEYSO:-Barre Hiiraale: “Wadanka Gumeysi Ayuu Ku Jiraa Anigana Maxbuus Ayaan Ahay”

33525241

Hogaamiye kooxeedka Barre Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday in wadanka Soomaaliya uu gacan gumeysi ku jiro siiba Itoobiya iyo Kenya oo uu tilmaamay qaar kamid ah gobolada ay maamulaan.

Sidoo kale Barre ayaa sheegay in isagu uu maxbuus ku yahay magaalada Muqdisho, taasoo uu eedeeda dusha ka saaray xukuumaddii Cabdiwali iyo Xassan Sheekh.

Wuxuu sheegay in hab dhagar ah lagu keenay magaalada Muqdisho dhowr bilood ka hor xilligaasoo loo soo sheegay inuu ka qeyb galayo shir dib u heshiisiin loogu yeeray oo ka dhacay magaalada Kismaayo.

Barre ayaa sheegay in shirkaasi loo diiday isagana lagu xabisay Xamar, wuxuu meesha ka saaray in shirkaasi dad lagu heshiisiiyay isagoo intaasi raaciyay in shirkaasi uu ahaa mid ay maamulayeen saraakiil Itoobiyaan iyo Kenyaan ah.

Hogaamiye kooxeedka Axmad Madoobe ayuu ku eedeeyay inuu xasuuq ba’an ka geystay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose. Sidoo kale waxay uu eed kala dul dhacay N/Key ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo dhawaan maamulka Gumeystaha ka hoos shaqeeya ee Axmad Madoobe Ammaanay.

Barre oo warkan siiyay warbaahin dhanka dibadda ah ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Puntland ay door weyn ku leeyihiin dhagaraha isaga loo geystay.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Khilaaf Daran oo Kala geeyay Axmed Madoobe iyo Ku Xigeenkiisa,Fartaag oo Shuruudo Adag ku Xiray Arrinta Kismaayo.

33098023 (1)

Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhaxgalay Hoggaanka maamulka Kenya raacsan ee kajira magaalada Kismaayo xarunta Jubbada Hoose.

Dagaal Ooge Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisi Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa dhabarka isku jeediyay kadib dilal qorshaysan oo maleeshiyaadka Axmed Madoobe ku fuliyeen shakhsiyaad aan hubeysnayn iyo saraakiil ay qaraaba yihiin Fartaag.

Ilo wargal ah ayaa SomaliMeMo u sheegay in Fartaag uu isaga cararay magaalada Kismaayo isagoona gaaray magaalada Nairobi halkaasi oo uu askhtako ka dhan ah Axmed Madoobe geeyay.

 Jeneraal Gabre taliyaha ciidanka Itoobiya ee Soomaaliya ku sugan ayaa Axmed Madoobe ku amray in uu la shaqeeyo Fartaag oo Itoobiya doonayso in ay ka dhigato wakiilkeeda Jubbooyinka,wararka ayaa intaasi ku daraya in saraakiil Kenyan iyo Itoobiyaan ah ay Axmed Madoobe iyo C/llaahi Fartaag  ku kulansiiyeen magaalada Nairobi balse lama oga waxa kulankaasi kasoo baxay.

Fartaag ayaa si cad u sheegay in naftiisa uu uga baqayo maleeshiyaadka Axmed Madoobe kadib markii ay dileen saraakiishiisi gaarka aheyd waxaana si dirqi ah ku badbaaday Yaasiin Raadaar.

Siyaasiyiin diiday in magacyadooda la adeegsado ayaa sheegay in Fartaag uu shuruudo adag ku xiray la shaqeynta Axmed madoobe waxaana shuruudahaasi kamid ah

1-in maleeshiyaadka dhanka Axmed madoobe taabacsan lagasoo qaado xaafado ay Guul wade kamid tahay islamarkaana ciidan isaga beeshiisa kasoo jeedo ay wax ka sugaan ammaanka Kismaayo.

2-in la joojiyo dilalka dadka kasoo jeedo beesha Mareexaan oo joogto ka noqday Kismaayo.

3-in isaga xuriyad loosiiyo in maleeshiyaadka Goob weyn ku sugan uu maamulka kusoo daro qeybna ku lahaadaan dhaqaalaha dekadda Kismaayo.

Max’med Warsame Darwiish oo xubin ka ah maamulka Jubbaland isku magacaabay ayaa Axmed Madoobe ku cadaadiyay in uu iska fogeeyo Fartaag.

Si kastaba ha ahaatee maamulka gumeysiga la shaqeeya ee Kismaayo kajira ayaa wajahaya laba caqabadood oo kala ah dagaalka uu kula jiro Mujaahidiinta iyo loolanka dhanka beelaha ee dhaxdiisa kajira.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Kenya leader sacks minister after massacre

Uhuru Kenyatta announces security shake-up, firing interior minister after al-Shabab claims slaughter of 36 people.

Uhuru Kenyatta, the Kenyan president, has sacked his interior minister and accepted early retirement for the head of the police, hours after Somalia’sarmedgroupal-Shabab said its fighters had killed at least 36 people at a stone quarry in the northeastern city ofMandera.In a televised address, Kenyatta on Tuesday vowed to continue the fightagainstal-Shabab and announced a security shake-up in which Interior Minister JosephOleLenko was dismissed.Kenyatta named an opposition politician and retired army general, JosephNkaissery, to be the new interior minister, in charge of security.At a news conference in the capital Nairobi, David Kimaiyo, the police chief, announced he was stepping down and that the president had accepted his early retirement.

The two men have been responsible for the east African nation’s security, which has deteriorated amid a wave of deadly attacks blamed on al-Shabab.

Security weakness

“My government has invested heavily in terms of increasing recruitment of security personnel; improving their welfare … Despite this progress, we also acknowledge some weakness in our security architecture,” he said.

Kenyatta added that he had asked top security officials to work with legislators and find out whether there were administrative and legal hurdles that limit the country’s “ability to deal with this real and existential threat”.

The scene at the Mandera quarry [The Kenya Star]

About 20 gunmen, described by the Kenyan government as “heavily armed bandits” opened fire at the quarry in the early hours of Tuesday morning after separating Muslims and non-Muslims, sources said.

Several people were beheaded, while others were shot in the back of the head, sources told Al Jazeera.

Al-Shabab claimed responsibility for the attack, calling it “another successful operation carried out by the Mujahideen”.

“This latest attack was part of a series of attacks planned and executed by the Mujahideen to serve as a response to Kenya’s occupation of Muslim lands and their ongoing atrocities therein, such as the recent air strikes on Muslims in Somalia,” al-Shabab spokesman Sheikh Ali Mohamud Rage said in a statement emailed to journalists.

The dead are reportedly miners who worked in the quarry, located just outside the town. Shortly before the attack they were woken by the gunmen and forced to leave the tents where they were sleeping.

Frequent attacks

Al Jazeera’s Catherine Soi, reporting from Nairobi, said the government had been under a lot of pressure to fire the two security chiefs.

The attacks had become frequent and the two men have been blamed by Kenyans for failing to provide adequate security, said our correspondent.

She also said the Red Cross was at the scene of Tuesday’s attack and that the military and army were heading to the site, which is just 5km from the border with Somalia.

“We are being told that many of the people who work in the quarry are not from Mandera,” she said, adding that those killed were non-Muslims.

“This comes at a time when security in Mandera has been beefed up because of recent attacks. We just returned from Mandera and the security forces there assured us they are in control of the situation, but they said that the border there is also very porous.”

The scene of the latest attack is about 30km from the November 22 raid on a bus in which 28 non-Muslims were separated from the Muslim travellers before being executed.

The shooting in the quarry comes after an attack on a night club in the Kenyan town of Wajir on Monday night.

One person was killed and at least 12 injured as gunmen hurled grenades and sprayed bullets at the building, the government said.

The Kenyan government, in a statement, said investigations were under way to look into both incidents.

Kenya sent troops to neighbouring Somalia in 2011 to rein in al-Shabab after raids on its coastal cities blamed on the armed group. It has since come under a wave of deadly attacks, including the September 2013 assault on the Westgate shopping mall, which killed at least 67 people.

Al-Shabab has called for the withdrawal of the troops which have since joined forces with African Union peacekeepers in the Somali capital Mogadishu.

http://www.aljazeera.com/news/africa/2014/12/kenyan-leader-vows-fight-against-al-shabab-2014122125624159279.html

 

DHAGEYSO:-Barakac xoogan oo ka socda magaalada Mandheera.

32670172 (1)

Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera oo qeyb ka ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somalia waxey sheegayaan in barakac xoogan uu ka jira kadib markii shaqaalaha dowladda Kenya iyo kuwa hey’adaha gaalada Caalamka ee ku sugan magaalada cabsi xoogan ay ku abuurtay weerarkii dhawaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen duleedka magaaladaasi.

Kumanaan ruux oo isugu jira shaqaalaha iskuulada dowladda iyo kuwa caafimaadka ee  Kenya ayaa isaga cararay magaalada’iyagoona sheegay iney nafsadooda u baqeen maadaama amniga magaalada uu yahay mid aan la isku haleyn karin.

HOOS KA DHAGEYSO

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

SOMALIA & KENYA:La taliyaha Uhuru Kenyata”Alshabaab waxay doonayaan in dagaal diimeed uu ka dhaco Kenya”

32646284 (1)

Xukuumadda Kenya ayaa walaac ballaaran ka muujinaysa weerarada ka dhanka ah dadka nasaarada ee dib ugasoo cusboonaaday wadankaasi xilli ammaanka Kenya faraha kasii baxayo.

War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa lagu sheegay in weeraradii dadka badan lagu dilay ee ka dhacay duleed magaalada Mandheera.

Kenya ayaa wadnaha farta ku heyso in dadka Kenyatiga ah ee diimaha kala duwan heysta,lataliyaha Uhuru ayaa sheegay in dagaalka udhaxeeya muslimiinta iyo Nasaara uu Kenya gelin doono mashaakilaad dhan walba ah.

Al Shabaab waxay doonaysaa in dagaal dhanka diinta ah ka dhax abuurto muslimiinta iyo Nasaarada Kenya shacabka waxaan leenahay is xakameeya oo dulqaata”ayuu yiri lataliyaha Kenyatta.

 Dadka arrimaha Kenya falanqeeya ayaa sheegaya in muslimiinta degta dhulka xeebaha ay baraarugeen ayna bilaabeen in ay ka aargoostaan Nasaarada talada heysa.

Howlgallo ka dhan ah dadka muslimiinta ah oo maalmo ka hor ka dhacay magaalada Mombaasa ayaa banaanka soo bandhigay sida ciidanka Kenya ubartilmaameedsanayaan muslimiinta.

Sheekh Cali dheere Afhayeenka Xarakada Al Shabaab oo warbaahinta lahadlay ayaa muslimiinta Kenya ku booriyay in ay hurdada ka kacaan oo sharafkooda difaacdaan.

“Suurtagal Ma ahan in Shacabka Kenya Raaxa ku noolaadaan Shacabka Soomaaliyeedna Kabta Askarta Kenya ku hoos noolaadaan”

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sh.Cali Dheere MP3

DHAGEYSO:-Damacii Kenya Duufaanta La Degtay.

32638841

Damacii Kenya Duufaanta La Degtay’waxeyna warbixintaan ka hadleysaa fashilka dowladda Kenya kala kulantay duulaanka ay kusoo gashay dalka Somalia.

Wariye Faysal Mahad Soomaali oo diyaariyay warbixinadan taxanaha ah waxa uu qeybta kowaad kaga hadlayaa duulaanka ciidamada Kenya kusoo galeen gobalka Jubbada hoose iyo jabkii ay kala kulmeen gobalkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta Kowaad Ee Warbixinta Damacii Kenya Duufaanta La Degtay.

XIGASHO-Idaacadda Andalus.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Nin Daad Qaaday Xumbo Cuksay Seeraar “Al Shabaab Kudhaa Qabiil Gaar ah ayay ku Laayeen”!!

32546917

Maamulka dagaal ooge Axmed Madoobe ayaa markii ugu horraysay ka hadlay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay deegaanka Kudhaa gobolka Jubbada Hoose.

Afhayeenka Axmed Madoobe Cabdi Naasir Seeraar ayaa shabakadda Aljazeera u sheegay in dhankooda 25 askari laga dilay 30 kalane dhaawacyo halis ah gaareen.

Wuxuu xaqiijiyay in ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ay qabsadeen Kudhaa islamarkaana ay gacanta ku dhigeen bakhaaradii hubka iyo saanado dagaal oo ciidankoodu ka carareen.

Maamulka gumeysi Kalkaalka ah ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ayaa isku dayaya in uu waji kale uyeelo halaagga ka gaaray dagaalkii taariikhda galay ee Kudhaa.

Iyadoo lawada ogyahay in ciidanka gumeysiga Kenya ee Jubbada Hoose kusoo duulay ay ku adeeganayaan maleeshiyaad diinlaawayaal ah ayuu Seeraar warbaahinta ka sheegay in mujaahidiintu qabiil gaar ah beegsadeen!!.

“Annagu waan ognahay in shabaabku qaab qabiil u beegsadeen ciidankeena”ayuu yiri Seeraar,sida lawada ogyahay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa muslimiinta Soomaaliya iyo kuwa bariga Afrika ku hoggaaminaysa dagaal caalami ah oo aan xuduud iyo wadan laheyn arrinkaasi xataa waxaa qirsan shisheeyaha dalka kusoo duulay waxaana wax aan larumeysan Karin ah in Al Shabaab qabiil lagu sifeeyo.

Haddii hadalka Seeraar aan uraacno oo ah in Maleeshiyaadka Khuwanada ah ee meesha lagu laayay ay ahaayeen qabiil gaar ah Maxay Wakiillo ugu yihiin dowladda Nasaarada Kenya oo ay dhulka soomaaliyeed ugusoo hoggaamiyeen.

Hadallada isburinaya ee maamulka Axmed Madoobe waxaa kamid ah “waxaan nahay maamul goboleed qabiillada Jubbooyinka udhayihiin”!! Misne Shabaabul Mujaahidiin ayay ku eedeeyeen in qabiil gaar ah ay laysay aaway Maamulkii Jubballand oo ay sheeganayeen mise haddii laga itaal roonaaday ayay qabiil Noqdeen.

C/Naasir Seeraar ayaa bishii lasoo dhaafay shir jaraa’id oo uu Kismaayo ku qabtay ku sheegay in ciidanka (maamulka Jubbaland) iyo ciidanka Kenya ay qabsadeen deegaanka Buulaguduud ee duleedka Kismaayo isagoo guulo ballaaran sheegtay! Balse maanta wuxuu isku bedelay qabiil! Soomaalidu waxay tiraahdaa “Nin Daad-qaaday Xumba cuksay”.

Afhayeenka Beelaha Absame “Halaagga Murtadiinta Axmed Madoobe gaaray waan ku diirsanay waana loo badinayaa bi’idnillaahi”.

Nabadoon Ismaaciil Xaaji Haaruun Afhayeenka beelaha Jubbooyinka oo warbaahinta islaamiga ah lahadlay ayaa sheegay in weerarkii Kudhaa ka dhacay uu ahaa edbin la edbinayay maleeshiyaad uu Murtadiin kutilmaamay oo uu ula jeedo ciidanka Axmed Madoobe ee shalay lagu laayay deegaanka Kudhaa wuxuuna ugu baaqay ciidanka shabaabul Mujaahidiin in ay kordhiyaan laynta maleeshiyaadka indhaha u ah ciidanka gumeysiga Kenya.

“Haddaan nahay qabaa’illada Jubbooyinka dega aad baan ugu riyaaqnay wixii Kudhaa ka dhacay,murtadiinta Kenya ku adeegato waa in si kadaran sida ciidanka Kenya loola dagaalamayo loo xanuujiyo sababtoo ah iyagaa dalka gumeystaha kusoo hoggaamiyay”ayuu yiri Ismaaciil Haaruun.

Gummaadkii Maleeshiyaadka ee Ceel-Waaq iyo Xayo Muxuu uga duwanyahay gummaadkii Kudhaa.

Sanaddii 2012 ayay cutubyo katirsan ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen degmada Ceel-waaq oo xilligaasi ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad Soomaali dabadhilifyo ah oo gudaha dalka Kenya lagusoo tababaray.

Dagaal saacado badan qaatay kadib ciidanka muslimiinta ayaa Ceel-Waaq qabsaday balse halkaasi waxaa ka dhacay gummaad loo geystay dabadhilifyada dagaalkaasi waxaa lagu dilay inkabadan 55 katirsan Maleeshiyaad uu taliye u ahaa Cabaas Gureey oo ku magacaaban Taliyaha ciidanka DF-ka ee gobolka Gedo.

isla sanaddii 2012 ayay mujaahidiintu dagaal culus oo ka dhacay tuulada Xayo waxay ku dileen 45 katirsanaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe kuwaasi oo hor socday ciidanka gumeysiga Kenya ee waqtigaasi usii gurguuranayay dhanka magaalada Kismaayo.

sanadan 2013 bilaawgeed ayay mujaahidiintu maleeshiyaad DF-ka katirsan oo ku sugnaa degmada Mahadaay waxay gaarsiiyeen khasaara lixaad leh iyagoona gaadiid dagaal kasoo qabsaday.

sanaddan 2013 weerar ay ciidamada mujaahidiinta wilaayada Bay iyo Bakool ku qaadeen deegaanka Toosweyne ee duleedka Ceelbarde waxay ku dileen 25 maleeshiyaad amxaara Kalkaal ah iyagoona ka qaatay hubkii ay itoobiya soo siisay.

Dhammaan howlgalladaasi iyo kuwa kale oo Hiiraan iyo shabeelaha Hoose  ka dhacay ayaa ah edbin la edbinayo maleeshiyaadka Soomaalida ee gumeystaya Afrikaanta indhaha u ah iyadoona hoggaanka mujaahidiinta soomaaliya uu dhowr mar ku celceliyay in ay beegsanayaan cid walba oo cadawga soo duulay lashaqeeya heybta uu doono halahaatee.

Seeraar Ma wuxuu na leeyahay:-

Dagaal Mahadaay Reer hebel ayaa lagu laayay
Dagaalkii Ceelwaaq Reer hebel ayaa lagu laayay
Dagaalkii Buula Burde Reer Hebel ayaa lagu laayay
Dagaalkii Hoosweyne Reer Hebel ayaa lagu laayay.

Dabcan waxaa xaqiiq in Seeraar uu Aaminsan yahay in weeraradaas lagu xasuuqay Ciidamada DF ee ka kala dhacay Mahadaay, CeelWaaq, Buula-burde iyo Toosweyne lagu xasuuqay kuwa dowladeed, Aanu lagu tirineynin qabaa’ilada ay ka soo jeedaan sidaas darteed waa in uu isna uu ogolaadaa in Maleeshiyada laga laayey ay yihiin ciidam maamul, Maadama uu sheegtay maamulka “Jubbaland” ama uu Umadda u cadeeyaa in Maamulkiisa uu yahay Maamul Qabiil, Markaas waa ka ogolaan karnaa in waxa Kudhaa lagu laayey ay yihiin Maleeshiyo Qabiil.

Kaliya waxa aan ka sugnaa waa Burundigii Dayniile Lagu laayay iyo Itoobiyaankii Ceelbuur lagu laayay ama Kenyaatigii Faxfaxdhuun waxay ahaayeen Reer hebel oo Soomaali ah.

Markale “Nin Daad Qaaday Xuma Cuksay”
WD Warfaa Kheyrdoon

Dhaawacyada Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe ee Kudhaa la xasuuqay oo Gaalkacyo la geeyay.

Galkacyo Hosbital

 

 

 

 

 

Maleeshiyaad  fara badan maamulka Axmed madoobe dhimasho iyo dhaawac ay kaga noqday  dagaal ka dhacay jaziiradda Kudhaa waxaana la  magaalada Gaalkacyo la geeyay dhaawacyada tiro ka tirsan maleeshiyaada Axmed Madoobe.

Inta la xaqiijiyay ilaa 33 askari oo maamulka Axmed Madoobe kaga dhaawacantay dagaalkii Kudhaa iyo sidoo kale dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanada hoostaga Kismaayo ayaa maanta la dhigay isbitaalka Guud ee magaalada Gaalkacyo.

Dhaawacyadan oo ahaa kuwoo culus ayaa wax looga qaban waayay isbitaalka magaalada Kismaayo,yadoona sidoo kale dhaqaatiirta isbitaalka Gaalkacyo ay ka deeriyeen xaaladda qaar ka mid ah dhaawacyada askarta Axmed Madoobe ee maanta la gaarsiiyay isbitaalka magaaladaasi.

Dad badan ayaa is weydiiyay sababta Muqdisho Ama Nairobi loogu qaadi waayay dhaawacyada Ciidamada Axmed Madoobe.

Voice Of Somalia-Somali Leaks

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Hosingow”Dad ayaa ku waashay Duqeyn Kenya horay kaga Gaysatay Hosingow”

32528471 (1)

Gudoomiyaha Hosingow ee Maamulka  waxa loogu yeero Jubbaland  Aadan Ibraahim Dhaqane ayaa bixiyay wareysi xasaasi ah uu kaga sheekeynayo dhibaato ka taagan deegaanka.

Wuxuu sheegay saameyn balaaran oo ka dhalatay duqeyn 2011 Kenya ka gaysatay Hosingow hadda laga dareemayo Hosingow.

“Ma dhicin sida loo duqeeyy Hosingow  meel loo duqeeyay dad badan ayaa ku waashay caruur iyo haweena wey ku dhinteen”ayuu yiri Aadan Ibraahim Dhaqane oo la hadlay Alfurqaan.

“Waxaa jira haween aanan dhalin oo caadada kaga tagtay duqeynta ba’an ee loo gaystay Hosingow”ayuu yiri Axmed Aadan.

Dhagayso Wareysiga Aadan Ibraahim Dhaqane Gudoomiyaha Hosingow.lite

aminarts-kenya

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Banaadir Post

JUBBADA HOOSE:-Waa Sidee Saaka Xaalada Kudhaa.? Yaa Gacanta Ku Haya.? Mana Dhab-baa in La arkay Maydad Hor Leh.

32528471

Jaziirada Kudhaa oo  lagu hardamay  wey degantahay, waxaana deegaanka ku sugan oo difaacyo adag ka sameystay dagaal yahano katirsan shabaabul Mujaahidiin.

Maleeshiyaadka  Maamulka Axmed Madoobe ayaa wada abaabul ay ku doonayaan inay dib ugu laabtaan Kudhaa oo shalay qasaaro xoogan lagu gaarsiiyay.

Markab dagaal oo laga leeyahay Kenya ayaa lagu arkayaa xeebta Kudhaa kaasi oo xiliyada qaar soo ridaya qoriga lidka diyaaradaha oo markabka ku xiran.

isgaarsiinta Kudhaa ayaa jaran waxaana wararka deegaanka ku helnay qadka helo helo loo yaqaan ee taarka.

“Calanka madow ee uu ku dhex qoranyahay kalimada towxiid ayaa ii muuqdaayuu sabaax ku yiri nin kamid ah dadka deegaanka oo diiday magac ahaan inaan xigano

Afhayeenka Ciidamada shabaabul mujaahidiin Abuu Muscab oo wareysi siiyay idaacadda afkooda ku hadasha ayaa sheegay in Kudhaa gacantooda ay ku jirto islamarkaana  dagaalkii shalay ku dileen 64 askri

Dhanka kale maydadka askari oo katirsan maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo  ay soo tuftay badda ayaa saaka lagu arkay kudhaa.

Dadka deegaanka ayaa saaka aasaya maydadka askar badan oo yaala agagaarka saldhiga Kudhaa kuwaasi oo 20 askari ku dhaw.

XIGASHO SABAAX.COM

Voice Of Somalia-Somali Leaks

Al-Shabaab fighters re-take strategic Kudha island, after deadly battle

32520158

Fighters belonging to the Islamist Al-Shabaab movement have taken over the strategic island of Kudha in the Lower Jubba region this morning, after engaging in a heavy battle with forces loyal to the Jubba Interim Administration.

Heavily armed Al-Shabaab fighters commenced their attack on the island from two sides shortly after dawn, which resulted in fierce clashes lasting for about two hours, after which the militants overpowered the stationed Jubba troops present. “We awoke to the raging sound of gunfire, fearing for our lives we remained in our homes. At around 8:00 AM the fire ceased and we found out Al-Shabaab had taken over the place and were hoisting their black flag” a resident told Harar24. ”There were bodies, estimating around thirty, littering the streets. Most of them seemed to be from the Jubba forces” he added.

Kudha island, which lies around 130km south-west of the port town of Kismayo, had been taken over by JIA forces late last month after having been under Al-Shabaab control for seven years.

Al-Shabaab have been losing towns in the past months in the face of an AMISOM offensive, withdrawing most of the times without putting up much resistance, however concerns are high that counter-attacks such as today’s are more likely, especially in areas where Somali troops are left to fend on their own, who are often believed to be vulnerable without the AMISOM backing.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Maydadka Ciidamada Kenya oo Saaka Laga Dhoofiyay Kismaayo.

32482454

 

Diyaarad gaar ah garoonka Kismaayo ay ka qaaday maydadka  Askar katirsan Ciidamada Kenya kuwaasi oo shalay ku dhintay dagaallo ka dhacay Duleedka Kismaayo.

Maydadka ayaa xalay lagu hayay isbitaal gaar ah oo Ciidamada Kenya ku leeyihiin Garoonka Axmed Gurey ee Dulleedka Kismaayo.

Ciidamada Kenya ayaa shalay lakulmay mid kamid ah dagaalada qasaaraha badan ay ka dhaxleen ee ku qabsaday Dulleedka Kismaayo.

Ciidamada lalaayay ayaa kasoo baxay Kismaayo kuwaasi oo gurmad u ahaa ciidamada kaga sugan Buulo gaduud balse waxaa qabsady Dagaal iyo Qaraxyo.

Sarkaal katirsan Ciidamada Axmed Madoobe ayaa sheegay in madaxdooda ay u tageen Saraakiisha Kenya iyagoo kaga tacsiyeeyay geerida badan ee ku timid ciidankooda.

Alshabaabka  jubbooyinka ayaa u muuqda kuwa dhinac la dhigi la’yahay iyagoo fashiliyay duullaan Kenya iyo lajiarayaashooda ku doonayeen inay ku qabsadaan Jilib iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

Shirka kismaayo “Shimbirayahoow Heesa, Heesa Wanaagsan Heesa” .

32254771

Waxaa macquul ah in cinwaanka Maqaalkan ka hor inta aadan aqrin uu kugu dhalinayo Su’aalo
dhowr ah. Cinwaanka waxaa laga yaabaa inuu kugu dhiirageliyo inaad waqtisiisid aqrinta qoraalkan. Hubantise waxaa ah inaad horey u soo maqashay hal heyska caanka ka ah Soomaalida dhexdooda “Shimbirayahow Heesa, Heesa Wanaagsan Heesa”.
Berigii aan ku jirnay marxalada waxbarashada Hoose ee iskuulka waxaan xasuustaa in safaf dhaadheer
layna istaajini jiray ka hor inta aanan gelin galaasyada aan casharada ku qaadano, Ardayba Ardayga ka
horeeyo ayuu gacanta garabka midig ka saaran jiray ka dibna waxaan si cod dheer ah ugu heesi jirnay laba heesood oo aan ka kala xasuusto hees aheyd “Arday baan ahayoo ubixii wadankaan ahayoo” iyo Hees kale oo aan miraheeda ka xasuusto “Shimbirayahoow Heesa, Heesa Wanaagsan Heesa”. inkastoo Ardaynimadeedii yaraanta aan heesahaasisi wanaagsan u xifdiyay hadana ma aqoon wax looga gol leeyahay iyo macnaha ay si gaar ah u xanbaarsan yihiin oo aan galab walba ugu celceliyo ka hor inta aan galaaska gelin. laakiin waayo badan ka dib ayaa dhowr jeer xasuustay sheekooyinkeygii waxbarasho ee yaraanteeda ka dib ayaa heesahaasi xasuustay.
Heeska koobaad macnaha uu xanbaarsan yahay waa mid cad, waana hees gubaabo ah oo Ardayga lagu dareensiinayo inuu yahay Ubax wadanka u soo hana qaadayo, Mushkiladase waxay ka taagan tahay Heeska labaad ee ah “Shimbirayahow Heesa” umaan helin macno dhab ah oo ay ka tarjumeeso, hadba dhan baan u fasiray oo way noqon weysay.
Macalimiinta berigaa  i xifdisiiyayna waxay u qeybsameen mid dhintay iyo mid ka dheeraaday halkii aan ku ogaa. Sidaasi daraadeed ayaa hal heys uga dhigtay Maqaalkan, maadaama Shirka kismaayo uu noqday mid macnihiisa dhabta ah lagu wareero oo la garan waayo Cida loo qabtay, Qolada ka qeyb-galeesa iyo Ujeedka loo qabtay intaba.
Shirka kismaayo waxaa furay Madaxweynaha Soomaaliya, Waxaa loogu waqlalay shir weynaha dib u heshiisiinta beelaha Jubooyinka, inkastoo wajiyo badan iyo shakiyo is biirsaday la geliyay furitaankii madaxweynaha ee shirka hadana waxaa muuqaalkii shirkaasi dhumiyay markii ka qeyb-galkiisa ay ka biyo diideen mid ka mid ah garabyada hubeesan oo ay doodu ka dhaxeysay.
Howl si aad ah loogu xardhay Calan midabo badan leh, Kuraas waa weyna safka hore loo dhigay ayaa la dhex fadhiisiiyay xeyn odayaal ah oo duubab waa weyn oo cimaamado ah madaxa ku xirtay, Dumar Qaarkood durbaano garwaaxsanaa oo aad loo soo xifdisiiyay Magacyada Shaqsiyaad si gaar ah loo magac dhabayay kuraasta danbe ee hoolka ayey fadhiyeen, koox Fanaaniin ah oo berigii kismaayo iigu danbeesay lagu naaneesi jiray “Wajiyo Xun”madasha shirka ayey ka heesayeen, odayaasha Shirka fadhiyayna waxaa la sheegay in Beelaha deegaanka ay matalayeen, Xaqiiqadase Beelaha iyaga qudhooda ayaa iga garanayo cida matasha.
Sawiro shirka laga qaaday ayaa la baahiyay, Warbaahinta Maxaliga iyo tan dibada waxaa laga sheegay Furashadii Shirka, borobagaando iyo Aduun warfaafinta ayaa loo adeegsaday, lkn marka aad si wanaagsan ugu fiirsatid Shirku waxaa la oran karaa wuxuu isugu jiray Madaxweynaha oo Furay iyo isla Madaxweynaha oo markiiba xiray, ileen khudbadii madaxweynaha ka dib shirka cidna ma soo hadal qaadin. Beelaha deegaanka ee shirka la sheegay in loo qabtay qaarkood waxay si cad ah u sheegeen inaysan shirkaasi qeyb ka aheyn, Qaar kalena waxayba ka baxeen hoolka shirka loo qaban qaabiyay.
Gudiyo kala socodsiiyo shirka oo la magacaabay ma jirto, Warbaahintu hal maalin bay ka hadashay oo maalin labaad lagama maqal.

Shirka dib u heshiisiinta, marka weedhaasi dhagahaagu ay ku soo duusho waxaa durbadiiba kuu sawirmayo Ifafaalo nabadeed, hidadiilo hiigsi nololeed oo cusub iyo Heshiisiin la dhex dhigo dhinacyo iska soo hor jeedo, laakiin  Shir dib u heshiisiineed oo ay madasheedu wada fadhiyaan Koox markii horeba isku aragti ahaa maxaa kuu sawirmayo inuu ka soo baxayo. Aqristow bal ilbiriqsiyo aqrinta jooji, maxaa kuu sawirmay?.
Waxaa macquul ah in si sahal ah aad markiiba isku weydiineesid Koox isku aragti ah sidee Shir dib u heshiisiineed loogu qabanayaa. Hadaba waa midaasisababta Shirka kismaayo hal maalin loo buun buuniyay ka dibna warkiisu uu u yaraaday, wuxuu u muuqanayaa madadaalo iyo maadeeysi la abaabulay, Waa maalmo kooban oo waqtigooda is barasho lagu qaadanayo. Waa marin habaabin marba macno gaar ah laga leeyahay. Sidaasi aawadeed ayaa loogu wareeray ujeedka Shirka iyo hab sami u socodkiisa. Waa iska Shimbirayahow heesa, Heesa wanaagsan Heesa”.
W/Q:- Maxamed Axmed Caaqil.

Yaab-kale

Voice Of Somalia-Somali Leaks.

DHAGEYSO:-Itoobiya: “Annaga ayaa Axmad Madoobe Fariisinay Madaxtooyada Kismaayo”

Mid kamid ah madaxda Itoobiya ee sida gaarka ah u qaabilsan burburinta Soomaaliya iyo qabsashadeeda oo khudbad ka jeediyay shirka ka socda magaalada Kismaayo ayaa si cad oo aan ka leex-leexasho lahayn u sheegay in iyagu ay Axmad Madoobe fariisiyeen madaxtooyada magaalada Kismaayo!!

Ninkan oo lagu magacaabo Shaul ayaa sheegay inuu kasoo qeyb galay aas-aaska maamuladii ugu horeeyay ee lagu billaabay kala qeybsanaanta sida kan Somaliland iyo Puntland, isagoo sheegay iney farxad u tahay in xilliganna uu xaadir ahaado magaalada Kismaayo oo uu ka jiro maamul ay iyagu sameysteen.

 

32101046

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Odayaal sheegay in lagu qasbay ka qaybgalka Shirka Kismaayo!

32030006

Qaar kamid ah odayaasha ku sugan Magaalada Kismaayo ee ka qaybgalaya shirka ka dhacaya magaaladaasi ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in IGAD,ITOOBIYA,KENYA iyo  maamulka Axmed Madoobe ay  ku qasbayaan  ka qaybgalka shirka Kismaayo looguna hanjabay in hadii shirka kasoo qaybgali waayeen la dili doono sidaas darteedna ayaga oo kabaqaya  in la dilo ay ku qasbanaadeen in shirka ka qaybgalaan.

Maamulka Axmed Madoobe ayaa sido kale odayaasha ugu hanjabay inaysan magaalada joogi doonin hadii aysan shirka kaso qaybgalin.

Magaalada Kismaayo ayaa bandow ah,waxaana xirna dhamaan nolol maalmeedkii magaalada oo dhan.

HOOS KA DHAGEYSO

Voice  Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:- Xuseen Naalaaye”Waan diidnay Shirka Gabre iyo Ina Afey ee Kismaayo ”

31838379

Gabre’Itoobiya’ iyo   Ina Afey ‘Igad’ ayaa  ku  mshquulsan inay Kismaayo ku celiyaan Dagaal-ooge B arre Hiiraale oo aad u diidan Dagaal-ooge Axmed Madoobe waxay rabaan inay iskugu geeyaan Kismaayo una qabtaan waxay ku sheegeen  shir dib uheshiisiin ah oo beelaha jubbooyinkau qabanayaan.

Suldaan Xuseen Naaleeye oo kamid ah odayaasha Jubbooyinka ayaa sheegay maamulka Axmed Madoobe in tacadiyo uu ka geystay Gudaha Kismaayo.

Wuxuu sheegay inaysan ka qeybgali doonin shir garwadeen uu ka yahay maamul u adeega Kenya iyo Itoobiya.

Beelaha Jubooyinka ayuu Suldaan Xuseen Naaleeye ugu baaqay inay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah Kenya iyo Kuwa ay wadato.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Qeybtii Labaad “Nabarada Dagaalka”Warbixinada Taxanaha ah ee ay Diyaariyeen Standard iyo KTN Oo looga Hadlaya Murugada Kenya ay Ka Dhaxashay Duulaanka Soomaaliya.

Image

Warbixinada Taxanaha ah ee ay Diyaariyeen Standard iyo KTN oo loogu magac daray “Nabarada Dagaalka” waxaa lagu soo bandhigayaa Qisooyin xanuun badan oo ku saabsan Qoysaskii ay ka tageen Askarta dowladda Kenya kaga  geeriyootay Dagaalka Soomaaliya iyo kuwa Iyagoo dhaawacyo ah weli raadinaya magdhow-ga dhiigooda.

Qeybta Labaad ee Warbixinada Taxanaha ah waxey Wargeyska The Standard iyo Tv-ga KTN oo ka mid ah Warbaahinada ugu caansan dalka Kenya kusoo gudbinayaan hooyo Nasaara Kenyaati ah oo daawatay meydka wiilkeeda oo lagu jiid jiidayo wadooyinka magaalada Kismaayo, kaasi oo kamid ahaa tiro askar Kenyaati oo lagu dilay dagaal 01-09-2012 ka dhacay degmada Afmadow ee gobalka Jubbada hoose.

https://www.youtube.com/watch?v=_Wt86z3POgQ

Voice Of Somalia-Banaadir Post

IMAGINE: Somalia Under IGAD Trusteeship in 2016

Image
By Mohamed Osman Omar
Saturday, January 18, 2014

MOGADISHU – “Halane Camp: No Go Zone”

Midnight, 16 Sept. 2016 – The story you read is partially fact and partially fiction about what would happen at the end of the tenure of the present Federal Administration and the term of office of the President of the Federal Republic of Somalia and if the promised election fails to take place in September 2016.

One can say it is difficult to imagine that.

But take one thing for granted. The covert plan by the African Union, supported by the United Nations and the International Community is ready for implementation. The signs are that the African Union, supported by the International Community will not remain idle and let Somalia fall in a vacuum in case the present Federal Government fails to organise free and fair elections in 2016: A perfect pretext to execute a well planned takeover.

Back for four more years of “Transitional” government, will not happen  as that has been replaced by “a Permanent” government whose mandate is to end by 2016, the date that the tenure of the Federal Government will also end.

Well, so far there is no speculation of what is going to happen in case of vacuum of authority. However, by the way the AU is speeding up boosting of its military and civilian presence in Somalia gives the impression that such a large number of military personnel and equipment are intended to be deployed by the Organisation in Plans yet to be revealed rather than in protecting the government from opposition attacks.

The African Union and the neighbours of Somalia, especially those with which Somalia has territorial disputes, will have a lot to celebrate for the success of their campaign to combat against the Somali quest to regain its missing territories in the Horn of Africa.

The Somalis are now more likely not to talk about the “unity and territorial integrity” of their country. They are now more inward looking and tribal affiliation has become more important than unity among the Somalis.

Somalis do not realise that they are losing everything including independence and sovereignty. Following are the factors that caused the Somalis to lose their sense of patriotism: “Tribalism and Greed”

At the H.Q. of African Union
In Addis Ababa in 2016

 

This is just a hypothetical question. Suppose Somalia fails to fulfil the promise that it would organise general elections in 2016. At the Headquarters of the African Union in Addis Ababa, Ethiopia, the African Union has put in place a special contingency plan for the future of Somalia. The plan is not yet for the public consumption. Only few actors, such as the International Community who are the main supporters of the African Union mission in Somalia, and the United Nations are present. There are very few Somalis around who, unfortunately, are not even consulted about the fate of their land and people.

The plan is that Somalia should be made toothless sharks, politically, economically and militarily so that the Indian Ocean will be a Sea, an international maritime route for all, and the Horn of Africa (Somalia) to be brought under the IGAD Trusteeship.

There is also a theory held by certain countries that Somalis cannot govern themselves and therefore better to divide the country into two parts and give one part to Ethiopia and one part to Kenya.

High level representatives from International Community approved the African Union plan. The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) is imposing its authority throughout Somalia. The Somali politicians seem to be oblivious of the rumours of the probable take-over. As long as they are going to stay members even in the “The Territorial Council” and the “Internal” Government, and salaries will be paid, no one cares about the rest of the situation?

During the 10 years UN Trusteeship under Italian Administering Authority in Somalia 1950-1960 financial burden was on the shoulder of Italy. It paid the salaries of the members of the “Territorial Council” (Consiglio Territoriale), the Civil Servants and the Teachers as well as the salaries of the Military and Police.

In today’s Parliament, over 50% of the MPs have dual citizenship and most of them receive money from their children or relatives who are abroad, in addition to what the IGAD Trusteeship Authorities will pay them monthly as attendance allowance (Gettoni di Presenza).

The IGAD Trusteeship Authority also controls Somalia’s foreign relations with other countries. Recently, it was rumoured that it vetoed a Turkish offer to provide military assistance to Somalia unless such assistance is channelled through AU.

Take-Over of Somalia

By IGAD Trusteeship Authority

The ceremony starts with a minute of silence to mourn the sad situation in which the Somalis find themselves, and the worst is that no one can assure what the future holds for them.   In the centre of the venue for the celebration  two flag poles are erected for the flags of the Somali Federal Republic and that of the African Union.  At 00.00hrs (midnight) Mogadishu time a soldier calls for the attention of the officials. On the right hand side only the Somali flag is hoisted.

The Chairman of the African Union holds the string of the Somali flag and while the national anthem of Somalia is played the African Union Music Band, Chairman lowers the Somali flag. Next The African Union Chairman hoists the African Union flag with the African Union anthem played by the band of the African Union.

Somalia’s membership of the United Nations has been suspended till further notice. But the Office of the Permanent Representative of Somalia will be allowed to operate as Information Office, at the Headquarters of the United Nations, New York.

The Somali leaders were not told in advance about the plan of the African Union. But, of course, all others knew what was going on and all other steps taken in secret.

To each of the so-called States a number of military and police men were sent to look after the security in case of unexpected riots. Although, at that moment, there was no unusual movement, rumour or murmur in town, some people already went to bed and few still stuck on the TVs or the local radios to kill the time.

The venue of the ceremony is the Halane Camp, known as the “No Go Zone” and it has a conference hall which can accommodate over 300 people. It is air-conditioned and made of bullet/bomb proof material. It also has 30 medium-size 7 Star hotel rooms and a few villas.

As for the Somalis, they are taken back to the 1950s when the UN Trusteeship took over, under Italy, as the Administering Authority. Imagine, after over 50 years of independence again repeating the same experience as a colonial territory.

Suddenly the whole tent is silent as if no one is there. More lights are switched on and a line of people some dressed in the African robe and others in Western dress. They are seated by a Protocol Officer of the African Union. The Chief of the African Union is seated in the centre of the table facing the dignitaries who are invited for the function. The Somali leader is seated on the right hand side of the Chairperson. Others are seated with the invitees.

This is what the Chairperson of the African Union, speaking on behalf of the AU and the International Community said on the occasion of placing Somali Republic under IGAD Trusteeship Authority in 2016.

As the function is not broadcast live on TVs or Radios, the speech will not be heard by the Somali people before the morning news of Radio Mogadishu at 06:30.

Your Excellency, Mr. President,

Dear Brothers and Sisters of Somalia,

Representative of the Secretary General of the United Nations,

Commandant of the AMISOM forces in Somalia,

Distinguished Guests,

Ladies and Gentlemen.

I wished the atmosphere would have been different from what we are delivering to you, Somalis, tonight. For the last 25 years and more, since the collapse of the Military Administration in Somalia in 1991, there has not been a single Summit of our organisation that the Heads of State and Government missed adopting a resolution on Somalia calling upon you to reconcile and to bring Peace and Stability in your country.

Somali Brothers and Sisters,

It is unfortunate that the leaders in your country, (Sorry Mr. President and other Somali leadership), underestimated the gravity of the consequence of the lack of peace in Somalia. It is a very peculiar night, peculiar because we see that a country which has been a full member of the United Nations crashes out of the Club of the family nations.

I am referring to what was known as the Republic of Somalia born from the union of the former British Somaliland and former Italian Somalia in 1960 whose, membership of the United Nations has unfortunately been suspended with effect from today September 16, 2016.  And in consequence the African Union decided to place the territory under the Trusteeship of IGAD.

Excellencies, Ladies and Gentlemen,

As you are aware of, Somali Republic has been without a central Government since the collapse of the Government in 1991 and the various factions who were opposing the government failed to bring peace and reconciliation.  Civil war claimed hundreds of thousands of lives including children, women and elders as well as the destruction of private and public properties and displacement of hundreds of thousands of people.

On behalf of the African Union and on my own behalf, I extend my deepest sorrow and condolences to the families and relatives who have lost their loved ones in the two decades of civil war in Somalia.

Somali Brothers and Sisters,

What is happening tonight in your country is not an invasion or occupation by the African Union or by any member of the AU. It is not an occupation by the United Nations or any other member of the International Community. We are here tonight to tell you that for over two decades the International Community was on your side with moral and material support, both inside Somalia and outside as well as in the neighbouring countries where there is a large population of Somali refugees. We wished that together with your leaders peace will be achieved throughout the country.

It did not happen so, simply because your leaders have let down both you and the international community. They failed to establish a government that took national interest at heart.

Four years ago, the United Nations, the African Union and the International Community, have witnessed the election on 12thSeptember 2012, of a new President who is not “Transitional” and who promised that the world will see a different Somalia than what it has been since 1991.

For the last two decades of civil war in Somalia, we came to help you to rebuild your country’s institutions, to complete the Draft Constitution and prepare for democratic elections to be held in September 2016. We, the African Union and the International Community met obstacle after obstacle. So far the outcome happens to be zero.

To come to this stage, the international community spent millions of their Tax Payers money. They supported the African Union Forces, AMISOM in Somalia to   protect the government institutions and members of the Federal Government.

Dear People of Somalia,

African Union sacrificed lives in defence of your country, the government and the people of Somalia.   Since the collapse of the regime in 1991, the Organisation of African Unity, and later on, the African Union with the full participation of the International Community and the United Nations have spent time and money for the recovery of Somalia. But unfortunately, you have not done  enough to help us bring your country back to the family of nations.

After having failed to hold the promised election in 2016, the International Community lost its faith in the Somali Federal Government, and the money which it used to send to the Federal Government of Somalia will, from now on be delivered to the Administering Authority – Somalia’s Trusteeship Authority, IGAD.

Excellencies, Ladies and Gentlemen,

It is 25 years and Somalia still lacks a central government and that situation has ruined the country and made the  Indian Ocean, unsafe which is an important and vital sea linking Africa and  world. After more than two decades of no central government, the Somali people were finally hoping to vote for the first time in 2016, for a government which was not “Transitional”. But this has failed to happen.

Today, Somalia has no government of its own and makes it difficult for the United Nations to recognise a government which is not democratically elected by the people in free and fair elections and mandated by a legitimate government as its own representative to the World Body. The International Community made it clear that if the Somali leaders are unable to lead their nation, then they should give up to an alternative way of governance. This is what is happening today here in your capital, Mogadishu. Till the Somali people show that they can govern their territory themselves, the IGAD will be the Administering Authority of the African Union, with effect from today 16 September, 2016.

The African Union, (AU) has adopted a Special Resolution to place Somalia under the African Union trusteeship system. This system will be applied also in the future to any country in Africa which fails as a state due to civil war or coup d’etat,unless situation is normalised within two years through free and fair elections.   IGAD is going to be the Administering Authority in Somalia and AU Trusteeship Council will include IGAD member countries on annual rotation for each member state. Other members in the council will include the stake holders but with no right to chair or vote.

In fact, for the UN, Somalia cannot be placed even under its trusteeship system. According to Article 78 of the UN Charter: “The trusteeship system shall not apply to territories which have become Members of the United Nations, relationship among which shall be based on respect for the principle of sovereign equality.”

The present Permanent Mission of Somalia at the United Nations will be allowed to operate as the “Observer Mission of Somalia” at the United Nations, New York.

Distinguished Guests,

Our last hope was that the present government has promised to eradicate corruption and mal-practice, but it too has been allegedly accused of ranking the “Number One” corrupt country in the world. Anything less than that, would have been an encouragement to the International Community and to the people of Somalia.

Excellencies and distinguished guests

As from today, nearly fifty thousand of AMISOM forces are deployed in various parts of Somalia to protect the Somali Nation from attacks and for the internal security of the country.

There will be a sufficient number of people who are medical doctors, teachers and other professionals that will be contributed from different African countries as well as from the other continents to work, side by side, with the Somali counterparts, in the civil departments.

Finally, as the Chairperson of the African Union and on behalf of the AU, I wish all the best to the Somali people.  I also ask the people of Somalia to welcome African Union and support it in the fulfilment of this difficult task to bring peace and stability in Somalia.

In conclusion, I wish express my gratitude to all the guests here tonight to witness the special event.

Long live Africa

Long live Somalia.

That was the end of the speech of the High Commissioner of African Union addressing a small but selected gathering of VIPs from African Union, the international community and the United Nations in Mogadishu’s “No Go Zone” on the occasion of placing Somalia under the AU Trusteeship System.

The President, the Speaker and the Prime Minister as well as the Chief Justice of Somalia were invited to the function but not told what was going on behind the scene.

The game has become one sided. The African Union has the upper hand and holds every strategic point and the Somalis being on the receiving end, has no voice in the chapter. They were treated so unceremoniously that they were just asked to put their signatures under their names on the AU document. Then each one was given a written statement to be read in public saying “they have voluntarily placed Somalia under the system of the African Union Trusteeship.”

The three top leaders and the Chief Justice of Somalia who were the only Somali leaders present at the ceremony were handed over a ready document which placed Somalia under African Union Trusteeship with effect from 16 September 2016 for an unspecified period of time. The atmosphere was tense and all the three lost their voices and the Chief Justice also could hardly believe what their ears heard without prior notice.

Anyhow, in the night’s agenda there was no time allotted for anyone of them to speak at the function. They look at each other, probably angry but not able to do anything. They signalled to each other like “let’s go from here.”

They cannot move from their chairs because the AU Police have already started their surveillance over the movement of the Somali leaders. At 03.00 the ceremony ended and almost all the guests have gone. Those to Nairobi, Kenya, have taken their own special planes and some went on board aircraft carriers which were waiting in the Indian Ocean close to the venue of the function.

The three Somali leaders and the Chief Justice were kept behind and accommodated in the villas of the camp for security reasons.

The people of Mogadishu were getting up for the morning prayers. Those who stay near the strategic areas of Mogadishu already in the street could not believe their eyes when they spotted soldiers in heavy armed cars. Their minds jumped back to the events of 21st October 1969 when the Armed Forces of Somalia took to the streets and toppled the civilian government in a military coup d’etat.

As they forgot how the uniform of the Somali Armed Forced looked,  the darkness of the morning and half asleep, coupled with nostalgia they developed for Somali Military during the two decades of the civil war, the inhabitants of Mogadishu, even those who used not to go to the mosque for morning prayers came out of their homes to join the crowd waving green leaves to welcome  the soldiers they saw in the streets just the same way as they did for what was then dubbed as the “Bloodless Revolution” on 21st October 1969.

But when morning news at 06:30 a.m., of Radio Mogadishu announced that the African Union had taken over power from the Somali Federal Government and the three top leaders and the Chief Justice are under African Union security protection, it has become clear that the Somali people lost its independence, sovereignty and territorial integrity.

This is my own imagination, but I believe, within the next two years if drastic change in our situation is not made, what we are taking for granted could be just a dream. For that we are going to pay high price.

But I hope I am wrong.


Ambassador Mohamed Osman Omar
Mohd.osman75@gmail.com
Website: www.ambassadorosman.com

 

DHAGEYSO:-Sheekh Cali Dheere “Kenya Guddoomiye Gobol ayay usoo Magacaabatay Jubbada Hoose”

Image

Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa shaaciyay in dowladda Kenya ay guddoomiye gobol usoo magacaabatay Jubbada Hoose.

Sheekh Cali dheere ayaa carrabka ku adkeeyay in Axmed Madoobe uusan waxba maamulin balse cidda Kismaayo maamusho ay tahay Kenya isagoo tusaale usoo qaatay qunsulkii ay Keya dhawaan usoo magacaawday Kismaayo.

Voice Of Somalia-Banaadir Post