GABAY:- Abwaan kaga hadlay geeridii Sheekh Muqtaar Abuu Zubayr.

32619760

Abwaan Muuse Yuusuf waa mid kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed  ayaa  tiriyay gabay,Gabayga ayuu abwaanku kaga hadlay geeridii Sheekh Muqtaar Abuu Zubayr Amiirkii Shabaabul Mujaahidiin  oo ku baxay gacanta Maraykanka laguna dilay daiyaadarahada Dronka.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DAAWO:-Al-Kataa’ib oo baahisey Qeyb kamid ah Taariikh Nololeedka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

32582202

Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisey kalimad maqal iyo Muuqaal ah oo ku baxeysa Luuqadda Carabiga,taas oo uu jeedinayo Sheykh Cali Maxa’muud Raage Sh.Cali dheere oo ah Afahayeenka Xarkada Shabaabul Mujaahidiin.

Sheykh Cali Dheere ayaa ka Hadley Qeyb kamid ah Taariikhda Sheykh Mukhtaar Cabdi Raxmaan Abuu Zubeyr-Amiirkii hore ee Mujaahidiinta Soomaliya-wuxuuna ku dheeraadey ka hadalka halgankii Sheykh Mukhtaar uu u galey inuu dhiso Awood Islaami ah,taas oo u babac dhigi karta Duulaanada Shisheeyuhu kusoo qaadeen Soomaaliya.

Sheykh Cali Dheere wuxuu sheegey in Taariikhda Abuu Zubeyr loog sheekeyn Karin saacad iyo wax lamid ah,wuxuna ku tilmaamey in Abuu Zubeyr uu yimid Soomaaliya,iyadoo kala tag-tagsan,ugu dambeyntiina uu ku guuleystey inuu ku mideeyo Wilaayaadka Islaamiga ah.

Sheykh Abuu Zubeyr ayaa ahaa mid kormeera howlgallada Mujaahidiinta,wuxuun naftiisa geyn jirey Saaxaadka Dagaalka,iyadoo sidaas ay tahayna kama daalin inuu baahi tiro Qabaa’ilka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta ee ku dhaqan Wilaayaadka,sida uu sheegey Sheykh Cali Dheere Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sheykh Abuu Zubeyr wuxuu sidoo kale aad u mutaabaceyn jirey Axwaasha Muslimiinta Caalamka,sida kuwa Filastiin,Borma,iyo Afrikad dhexe,wadamaas oo dhamaantooda lagu dhibaateeyo Muslimiinta.

Gebegebada Filimka Sheykh Cali dheere wuxuu ugu baaqey Muslimiinta barig Afrika iyo Soomaaliya iney u aargudaan Sheykh Abuu Zubeyr,islamarkaana ay sii laba laabaan halka Jihaadka,isagoo dhanka kale wacad ku marey inuu sii socon doono Jihaadka Soomaaliya.

 Daawo Kalimadda oo uu jeedinayo Afahayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Xigasho: Alfurqan Radio

DHAGEYSO-Sheekh Abuu Zubeyr iyo Gabayo Afka Carabiga ah oo kula hadlay Dunida Muslimka ah.

Abuu-Zubeyr-618x320 (1)

Sheekh Abuu Zubeyr ayaa gabayo carabi ah kula hadlay dunida Muslim intii aan lagu dilin Drone-ka Maraykanka ha hor.
Waana gabayo isagu jira waano iyo Dardaaran oo kula hadlay dadka ku hadla luqada Carabiga.

https://soundcloud.com/bana-4/heekh-abuu-zubeyr-iyo-gabayo-afka-carabiga-ah-oo-kula-hadlay-dunida-muslimka-ah
Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Sheekh Fu’aad o o Farriin u diray Mareykanka, Kana Hadlay Geeridii Sheekh Abu Zubeyr.

31968052

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay kalimad muhim ah oo uu kaga hadlay istish-haadka Sheekh Abu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta isagoo sidoo kale farriin adag u diray dowladda Mareykanka.

Sheekha ayaa qeybaha hore ee kalimadiisa kaga hadlay Istish-haadka Sheekh Abu Zubeyr oo ay si weyn u dareemeen ummada muslimiinta caalamka, wuxuuna Sheekhu wax ka taabtay astaamihii jihaad ee Amiirkii hore.

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf ayaa sidoo kale fariin culus u diray dowladda Mareykanka gaar ahaan madaxweynahooda Obaama oo ah ninka calanka u sida dagaalka lagu hayo muslimiinta caalamka.

Wuxuu sheegay inaanu dayacmi doonin dhiiga Sheekh Abu Zubeyr, waxna ay ka dambeyn doonaan, ugu dambeyntina wuxuu sheegay in jihaadku uuba ku bulaalo dhiigga shuhadada.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

DHAGEYSO- DARDAARANKII uu ka tagay Sheekh Abu Zubeyr oo ku Saabsan Sida la yeelayo Markii Amiir SHAHIIDO.

31957400

Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ahaa caalim cilmigiisa ku camal fala ayaa wuxuu aqriyay duruus aan lasoo koobi karin kuwaasoo midkood aan kasoo qaadanay dardaaran muhim ah oo uu siiyay huud ahaan ummada muslimka ah, gaar ahaan Mujaahidiinta, dardaarankaas oo ku saabsan sida loola tacaamulayo marka Amiir shahiido.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

GABAY:- Gabayadii uu ka tagay Sheekh Abuu Zubeyr.

Abuu-Zubeyr-618x320 (1)

Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo maalmo ka hor ku shihiiday duqeyn diyaaradaha Mareykanka ka geysteen qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada hoose waxa uu ahaa ruux Allaah uu siiyay cilmi fara badan iyo xikmad dheer.

Abuu Zubeyr sidoo kale waxa uu ahaa qof wax curiya islamarkaana abwaan ah’isagoona curiyay gabayo fara badan oo isugu jiro kuwoo uu kula hadlayo Muslimiinta iyo gabayo gaalada uu kula hadlayo.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Jeediyay Kalimad uu kaga Hadlay Soomaaliya,Kenya,Afrikade Dhexe iyo Suuriya

Image

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar (Abuu Zubeyr) ayaa jeediyay kalimad dhinacyo kala duwan taabaneysa oo cinwaan looga dhigay (dhibaatda ay wajahayaan muslimiinta Afrikada dhexe iyo Mumbasa)

Kalimadda oo soconeysa muddo 36 iyo dhowr Il-biriqsi ah, ayuu Amiirku uga hadlay xasuuqa iyo leynta lagu hayo muslimiinta Afrikada dhexe, kuwa Mumbasa iyo xaaladda ka dhex taagan mujaahidiinta Suuriya.

Aayado qur’aan ah oo ka hadlaya muslimiin dulman oo guryohooda laga saaray ayaa lagu daah furay barnaamijka, kadibna waxaa si toos ah u billaabatay kalimadda Sh/Abuu Zubeyr.

Qoraalkan ma ahan kalimadda oo sideedii loo tarjumay, laakin waa dulmar aan kusoo koobnay dhammaan qodobada uu ka hadlay Amiirka, waxaadna qeybta hoose kala dagi kartaan iyadoo maqal ah.

Haddaba Sheekh Abuu Zubeyr ayaa hadalkiisa bilow uga dhibay arin farxad ah, isagoo ummada muslimiinta iyo umarada mujaahidiinta sida:- Sheekh Ayman iyo Sheekh Mullah ugu bishaareeyay inuu fashilmay duullaanka Saliibiga ah ee lagu soo qaaday wilaayaadka lagu maamulo sahreecada islaamka ee dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in duullaankan ay ka qeyb qaadanayaan illaa toban wadan oo ay dowladda Mareykanka ku jirto, taasoo horey u qiratay iney ciidamo ka joogaan dhulka Soomaaliya si lamid ah wuxuu tilmaamay in ay ka qeyb galayaan Xabashida Itoobiya oo dib usoo laabtay iyagoo isticmaalaya magaca waxa loogu yeero Amisom.

Soo duulayaasha ayuu Amiirku xusay iney isticmaalayaan nooc walba oo dagaal ah sida:- kan milatariga iyo dicaayadda, halka geesta kale qabaa’ilada Ansaarta ah ay garab taagan yihiin mujaahidiinta si dalka looga difaaco shisheeyaha doonaya inuu bobo kheyraadka wadanka.

Filimka ay ku dhex jirto kalimadda Amiirka ayaa waxaa lagu soo muujiyay warbixin uu wargeyska Washington Post ka qoray tallaabadii uu Mareykanku ku qirtay iney ciidamo ka joogaan dhulka Soomaaliya, dagaalkana qeyb ka yihiin.

Wargeyska ayaa soo qaatay sodaalo ay Muqdisho ku yimaadeen madax Mareykan ah oo Janaraalo ku jiraan iyo hadaladii ay ku qireen in ciidamo ka joogaan Soomaaliya.

Intaa kadib Sh/Abuu Zubeyr ayaa milicsaday asbaabaha fashilka ku keenay duullaanka Saliibiga ah ee lagu soo qaaday dalka, wuxuuna u qeybiyay sadax qeybood oo kala ah:

LAGA SOO XIGTAY RADIO ALFURQAAN

DHAGEYSO:-Kalimad Cusub oo Jeediyay Amiirka XMSH Sheekh Abuu Zubeyr.

Image

Hogaamiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Abu Zubeyr ayaa jeediyay kalimad cusub oo dhinacyo kala duwan taabaneysa.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Mujaahidiinta ayaa daqiiqado ka hor baahisay codka Amiirka, iyadoo maanta sii ballamisay in caawa xilligan ay soo gudbin doonto kalimadda.

Haddaba waxaan halkan idinku soo gudbineynaa hadalka Amiirka oo dhameystiran islamarkaana xiiso gaar ah xambaarsan.
Hogaamiyaha Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka hadlay marxaladda uu maanta marayo dalka Soomaaliya, xaaladda ay ku sugan yihiin shisheeyaha kusoo duulay.

Amiirku waxa uu wax ka taabtay duullaanka cusub ee ay qeybta ka tahay Xabashida Itoobiya oo waligoodba cadaawad u qabay ummada muslimka ah ee ku dhaqan geeska Afrika.

Wuxuu milicsaday taariikhdii ay Itoobiya soo bilowday damaceeda ah iney qabsato wadanka Soomaaliya iyo dagaaladii lala galay.
Ummada Muslimka ah ee Soomaaliyeed ayuu Sheekhu u bidhaamiyay waxa lala damacsan yahay iyo dowrka diiniga ah ee uu Allaah ku faradka yeelay.

Dowladda ku tiirsan taageerada shisheeyaha ee uu hogaamiyo Xassan Sheekh ayuu sidoo kale soo hadal qaaday Amiirku, isagoo ku tilmaamay tii ugu liidatay ee ay shisheeyuhu dhisaan, wuxuuna arintan usoo qaatay tusaalooyin dhowr ah.
Sheekh Abu Zubeyr Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu sheegay ineysan dalkan ka hir gali doonin admaacda gurracan ee shisheeyaha.

Kalimadda ayaa waxaa ka dhex muuqanaya nusuus kitaabka iyo sunnada ah iyo murti macno weyn xambaarsan.
Ugu dambeyntii Amiirka ayaa jihaad laba jibaaran, samir iyo is adeecid kula dar daarmay mujaahidiinta u taagan difaaca diinta, dalka iyo dadkaba.

Xigasho Idaacadda Islaamiga Ah Ee Al-Andalus

DAAWO SAWIRO-Shabaabul Mujaahidiin iyo Biyomaal oo Heshiis Taariikhi ah ku gaaray Buula mareer.

Image

Mas’uuliyiin ka tirsan xarakada shabaabul mujaahidiinta Alshabaab oo uu kamid yahay Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raagge ayaa ka dhex muuqday kulan balaaran oo Biyo maal iyo shabaabul Mujaahidiin ku yeesheen Buula mareer.

Beesha ayaa dib ucosbooneysiisay Beyco horay ay ula gashay xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Odayaal ka dhex muuqda Bulshada Beesha ayaa madasha ku sugnaa kuwaasi oo kakala yimid Janaale,Number 50 iyo deegaano kale oo gobalka shabeelaha Hoose dhaca.

Hadabada Idaacadda islaamiga ah Alfurqaan ayaa idiin soo gudbinaysa sawiro aynu ka soo qaadnay madasha shirka uu ku soo dhamaaday ee beycada lagula kala qaatay.

1 biyo baal2 biyo maal

3 biyo maal4 biyo maal5 biyo maal6 biyo maal8 biyo maal7 biyo maal13 biyo maal11 biyo maal

XUQUUQDA SAWIRADA WAXAA IS LEH RADIO ALFURQAAN.

DHAGEYSO:-Qodobo Muhiim ah oo Kasoo Baxay Kulan Xarakada Alshabaab iyo Beesha Habargidir ku Dhaxmaray Sh/Hoose.

Image
Shirkan oo ka socday degmada Buulo Mareer ayaa waxaa kasoo qeyb galay Nabadoono iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Habargidir iyo mas’uuliyiin ka socotay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo uu horkacayay Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali dheere.

Muddo Seddex maalmood ah ayay kulamadu xiriir ahaayeen, iyadoo ugu dambeyntii natiijadii kulanka kasoo baxay iyo waxybaabaha la isku afgartay ay ka warbixiyeen qaar ka tirsan odayaashii iyo mas’uuliyiintii kulanka ka qeyb galay.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

SAWIRO:-Hiiraan iyo Bay oo Laga Qeybinayo Zakada Xoolaha.

Maktabka Diiwaanka Zakawaadka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa wada hawlo Zako qeybin ah kadib markii uu ku guuleystay uruurinta Zakada.

Image

XIGASHO: ALFURQAAN

GABAY:-Amiirka Al Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo gabay ka sameeyay weerarkii Westgate Nairobi.

27980400Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin wuxuu sheegay in raggii fuliyay Malxamadda Badarta Neyroobi wuxuuna ku amaanay gabay, kaas oo ah : Zuulinta Dhawaaqiidda, u Nusreynta Mustadcafiinta iyo ka dhiidhinta dulmiga lagu hayo dadka Muslimiinta ah, wuxuu sidoo kale Sheekhu ku amaanay raggii camaliyadaas fuliyay inay sugeen ilaalinta Dhiigga Muslimiinta iyo sida Mujaahidiintu ugu taxadarayaan daadinta dhiig aan banaaneyn.Waa sida oo hadalka u dhigay.

Duruus iyo Cibir ku saabsan Malxamadda

Malxamadda Badarta Neyroobi ayuu Sheekh Abuu Zubeyr wuxuu sheegay in laga qaadanayo Duruus iyo Cibar badan, oo ay ka mid yihiin :

1-Inaysan jirin cid hor istaagi karta quwadda Iimaanka, isagoo hadalkiisa ku adkeeyay Aayado qur’aan ah.

2-Waxay dhakafaar ku noqotay Madaxda Dowladda Kenya ee sida ka fiirsi la;aanta ah wilaayaatka islaamiga ah ugu duulay.

3-Waxay qisaas u aheyd Reer galbeedka duullaanka Kenya taageeray, ee danaha Shirkadahooda Batroolka dhiigga Muslimiinta u daadinaya

4-Waxay Tilmaan u tahay khaladka Taariikhiga ah ee Siyaasiyiinta Kenya galeen markii ay ku duuleen Wilaayaatka islaamiga ah.

5-Waxay soo ifbixisay taagdarrida Ciidanka Kenya qeybihiisa kala duwan ee isugu jira Booliiska, Meliteriga iyo Sirdoonka, taas oo ka muuqatay guuldaridii ay kala kulmeen dhismaha ay Mujaahidiintu qabsadeen.

6-Waxay dhabar jab ku aheyd dhaqaalaha Kenya ee awalba sii liicayay.

7-Waxay fashilisay Mashaariicda daahsoon ee Yuhuuddu ku leedahay dalka Kenya.

8-Waxay Wadno qabad ku noqotay Siyaasiyiinta reer galbeedka iyo Sirdoonadooda oo ku guul dareystay bad baadinta Muwaadiniintooda.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

Leader of al-Shabaab Sheik Mukhtar Abu Zubeir appeals to Kenyan people

27959732Press Service of the Harakat al-Shabab al-Mujahedeen (HSM) has distributed on evening September 25 an audio appeal to Kenyans by Sheikh Mukhtar Abu Zubair, Emir of al-Shabaab, in Swahili and in English translation, on the Operation Westgate.

In the English transcript of the audio-appeal in particular says:

“On Saturday 21 September 2013, and which was just 10 days after the anniversary date of the blessed 911 operations, a battle which is among the epic battles in the history of Islam began in Nairobi, and in which some of the Mujahideen Martyrdom Seekers have written with their blood. Allah has honoured the Mujahideen fighters to write this epic battle – the Badar of Nairobi – with their blood and to change the course of history and avenge the deaths of the weak, oppressed Muslims.

The Mujahideen fighters refused to accept the invasion of their Muslim lands and the massacre of innocent Muslims and live with such humiliation. They could not accept the persistent theft of their land’s resources which the Kenyan leaders and Western companies have conspired to plunder.

The Mujahideen fought against the oppression of their brothers in prisons of the Crusaders and their apostate allies, delivering a message that said: “as long as our brothers are being oppressed in prisons, peace will never come to the oppressors who are holding them”.

So congratulations! You have renewed the fact that the Mujahideen’s objective of Jihad is deposing the apostate tyrants, supporting the weak and standing in the face of oppression. You have manifestly proven how valuable the blood of the Muslim is and how the Mujahideen take great measures to safeguard the inviolable blood of the Muslims.

Many lessons can be derived from this epic battle ‘Badar of Nairobi’. The battle is a testament to the power of Eeman [faith] and clearly illustrates that nothing can stand against it.

The attack at Westgate Mall was to torment the Kenyan leaders who’ve impulsively invaded the Islamic Province. It was also a retribution against the Western states that supported the Kenyan invasion and are spilling the blood of innocent Muslims in order to pave the way for their mineral companies.

It also acts as a clear testament to the historical blunder that the Kenyan government made when it decided to invade the Islamic Province.

The attack has also glaringly illuminated the sheer vulnerability of the different sections of the Kenyan forces, be they police, intelligence or the military, and this was demonstrated by the utter failure that their forces came against when they tried to storm the building that was occupied by the Mujahideen.

The attack is also a slap in the face of on the dwindling economy of the Kenyan government and has also successfully foiled the clandestine schemes of the Zionist Jews in Kenya. It’s a disaster for the Western politicians and their intelligence apparatus who have miserably failed to save their own citizens.

We tell the Kenyan public: You have entered into a war that is not yours and is serving against your national interests. You have voluntarily given up on your security and economy and lost many of your sons.

You are taking an active part in the massacres that are being perpetrated by your military in Kismayo and the neighbouring regions. That is so because it’s you who have chosen your politicians, the taxes that you pay are being used to arm Uhuru Kenyatta’s army that is actively killing Muslims and it’s you who have supported your government’s decision to go to war.

Now, you still have an opportunity to reflect and reach a conclusive decision and hold your politicians to account. Do not wait for Uhuru Kenyatta to bring about a solution to your problems as he has no further objectives beyond that presidential seat.

It was he who spilt the blood of thousands of ordinary Kenyans during the previous elections and is today prepared for thousands more of your sons to die inside their country as well as abroad in order for him to prolong his stay in power, please his Western masters and accomplish their objectives. Do not be misled by the International Criminal Court as it’s simply a facade to create further publicity for Uhuru.

There is no way that you, the Kenyan public, could possibly endure a prolonged war in Somalia and you cannot also withstand a war of attrition inside your own country. So make your choice today and withdraw all your forces from the Islamic Province, otherwise be prepared for an abundance of blood that will be spilt in your country, economic downfall and displacement”.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.