US refuse to attend Somalia donor conference due to concerns over “political turmoil”

32547244

The United States government has expressed its concern and disapproval of the ongoing political commotion in Somalia, which involves a strong rift between the Somali President Hassan Sheikh Mahmud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed.

In a statement released by the Department of State which stated it was neutral in this dispute said that it was opposed to any motion leading to a no confidence vote against the Prime Minister, which is being pushed for by pro-President Members of Parliament. “The United States notes with concern the recent political turmoil in Somalia. Actions to put forward a parliamentary motion for a vote of no confidence in the prime minister do not serve the interests of the Somali people” the statement read.

Accusing Somalia’s government of being “distracted with division”, the statement announced that the US wouldn’t be sending its delegation to the High Level Partnership Forum on Somalia being held next week in Copenhagen. “The United States currently does not see the utility in sending a delegation to the High Level Partnership Forum on Somalia, which will meet next week in Copenhagen to review progress under the New Deal” the statement added.

The statement comes two days after a US delegation arrived at Mogadishu’s Airport where they met the Somali President and Prime Minister in a failed reconciliatory effort to convince both to put their disagreements behind. The current move by the US to avoid sending a delegation to next week’s conference in Copenhagen is believed by many to be a significant attempt to put more pressure on the Somali leadership to solve their disputes.

32547244 (1)

 

 

Xassan Sheekh “Sannadka 2016 ka Soomaalida waan mideynaynaa”

32146408

Xassan Sheekh ayaa Qudbaddii uu ka jeediyey golaha Qaramada Midoobay ee NY, Waxa uu ku sheegay in dowladdiisu ay dagaal ugu jirto sidii ay amniga u xaqijin lahayd una tirtiri lahayd fikirka Al-shabaab, isagoo sii raaciyay intaas in caalamku uu arki doono Soomaaliya oo midowday marka la gaaro sannadka 2016-ka.
Waxaan caalamka u sheegayaa in Soomaaliya uu u ifayo mustaqbalfiican, uuna dalku ku socdo sidii Qaran mid ah loo heli lahaa. Waxaadna arki doontaan Soomaaliya oo ah mid marka la gaarso sannadka 2016-ka,” ayuu   Xassan Sheekh ku yiri khubaddii uu ka jeediyay shirka 69-aad ee Qaramada Midoobay!!.
Sidoo kale, Xassan Sheekh   wuxuu sheegay in dowladda federaalka ah ay qaadday tallaabooyin la taaban karo oo ay ka qaybqaateen dhammaan shacabka Soomaaliyeed. “Guulaha aan gaarnay waxay u baahan yihiin taageero aan ka helno dunida, balse intii aan qabannay oo dhan waa mid ku timid isku-tashiga shacabka Soomaaliyeed,” ayuu hadalkiisa raaciyay Xassan Sheekh.

<iframe frameborder=”0″ width=”480″ height=”270″ scrolling=”no” src=”https://link.brightcove.com/services/player/bcpid1722935254001/?bctid=3808740892001&autoStart=false&secureConnections=true&width=480&height=270&#8243; >

32141201

Voice Of Somalia-Banaadir Post

 

 

GABAY:-Abwaan Xassan oo Gabay ka Tiriyay Burburka gaaraya Isbahaysiga duulaanka ah.

32110857

Abwaan Xassan Maxamuud Cusmaan oo kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa gabay xiiso badan ka tiriyay gabi dhacleynta Mareykanka iyo dhiig baxa kasoo gaaray dagaalada uu la galay muslimiinta.

Gabaygan oo loogu magac daray (Hadaf) ayuu abwaanku sidoo kale kusoo hadal qaaday Soomaaliya iyo sida ay mar walba dhibaatada ugala kulanto wadamada cadawga ah ee Kenya iyo Itoobiya.

32090383 (2)

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO-Sheekh Abuu Zubeyr iyo Gabayo Afka Carabiga ah oo kula hadlay Dunida Muslimka ah.

Abuu-Zubeyr-618x320 (1)

Sheekh Abuu Zubeyr ayaa gabayo carabi ah kula hadlay dunida Muslim intii aan lagu dilin Drone-ka Maraykanka ha hor.
Waana gabayo isagu jira waano iyo Dardaaran oo kula hadlay dadka ku hadla luqada Carabiga.

https://soundcloud.com/bana-4/heekh-abuu-zubeyr-iyo-gabayo-afka-carabiga-ah-oo-kula-hadlay-dunida-muslimka-ah
Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Sheekh Fu’aad o o Farriin u diray Mareykanka, Kana Hadlay Geeridii Sheekh Abu Zubeyr.

31968052

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay kalimad muhim ah oo uu kaga hadlay istish-haadka Sheekh Abu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta isagoo sidoo kale farriin adag u diray dowladda Mareykanka.

Sheekha ayaa qeybaha hore ee kalimadiisa kaga hadlay Istish-haadka Sheekh Abu Zubeyr oo ay si weyn u dareemeen ummada muslimiinta caalamka, wuxuuna Sheekhu wax ka taabtay astaamihii jihaad ee Amiirkii hore.

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf ayaa sidoo kale fariin culus u diray dowladda Mareykanka gaar ahaan madaxweynahooda Obaama oo ah ninka calanka u sida dagaalka lagu hayo muslimiinta caalamka.

Wuxuu sheegay inaanu dayacmi doonin dhiiga Sheekh Abu Zubeyr, waxna ay ka dambeyn doonaan, ugu dambeyntina wuxuu sheegay in jihaadku uuba ku bulaalo dhiigga shuhadada.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

DHAGEYSO:-Sheekh Cali Dheere “Jihaadka Soomaaliya Waa Ku Bullaali Doonaa Dhiigga Sheekh Abuu Zubeyr Cadawguna waa Jebi doonaa”

31932449

Hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa caawa fiidkii kasoo baxay bayaan tacsi iyo tahniyadba ka kooban kaas oo lagu sheegay inuu Shahiiday Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Mukhtaar Abu Zubeyr.
Bayaanka oo ku qornaa luqadda Carabiga iyo Tan ingiriisiga ayaa sidoo kale lagu magacaabay Amiirka Cusub Ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Abii Cubeyda Axmad Cumar.
Sh/Cali Maxamuud Raage Sh/Cali Dheere ayaa sidoo kale ummada Soomaaliyeed u faah faahiyay bayaanka oo si aad ah loogu muujiyay in cawaaqib xumo ay la kulmi doonaan Mareykanka iyo xulufadiisa.
Aayado Qur’aan iyo axaadiith ka waramaya qiimaha qofka muslimka ay ee ku shahiida dariiqa Allaah ayaa ku jira bayaanka.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

DHAGEYSO:-Aqoonyahaniin iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ka hadlay Shirkii Maraykanka ee la geeyay Xasan Sheekh.

31670232 (1)

Waxaa dalka Mareykanka lagu qabtay  shir looga hadlayo sidii uu Mareykanku gacan weyn ugu yeelan lahaa amuuraha Afrika ayadoo tooshka la saarayo siduu Mareykanka u maalgashan lahaa dalalka afrika.

Waxaa shirkaas lagu casuumay madaxda 50 dowladood oo afrikaan ah oo ay soomaaliya kamid tahay.

Hase yeeshee waxaan shaki kujirin in dowladahaasi qaarkood uu hadaba Mareykanku gacanta ku haayo halka qaarkoodna loo taba barayo sidii ay ugu dayan lahaayeen kuwa xiriirkaan ku qaanhaaray.

Sikastaba ha ahaatee dowladaha IGAD ayaa dhamaantood kamid ah kuwa laga maamulo dalkaasi Mareykanka waxaana tusaale noogu filan in dalka Itoobiya dastuurkiisa uu Mareykanku u madax banaan yahay , in dalka Jabuuti uu hadda kuleeyahay saldhigga ugu weyn ee Mareykanku kuleeyahay Bariga Afrika.

Sidoo kale in Kenya iyo Uganda ay sitoos ah uga talo qaataan Washington gaar ahaan xagga sugidda nabadgelyada iyo caawinaada dhaqaalaha.

31670341

Voice Of Somalia-Banaadir Post

VIDEO:-The New Scramble for Africa

 

Decades after the European powers carved up the African continent for their own imperial needs, Africa is undergoing a new wave of resource and strategic exploitation – some are calling it the new scramble for Africa.

The United States is increasing its footprint across Africa with AFRICOM, fighting terrorism and ensuring stability are the trumpeted motivations. Resource security is a more hushed objective.

But it is not just about the US.

During the last decade, China’s trade with Africa not only caught up with America’s, it has more than doubled it.

 

 

The new battle for Africa does not deploy strong-arm tactics, it is now a soft power game: economic and humanitarian aid, interest-free loans, preferential trade agreements and investments in infrastructure are currency across a continent that is, for the world’s established and emerging powers, seemingly up for grabs.

India, Brazil and Russia are all invested in Africa’s present and future, and old imperial powers like France are fixing to retain their loosening grip on the riches of former colonies.

So what does all this mean for Africa and Africans?

Empire travels to Kenya to examine the continent at the centre of the world as it is courted, cajoled and carved up by global powers to its East and West.

31648152

 

Source:
Al Jazeera

 

MAQAAL:-Patrick Cockburn : ” Ciidamada Nato waxay Afghanistan ka baxayaan iyagoo aan wax guul ah xaqiijin”.

Image

Wargeyska The Independent ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa daabacay maqaal uu qoray wariyaha lagu magacaabo Patrick Cockburn oo uu kaga hadlayo ka bixitaantka Ciidamada Shisheeye ee dalka Afghanistan.

Patrick Cockburn waxa uu si gaar ah uga hadlay Ciidamada Ingiriiska ee lagu wado in bartamaha sanadkan laga soo wada daadgureeyo dalka Afghanistan isagoo yiri :” 12 sanadood kadib dagaalka Afghanistan oo ay ku baxday lacag dhan 640 Bilyan oo Dollar iyo dhimashada Askar farabadan oo tirakoob sax ah aan laga heyn, waxay Ciidamada isbaheysiga reer galbeedka isaga baxayaan dalka Afghanistan, si talada ay markale ula wareegaan Daalibaan”.

Qoraagu waxa uu tilmaamay in isbaheysiga reer galbeedka aysan wax guul ah kasoo xaqiijin duullaanka ay ku qaadeen dalka Afghanistan, wuxuuna saadaaliyay in xukuumadda uu hogaamiyo madaxweyne Xamiid Karazaay aysan awood u lahaan doonin in dalka ay ka difaaco Xarakada Daalibaan marka ay ka baxaan Ciidamada reer galbeedka.

” Xukuumaddu ma awoodi doonto inay maamusho wax ka badan Tobon kiilomitir oo Caasimadda Kaabuul ka tirsan, wax ay xaqiijin waayeen 101 kun oo Askari oo reer galbeed ah loogama fadhiyo inay xaqiijiso Dowladda uu hogaamiyo Xamiid Karazaay” ayuu yiri qoraaga.

Bartamaha Sanadkan 2014 ayaa la filayaa in gebi ahaanba dalka Afghanistan ay kawada baxaan Ciidamada isbaheysiga reer galbeedka ee duullaanka ku qaaday dalkaas, waxaana la wada saadaalinayaa soo noqoshadii imaaradii islaamiga aheyd ee ay talada u hayeen Mujaahidiinta Xarakada islaamiga ah ee Daalibaan.

464095

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

 

VIDEO:-Amaanka Garoonka Adan Cadde oo eeyo waaweyn lagu adkeeyay iyo Saxaafada Muqdisho oo hada dhibsatay!!.

Image

Waxaa la  sheegaya in maanta magaalada Muqdisho ay ka dhacday arin aad u foolxun oo dadkii arkayey ay aad uga caroodeen, ka dib markii saxaafada Muqdisho lagu soo deeyay eeyo waayen oo ka howl gala Garoonka Adan Cadde,taaso oo mudaba ka jirtay garoonka Adan Cadde laakin hada la quunsaday markii ay soo dhib badiyeen.

Ciidamada ka howl gala iyo kuwa la socday wafdiga maanta soo gaaray garoonka Adan Cadde  ayaa Wariyeyaashan ku celiyay afka hore ee Garoonka iyago bilaabay inay si mid mid ah u baaraan boorsoonkii ay wateena kala daadiyay, wariyeyaasha ayaa ku jiray gabdho iyadoo xitaa gabdhaas la baaray timahooda.

Wafdigan qarsoon ee ka socday Maraykan ayaa kulamo kula qaatay Xassan Gurguurte  gudaha Garoonka  Aadan Cadde iyadoon aan lagaranayn waxay ku wada hadleen,wafdigaasna ma soo dhaafin meeshaas,waxayna cadeyn u tahay sida aan loogu hayn amaanka Muqdisho.

Voice Of Somalia-Banaadir Post

Kadib Xiritaanka Hey’adaha Dowladda Mareykanka.. Obama oo bishan Mushaar La’aan noqonaya!

28244713Sida la filayo marka loo eego xeerka u degsan dalka Mareykanka, madaxweynaha dalkaas Barack obama ayaan bishan heli doonin Mushaarkiisa, kadib markii la xiray Hey’adaha Dowladda Mareykanka, taas oo ka dhalatay is mari waaga ku qotoma dhinaca Miisaaniyadda.

Barack Obama ayaa sanad walba Mushaar ahaan u qaata  lacag dhan $400,000, waana mushaarka ugu badan uu  qaato Muwaadin u shaqeeya Hey’adaha Dowladda Mareykanka, wuxuu sidoo kale uu helaa lacag dheeraad ah oo  dhan $50,000 taas oo lagu maareeyo adeegyadiisa dheeraadka ah, sida uu faafiyay webka Constitutioncenter.org

Suuqyada Caalamiga ah ayay saameyn ku yeelatay hakinta shaqooyinkii Hey’adaha Dowladda Mareykanka, iyadoo Xizbiga dimuqraadiga ah uu shaaca ka qaaday in go’aanka xayiradda uu  saameyn ku yeelanayo dhaqaalaha dalka.

Xiritaanka Hey’adaha Dowladda ee Mareykanka waxay ku khasbi doontaa Shaqaalaha Dowladda gaar ahaan kuwa haya shaqooyinka aan muhiimka aheyn inay galaan fasaxyo, iyagoo inta fasaxaas ku jira aysan heli doonin wax mushaaraad ah, halka shaqaalaha rasmiga ah ee hadda shaqooyinka ku jira aysan iyaguna heli doonaan wax mushaar ah tan iyo inta laga xalinayo muranka ka taagan dhinaca miisaaniyadda.

Muranka ka taagan dhinaca miisaaniyadda waxa uu Sidoo kale saameyn ku yeelan doonaa hey’adaha ugu waaweyn ee dowladda, iyadoo  hoos loo dhigi doono tirada shaqaalaha ka howlgala Aqalka cad, kan Congresska iyo Wasaaradda arrimaha dibadda, halka kala bar shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga ay geli doonaan fasaxyo aysan ku heli doonin wax mushaaraad ah, waxaa sidoo kale dib u dhici doona Mushaaraadkii ay qaadan jireen Askarta Mareykanka.

Isha Warka : http://www.qudsn.ps/article/29760

FOWSIYA XAAJI,Wasiirka A Dibada Fowsiyo Xaaji Aadan : ” Mareykanka uma baahna inay ogolaansho naga weysdiistaan howlgallada ay Soomaaliya ka fuliyaan”.

28172603Mareykanka iyo xulifadiisa kaliya kuma fadeexoobin weerarkii fashilmay ee degmada Baraawe, hayeeshee waxaa kaloo ay fadeexad weyn raacday dowladda Federalka ah oo sheegtay inaaney ka war qabin weerarka ay reer galbeedku kusoo qaadeen degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Haweeneyda arimaha dibadda u qaabilsan dowladda Federalka ah Fowziyo Xaaji ayaa sida ra’iisul wasaare Saacid oo kale muujisay inaaney ka war qabin weerarkii fashilmay xilli ay la hadleysa TV-ga Mareykanka ee CNN.

Fowziyo ayaa tiri: “WAAN SOO DHAWEENEYNAA HADDII AY NAGA SAACIDEYSO IN AAN RIIXNO, OO AAN SOOMAALIYA KA SAARNO AL-QAACIDA IYO AL-SHABAAB, WADA SHAQEYN AYAA NAGA DHAXAYSA MAREYKANKA, MA AHAN INEY FASAX NA WEYDIIYAAN, WAAYO WAXAA NAGA DHAXEEYA CADAW AAN U SIMANNAHAY”

Halkan Ka Dhageyso Hadalka Fowziyo

Iyadoo aan xafiiskeeda loogu tagin ama aan xafiis kale lagu qaabilin ayey wasiiraddu warbaahinta ka muujisay ogolaansho ah in dalku u furan yahay shisheeyaha, su’aashuse waxay tahay haddii Fowziyo lagu qaabili lahaa xafiiska Jhon Kerry intee in la eg ayey dowladdaasi u saxiixi lahayd kheyraadka dalka?

Nabigeena CSW ayaa ka digay in dumarka laga saaro mas’uuliyaddii iyo xandaabkii uu ugu talagalay Allaah SW, islamarkaana madax looga dhigo ummad muslimiin ah, isagoo sheegay inaanu marnaba liibaaneyn qowmkii hogaan ka dhigta haweeney.

((لن يفلح قوم ولوا أمرهم امرأة))

Ra’iisulwasaaraha ayaa horey u sheegay inaanu ka war qabin weerarkii ay reer galbeedku ku qaadeen degmada Baraawe, isagoona sheegay inuu ku faraxsan yahay tallaabo walba oo loo qaado dhanka mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dowladaha kusoo duulay Soomaaliya ayaa u muuqda kuwa aanan aqoonsaneyn dowladda Federalka ah, waxaana tusaale dhow loo soo qaadan karayaa hadalkii uu yiri: wasiirka arimaha dibadda ee Kenya markii ay kusoo duulayeen Juba iyo Gedo, hadalkaasoo ahaa “dowladda waa caruurteena, halkaan ayaan ku abuurnay”.

http://radioalfurqaan.com/?p=7773

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

BBC-Frank Gardner “Dowladdii aduunka ugu Quwadda Wayneed Waxaa Soo Ceyrsaday Maleeshiyo Saandalo Xiran”

28172492Frank Gardner oo ah weriye u qaabilsan BBC-da arimaha Ammaanka ,ayaa faallo cajiib ah ka diyaariyay weerarkii fashilmay ee ka dhacay Baraawe iyo kii Liibiya ka dhacay ee lagu afduubtay Abu Anas Al-Liibi.

Marka hore warbixinta wuxuu ku bilaabay isagoo ka hadlaya weerarkii Baraawe wuxuu yiri “Maraykan maanta wuxuu ka hortagayaa weeraradii maaliyadda badan ay kaga baxday sida kii Ciraaq iyo Afghanistaan, wuxuuna isugu soo ururay weeraro sir ah oo gaadmo ah oo ay ku magacaabeen inay ku beegsanayaan madax sarsare “high value target” oo ay qaadayaan ciidamo si gaar ah u tababaran”.

Weerarka lagu beegsaday Abu Anas Al-liibi ee laga soo afduubtay guriiga ku yaalla magaalada Tiripoli xili uu ka yimid salaadda subax, waa mid keenaya in ay soo dedejiso kobaca Alqaacidda ee Liibiya dadka ay ku biiriyaana ay sii bataan.

Weerarkii Baraawe.

 

Weerarkii ay ku qaadeen ciidamada Maraykanka ee loo yaqaan Navy Seal magaalo xeebeedka Baraawe waxay kaga soo laabteen gacan marnaan ayagoo ku hungoobay hadafkoodiina aan gaarin.

Mareykanka Laba jab ayaa iskugu darsantay: marka loo eego xagga mukhabaraadkooda “intelligence” waa marka hore guriga ay weerareen kuma sugnayn Amiirka Xarakada tan labaadna ismaysan lahayn iska caabin intaas la’eg baad la kulmi doontaan si fiican baana la isaga difaacay.

“Marka komandoska ugu tababarka wanaagsan oo ka socda dowlada ugu awooda badan Milatari ahaan aduunyada ay soo weeraraan maleeshiyo kabo jambal ah xiran oo ay ku qasbaan in ay dib u gurtaan waa guul weyn oo Shabaab u soo hoyatay propaganda ahaa”.

“when the most highly trained commandos from the most powerful military in the world attack a sandal-wearing militia and are forced to retreat, this will be seized on as a propaganda victory for al-Shabab”. Frank Gardner.

 

Haddaan wax ka iraahdo hadalkiisa ku aadan Komandoska “marka weriye reer galbeed ah oo lagu yaqaan inuu kula dagaalamo saxaafada Mujaahidiinta uu ka soo yeero hadalkaas taas laftigeeda ayaa ah guule weyn oo propaganda ah” .

Ma ahan markii ugu horeysay oo Maraykanka jab uu ka soo raaco Soomaaliya, sanadii 1993 waxaa la xusuustaa Black hawk down, hase ahaatee waxaan shaki ku jirin in Maraykan uu weli damacsan yahay howlgalo noocaan oo kale ah,Fariinta ay Washington rabto inay dirtona waxaa weeye “waan idin heli doonaa meel kasta oo aad joogtaan inteey doonto hanagu qaadato.”.

Laakiin dowladii aduunka ugu quwada badnayd waxaysan ka fikiraynin in ay ku kacayso qar-iska tuurnimo  weerarada noocan oo kale waa kuwa aan sharciyeysnayn oo aan dani ugu jirin cidda qaadaysa kuwa lagu qaadayo iskaba daaye.

Afduubkii ay u geysteen Abu Anas wuxuu ahaa mid lagu daboolayay jabkii ka soo gaaray Baraawe ee Soomaaliya,Abu Anas wuxuu ku noolaa nolol caadi ah tan iyo intii Qadafi xukunka laga tuuray, mana ahayn nin dhuumaalaysi ku jiray oo wuxuu ahaa nin ku nool nolol shibil ah.

W/D Abuu Badriya

Isha warka :  http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-24423943

28172540

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

GUARDIAN-“Dharbaaxo ayaa lagu dhuftay dibna waa loo riixay ciidankii weeraray Baraawe”

28139440Warbaahinta reer galbeedka ayaa si aad ah xilligan kaga hadleysa laba weerar oo ciidanka gaarka ah ee Mareykanka ay ka fuliyeen qaaradda Africa.

Soomaaliya iyo Libya ayaa labada weerar xilliyo isku mid ah ka dheceen waxaana fuliyay ciidanka gaarka ah ee Mareykanka xilli ay sida ay sheegeen baacsanayeen laba hogaamiye oo ka tirsan Alqaacidada Soomaaliya iyo Libya.

Weerarka ka dhacay Tripoli ayay dowladda Mareykanku sheegatay inay ka gaareen hadafkii laga lahaa kadib markii ay ku qabteen Abu Anas Al Liby oo magaciisa dhabta ah lagu sheegay (Nazih Abdul-Hamed al-Ruqai)

Weerarka labaad ayaa sidoo kale ka dhacay Baraawe oo dhacda xeebaha koonfureed ee Soomaaliya waxaana halkaasi guri ku yaal soo weeraray ciidanka Komaandooska Mareykanka.

Laakiin Guardian oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan sirdoonka iyo gaashaandhigga ayaa sheegay in ciidankii weerarka soo qaaday dib loo caabiyay dharbaaxo adagna lagu dhiftay.

Sidaasi si lamid ah waxaa u sheegay George Little oo u hadlay Pentagon isagoo tilmaamay in howlgalkoodii uu ku soo dhamaaday fashil iyo kala carar kadib rasaas kulul oo ay la kulmeen.

28139466

MAQAAL:-Baraawe iyo Baacsigii Shisheeyaha. Qore:- Cabdullaahi Soomaali.

28123526Xalay markaan seexanayay Guriga aan ka deganahay Magaalada Baraawe jewigu wuxuu ahaa mid degan oo wax shido ah ma aanay jirin ha yeeshee abaaro sideed saac ee habeenimo ayaan indhaha kala qaaday iyadoo Magaalada rasaasu ka dhacayso.

Inkastoo Magaaladaanu ka mid tahay kuwa ugu Amaanka badan Soomaaliya laguna xukumo Shareecada Islaamka hadana badda ayay kaabiga ku haysaa waxaana jirta digtooni laga qabo Cadaw Maraakiib ku yimaada taas ayaana Xalay dhacday.

Markii aan dhowr taleefoon u diray saaxiibadeydi shaqada, Saraakiil ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, Culimo iyo dhalinyaro aanu halkaan wada deganahay waxaa la ii xaqiijiyay in la soo weeraray Guri Magaalada gudaheeda ku yaalla gaar ahaanna dhanka Xeebta aan sidaa uga fogeyn.

Halkaas waxaa ku jiray saraakiil Mujaahidiinta ka tirsan oo Cadawgu bartilmaameedsanayay.

Waa hubanti in ay jireen jawaasiis gaalada u adeegta oo howlgalkaan lug ku lahaa haddii ay Shisheeyaha raaceen oo ay baxsadeen iyo haddii ay weli gudaha Magaalada isku qarinayaanba.

sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil Mujaahidiin ah iyo dad kale oo aan ku halsoonahahay Ciidamada soo duulay oo Cadaan ahaa waxa ay wateen qoryaha darandooriga u dhaca ee aan rasaasta ka dhacda dhawaqeeda  la maqlin laakin sidaas oo ay tahay feejignaanta Mujaahidiinta aawgeed ayaa keentay in rasaasta lagala hor maro.

Waxa ay xabaddu bilaabatay markii ay dhismaha isku hareereeyeen qaarkoodna durba gudaha ayay galeen balse soo dhaweynta ayaa noqotay Maar xanuun badan oohaday ku haleesho geeri ama dhaawac midkood ku asiibayo.

InkastooWaqtigaas hamigoodu kor u kacay ciidanka shisheeye hadana qorshoodu Ilaahay Awooddii waa dhicisoobay.

Haddii hadafku ahaa lahaa in shaqsi ama shaqsiyaad la dilo Shisheeyuhu waxa ay soo ridi lahaayeen gentaal sidii ay sanado horeba ku dileen xubno ka tirsanaa Mujaahidiinta Soomaaliya iyo ururada kale  Islaamiga ah ee dacalada kale ee dunida ka jira laakiin qorshaha ayaa sidaas ka duwanaa.

Waxa ay doonayeen in ay Sarkaal dhismaha deganaa qabtaan asiga oo nool kaasoo aan Magaciisa iyo derejadiisa la shaacin ha yeeshee Xaaladu ma noqon sidii Cadawgu ku hanweynaa.

Marka qorshaha koowaad dhaqan geli waayo wejiga labaad waa in dhaawac lagu qabto hadaanay taasi hirgelinna waa in in la dilo oo Meyd ahaan lagu qaado qofka la doon doonayo laakiin intaba isku dayadaas waxba kama soo naaso hadaan.

Markii koowaad Waxaa la maqlay qaraxyo labo ah iyo rasaas is daba joog ah.

“todobo saac iyo bar ayay ahayd markii aan xabadaha kowaad maqlay” sidaas waxaa saakay igu yiri Nin oday ah oo aan la kulmay.

Waxa ay u muuqataa in dagaalku bilowday 30 diqiiqo ka hor markaan anigu ku baraarugay maxaa yeelay waxaa I kiciyay xabado baas ah oo laga ridiyay qoriga dhashiikaha kaasoo u sii dhacayay dhanka Markabkii gaaladu ka soo degeen.

“askartu markii ay xeebta doomaha uga soo degeen waxaa aad u ciyay eeyo halkaas habeenki ku hoyda, anigu waa toosay waana shakiyay ka gadaalna waxaan maqlay shanqarta socodka askarta,waan diyaar garoobay oo qorigeyga waan diyaarsaday laakiin guriga aan ku jiray Sooma aanay gelin” sidaas waxaa igu yiri Nin degan Guri Badda dacalka ku haya.

Magaalada ayaa noqotay Nin iyo qori waxaana jirtay in qoriga lidka diyaaradaha ah lagu riday Markabka oo soo is taagay Meel Magaalada u Muuqata laakiin ka yara durugsan.

Difaaca Baraawe waxa uu ka adag yahay laban laab intii aan Xalay ka hor ku qiyaasayay.

Ninkastoo Muslim ah oo Baraawe degan xalay waxa uu hubsaday in uu leeyahay walaalo dhiigooda u huraya maxaa yeelay dadku waxa ay u muuqdeen kuwo isu kaashanaya ka hor tagga cadawga hororka ah ee ku soo tala galay daadinta dhiigga rag Muslimiin ah.

Waxaa jiray Ciidamo gurbad ah kana tirsan Mujaahdiinta oo jihooyin kala duwan ka soo galay Gurigii ay ku jireen Mujaahidiinta la soo weeraray aakhirkiina waxaa baqday oo dabada jeediyayCiidamadii Shisheeye laakiin lagama harin ee waa la eryayday

Waxa ay degdeg u koreen doomo ay xeebta uga soo tagteen kuwaasoo ay qasab tahay in qaarkood ilaalo ka hayeen waxaanay durba fuuleen markabkii ay markii hore saarnaayeen kaasoo deg deg ku dhaqaaqay si aan looga daba imaan.

“waxaan tegay Gurigii ragga la weeraray deganaayeen waxaa ka muuqday rasaas qaarna banaanka uug soo dhacday qaar kalena u muuqday in gudaha laga ridayay qalab gaaladu ka carareena waan arkay” ayuu yiri Nin deris la ah Mujaahidiinta la weeraray.

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cabdi-caziiz Abuu Muscab oo Maanta gelinkii hore Saxaafadda la hadlay ayaa xaqiijiyay in Ciidamo Cadaan ah laaakiin wadankey u dhasheen aanuu magacaabin weerarka soo qaadeen ayna fashilmeen.

Wuxuu tilmaamay in hal wiil oo Mujaahidiinta ka tirsanaa ku shahiiday dagaalkii xalay dhacay.

Sheekh Cabdi-caziiz Abuu Muscab wuxuu tilmaamay in Cadawga dhimasho iyo dhaawac gaareen Saakana la arkay dhiig fara badan oo daadsan dhismaha la soo weeraray ilaa badda.

Dadka Muslimiinta ah ayaa ku faraxsan sida la isaga caabiyay gaalada dhiig u baxsadka ah ee doonaysa in ay toogato ama Xabsi geliso Ninkasta oo ay u aragto in uu wax u tarayo Muslimiinta iyo Diinta Islaamka.

Ciidamo Shisheeye ah oo fara badan oo ay ugu horeeyaan kuwa Maraykanka, faransiiska iyo cadaan kale ayaa muddo fadhiyay Xeebaha Soomaaliya si ay kheyraadka u daldashaan Ciddii Cadawgooda ay u arkaana u ugaarsadaan maxaa yeelay ilaa 1991 oo Soomaaliya Dowlad Awoodle helin Xaduudaha iyo xeebaha iyo hawada Dalkeena Soomaaliya waxa ay ahaayeen kuwo dayacan

Ka sokow Dagaalada tooska ah ee Mujaahidiinta Caalamka ka hana qaaday ka dhanka ah gaaladu waxa ay si gaar ah u sii beegsataa shaqsiyaadka ay u arkaan ay Diintooda aad ugu sii adag yihiin, ama leh aqoon Diineed oo balaaran, ama Mid Ciidan ama Mid Maadi ah laakiin Islaamka iyo Muslimiinta wax u tareysa ama dhanka hogaaminta ku wanaagsan iyo wixii la mid ah.

Ujeedka ayaa ah in Muslimiintu ka dhignaadaan dad la adoonsado oo sidii duunyo ay leeyihiin oo kale ah maxaa yeelay qofkii loo arko in uu wax uun ku kordhi karo ragbaa Meel u fadhiya in Meesha laga saaro inkastoo Taladu tahay tii Ilaahay.

Iminka in badan oo Muslimiinta ka mid ah waa baraarugeen waxaanay ku noolyihiin cizi iyo Sharaf maxaa yeelay Alle ayay Talo saarteen waxaanay ku dhaqmaan Kitaabka Alle.

Waxa ay diideen xeerarka Gaaladu soo dhoodhoobtay waxaanay waxaanay ku dhawaaqeen dagaalo lagu xoreynayo dhulalka iyo dadka Muslimiinta laga haysto.

Baraawe wixii xalay ka dhacay anigoo Maanso ku soo koobaya gaaladana u sheegaya in ay fuleynimo la degtay waxaan iri

Badda iyo berrigaba anaa baaxad ku leh xoogle,

Boqolaal kunbey hoos tegtiyo birmad fara weynle,

Waxaad baahisaa iyo waxaad beenta warisaaba,

Nin bacleelay ruuxaa waxaad inuu ba’ay sheegto,

Baroonkii markuu kagu dhaciyo weliba baasuuke,

Teedhe seben bidhaamaayiyo, bamka dhinac yaala,

Baaruudiyo markay kagu tixmeen gumac barakeysan,

Baroor iyo cod foolxumo iyo balaw ma kaa yeeray?

Bushimaha waraan dhaafin iyo baqdin iyo oohin,

Bowdo qaawiskaadii ma yahay bug iyo haasaawe?

 

Bartamaha magaalada markii la isku soo beegmay,

Markii laysku boobee rasaas badani ay xiintay,

Buurqabe wixii kagu dhacay boodin orodkaadi,

Barbariiqadkaadi markaan kini bacleelaayay,

Bilcaamuhu in ay kaa sitaan baal ku qoray weyne,

Barasho wanaagsan Kufrow ee berrina kaalay.

Cabdulaahi Yaasiin Jaamac (Cabdulaahi-soomaali)

Cyaasiin10@hotmail.com

Hoos ka daawo sawirrada qalabkii ay ka carareen Ciidamada Maraykanka ee Weeraray Baraawe.

2Voice Of Somalia-Banaadir Post.

Xasan Garguurte: si aan uga adkaanno awoodda Alshabaab waxaan u Baahanahay Ciidamo Dheeri ah.

27991445Xassan Garguurte hoggaamiyaha kooxda Muqdisho”Villa Somalia” oo ka hadlayay golaha QM  ayaa ku hor calaan calay wuxuuna ku dheedheeraaday awoodda Shabaabka  isagoo mar waliba kusoo celcelinayay in Alshabaab ay halis ku yihiin caalamka oo ay ugu horreyaan dowladaha Nasaarada ah ee ku hareereysan Somaliya.

Isagoo muujinayay awoodda Shabaabka  ayuu soo hadal qaaday weerarkii isbuucani ka dhacay magaalada Nairobi”Westgate” taasoo uu tusaalle ahaan uu ugu soo qaatay sida Shabaabku ay u awoodi karaan weeraro ka dhan ah caalamka,waa sida oo yiriye!

Kooxdani oo wakiil u ah dowladaha la dagaalamaya Sahabaabka  ayaa fashilantay iyadoo kari la’ ka hor tagista weerarada ka dhacaya Muqdisho.

Waxaa tiro ahaan jooga ciidamo aad u badan kuwaas oo ah Amisom  iyo Itoobiyaan,waxayna hadadareemayaan daal ay ka qaadeen inay dagaal kula sii jiraan Shabaabka oo ah mid iska wata howshiisa markii oo baahdana weerar ku qaada meeshii oo doono iyo goorta oo doono.

27983151

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

DAAWO/DHAGEYSO:- Jane Harman oo Sheegtay Xassan Gurguurte inow Jaajuus ahaa iyo John Kerry oo Bahdilay Xassan Gurguurte!.

27877822WASHINGTON:- Madaxweynaha Xukuumadda DF-ka ah ee Villa Soomaaliya ayaa Dalka Maraykanka Safar ku gaaray, waxaana lagu casumay Xarunta, Woodrow Wilson International Center for Scholars oo ah Xarunta Sirdoonka Maraykanka loogu Aruuriyo Wararka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Muslimiinta ku saabsan, gaar ahaan Muslimiinta ay u yaqaanaan gaaladu Argagaxiso.

Xaruntaan waxaa la furay Sanadkii 1999, waxaana loogu talagalay Macalimiinta Dalka Maraykanka iyo Dadka waa weyn ee Shaqooyinka ka fariistay in ay dabagal dheer ku sameeyaan Muslimiinta. Haweenayda, Xarunta Wilson Center Maamulka haysata ahna Madaxweynaha Xarunta Wilson Center, Jane Harman ayaa fashilisay Xassan Gurguurte in uu ahaa Jaajuus u shaqeeya NGO, UN ka iyo Hay’aadka Sirdoonka Reer Galbeedka!.

Ninkii Galbeedka ku nool ayaa gaalada dhaqankooda yaqaanna, waxay u sheegtay si cad iyo si dad badan in uu Xassan Gurguurte ahaa Jaajuus weyn oo Reer Galbeedka la shaqaynayey.

Waxay tiri, Jane Harman

“Aniga iyo Keith Ellison waxaan kawada tirsanaan jirnay Golaha Guurtida Maraykanka, (Congress), waa Saaxiibkay qaaliya oo aan kawada qayb qaadanay la dagaalanka Argagaxisada iyo baaritaanka aan ku samayn jirnay. Xassan Sheekh iyo Keithna waa Saaxiibo oo Xassan Laftigiisu Muqdisho ayuu Hay’aadka kula shaqayn jiray oo howl culus kawaday!, waxaana Xaruntaan ku casumay Xassan oo naga caawiyey Keith Ellison!”.

Waxay kale oo tiri,

“Waa Kuma Xassan Sheekh Maxamuud?, Waa Nin aan Soomaaliya meelna oga bixin, wuxuu waligiis gacan saar la lahaa oo u shaqaynayey Hay’aadka sida UN iyo kuwo kale,wuxuuna ku dhexmilsanaa xagga Waxbarashada!”.

Waa Tuma Jane Harman?,

Haweenaydaan, waxay kamid ahayd Golaha Guurtida Maraykanka, (Congress), Shaqada waa ka fariisatay, waxay Madaxweyne ka noqotay, Xarunta Sirdoonka u diyaarisa Warbixinada ku saabsan Muslimiinta Afrika iyo Bariga dhexe ee Wilson Center oo ku taallada Magaalada Washington DC.

Haweenaydaan Jane Harman, waxay ahayd, Askariyid, waxay Shahaadooyin badan oo Abaal marin ah, ka qaadatay, Sirdoonka Maraykanka ugu sareeya ee CIA, loo soo gaabiyo, sida lagu qoray Website’ka Xarunta Wilson Center ee ay Madaxda ka tahay Riix!.

(She is a member of the Defense Policy Board, State Department Foreign Policy Board, CIA External Advisory Board, the Director of National Intelligence’s Senior Advisory Group, and is a Trustee of the Aspen Institute and the University of Southern California. In 2012, she was named  one of the 50 most influential democrats on foreign policy by Foreign Policy magazine. Resource Wilson Center ).

“Jane Harman waxay xubin ka tahay CIA’da sidoo kale waxay la taliye u tahay Xafiiska Arrimaha Debadda ee CIA’da!. waxay kale oo ku jirtaa guddiga Jaamacad ku taala Koonfurta Gobalka Calafornia!”. Sanadkii 2012 waxaa lagu daray 50 ka Qof ee Adduunka saamaynta weyn ku yeeshay marka laga hadlayo hirgalinta Dimuquraadiyadda iyo Arrimaha Siyaasadda Debadda”.

Maxaa Lagu Qoraa Xarunta Wilsan Center?,? Yaa Wax Ku Qora?.

Xarunta Wilson Center waxaa lagu qoraa, Qoraallo Muslimiinta looga hadlayo ama Daraasaad lagu samaynayo Muslimiinta, waxaana kamida Dadka wax ku qora oo Buugaag Muslimiinta ka qoray, Haweenayda la yiraahdo Robin Wright, waxay qortay Buug la yiraahdo, (The Islamists Are Coming, Whi they Really Are), “Islaamiyiintii Waa Imaan Rabaan Ee Xaqiiqadii waa kuwama?”, waxay buuggeeda ku tiri.

(The Islamists are not only coming. In several countries, they’ve already arrivedResource Wilson Cnter ),

“Ma ahan Islaamiyiintu in ay Imaanayaan oo kaliya ee Wadamo badan ayey mar hore yimaadeen oo soo cagadhigteen!”.

Reer Galbeedku waxay howl galiyeen Dadkooda waa weyn ee shaqada ka fariistay gaar ahaan Siyaasiyiinta iyo Macalimiinta si ay baaritaan ugu sameeyaan Muslimiina iyo Diinta Islaamka!.

Waxaase wax lala yaabo ah, Wadaaddo aan Adduunka la socon in ay Jaajuus kasta u Arkaan Nin Madaxweyne ah, Gaalada iyo Xassan Gurguurte haddii aad hadaladooda aad u dhuuxdo, Boqolkii 99 waxaa weeye “Waxaa u halgamaynaa hirgalinta Dimuquraadiyadda!”. 

Maxay Xanbaarsanayd Khudbadii Xassan Gurguurte ee Wilson Center Xaruntii uu u shaqayn jiray?.

A- Xassan Gurguurte, wuxuu ku celiyey intii uu ka sheegay Shirkii Brussels, wuxuu aad ugu cel celiyey waxaan u dagaalamaynaa oo dadaalkeenna ugu weyn yahay sidii Dimuquraadiyadda loo hirgalin lahaa, waxaana samaynay Barnaamijka “Go Back To School”“Ku laabo Iskuulka”, wuxuu sheegay Kun Macalin in uu tababar u soo dhameeyey oo uu dhowr Milyan oo Caruur ah uu Saddexda Sano Iskuulada laga bixinayo!.

B- Wuxuu Xassan Gurguurte ku hadlay, wax gaaladii Xafladda timid intay dhagaysan waayeen ay ka dareereen, wuxuu yiri, “Waxba kala garan mayno, Lacag kaliya uma baahnin, waxaan u baahan nahay in nala ka caawiyo sida loo dhiso, dowlad Federal ah, Gobolo, Siyaasadda iyo sida loo Noolaado ama Maraykanka looga nool yahay!”.

C- Qof (0) ah oo Ebar ah ayuu iska soo saaray, markaas ayuu dhinaca kale wuxuu leeyahay waxaan qabanay ma jiraan cid qabatay ama ku fakartay, howl wanaagsan ayaan Sanadkii aan jirnay qabanay!”.

D- Wuxuu sheegay in Somaliland aanan Xabad lagu ridaynin ee wadahadal uu la galayo isla markaana Soomaaliya aanan la kala qaybinaynin.

E- Wuxuu Marayaknka ka codsaday in aanan Xawaaladaha Soomaalida la xirin oo Bangiyadu aysan joojin xiriirka ay la leeyihiin Xawaaladaha, wuxuuna sheegay in uu dhisayo Bangi dhexe!. Gunaanadkii Khudbadiisii ayaa dhowr Su’aalood la weydiiyey, wuxuuna ka jaabay qaar su’aalaha kamida!.

Sidee Xassan Gurguurte Loo Bahdilay Markii Uu La Kulmay John Kerry?.

Xoghayaha Arrimaha Debadda Maraykanka ayaa la kulmay Xassan Gurguurte, halka Barack Obama uu la kulmayo dhawaan Rooxaaniga Iran.

John Kerry wuxuu xattaa sixi waayey Qofka hortaagan wuxuu yahay, wuxuu leeyahay Xassan Maxamed!, waxaa ka daran John Kerry Magaca Maxamed ayaa ku qufulan waa uu naxayaa markuu leeyahay, Arrimo badan ayaan kawada shaqaynay sida la dagaalanka, markaas ayuu inta Aamuso wuxuu hoos u leeyahay, “la dagaalanka Argagaxisada”.

John Kerry wuxuu ku Ammaanay Xassan Gurguurte in uu yahay Nin Dimuquraadiyadda hirgalinaya oo ku jira halganka hirgalinta Dimuquraadiyadda!, sidoo kale Xassan markuu maqlay Erayadaas Madaxa ayuu ruxay, wuxuuna ku faanay in uu Habayn iyo Maalin uu u taagan yahay hirgalinta Dimuquraadiyadda.

DHAGAYSO, Khudbadihii laga jeediyey Kulanka Wilson Center MP3 Halkaan Riix Ama Guji

DHAGAYSO, Kulankii John Kerry iyo Xassan Guguurte, MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Waa Tuma Jane Harman Halkaan Riix Ama Guji,

Waa Maxay Xarunta Wilson Center Halkaan Riix Ama Guji

Buugga Ama Qormooyinka Muslimiinta ay ka qoreen Wilson Center, Halkaan Riix Ama Guj,

Isha Warka Xarunta Wilson Center Halkaan Riix Ama Guji.


Hoos ka Daawo Kulanka Kerry iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

XIGASHO SOMALIMIDNIMO.