Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ka war bixiyay weerarkii habeenkii ka dhacay duleedka Mandheera, kaasoo la sheegey iney ku dileen afartan ruux oo Kiristan ah.
Sheekh Cali ayaa sheegay in dhiig baxa ku socda Kenyaatigu ay salka ku hayaan duullaanka ay ciidankoodu ku joogaan gayiga Soomaaliya, isagoona wacad ku maray in weeraradu sii socon doonaan illaa Kenyaanku ay dalka ka baxaan.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa soo hadal qaaday is casilaada uu ku dhaqaaqay taliyihii Boliska Kenya iyo tallaabada uu madaxweynaha dalkaasi ku casilay wasiirkii arimaha gudaha, wuxuu sheegay inaaney arimahaasi waxba soo kordhiyi doonin inta madaxweyne Uhuru uu ku taagan yahay siyaasadda khaldan ee islaam la dirirka ah iyo qabsashada Soomaaliya.
Uhuru Kenyatta announces security shake-up, firing interior minister after al-Shabab claims slaughter of 36 people.
Uhuru Kenyatta, the Kenyan president, has sacked his interior minister and accepted early retirement for the head of the police, hours after Somalia’sarmedgroupal-Shabab said its fighters had killed at least 36 people at a stone quarry in the northeastern city ofMandera.In a televised address, Kenyatta on Tuesday vowed to continue the fightagainstal-Shabab and announced a security shake-up in which Interior Minister JosephOleLenko was dismissed.Kenyatta named an opposition politician and retired army general, JosephNkaissery, to be the new interior minister, in charge of security.At a news conference in the capital Nairobi, David Kimaiyo, the police chief, announced he was stepping down and that the president had accepted his early retirement.
The two men have been responsible for the east African nation’s security, which has deteriorated amid a wave of deadly attacks blamed on al-Shabab.
Security weakness
“My government has invested heavily in terms of increasing recruitment of security personnel; improving their welfare … Despite this progress, we also acknowledge some weakness in our security architecture,” he said.
Kenyatta added that he had asked top security officials to work with legislators and find out whether there were administrative and legal hurdles that limit the country’s “ability to deal with this real and existential threat”.
The scene at the Mandera quarry [The Kenya Star]
About 20 gunmen, described by the Kenyan government as “heavily armed bandits” opened fire at the quarry in the early hours of Tuesday morning after separating Muslims and non-Muslims, sources said.
Several people were beheaded, while others were shot in the back of the head, sources told Al Jazeera.
Al-Shabab claimed responsibility for the attack, calling it “another successful operation carried out by the Mujahideen”.
“This latest attack was part of a series of attacks planned and executed by the Mujahideen to serve as a response to Kenya’s occupation of Muslim lands and their ongoing atrocities therein, such as the recent air strikes on Muslims in Somalia,” al-Shabab spokesman Sheikh Ali Mohamud Rage said in a statement emailed to journalists.
The dead are reportedly miners who worked in the quarry, located just outside the town. Shortly before the attack they were woken by the gunmen and forced to leave the tents where they were sleeping.
Frequent attacks
Al Jazeera’s Catherine Soi, reporting from Nairobi, said the government had been under a lot of pressure to fire the two security chiefs.
The attacks had become frequent and the two men have been blamed by Kenyans for failing to provide adequate security, said our correspondent.
She also said the Red Cross was at the scene of Tuesday’s attack and that the military and army were heading to the site, which is just 5km from the border with Somalia.
“We are being told that many of the people who work in the quarry are not from Mandera,” she said, adding that those killed were non-Muslims.
“This comes at a time when security in Mandera has been beefed up because of recent attacks. We just returned from Mandera and the security forces there assured us they are in control of the situation, but they said that the border there is also very porous.”
The scene of the latest attack is about 30km from the November 22 raid on a bus in which 28 non-Muslims were separated from the Muslim travellers before being executed.
The shooting in the quarry comes after an attack on a night club in the Kenyan town of Wajir on Monday night.
One person was killed and at least 12 injured as gunmen hurled grenades and sprayed bullets at the building, the government said.
The Kenyan government, in a statement, said investigations were under way to look into both incidents.
Kenya sent troops to neighbouring Somalia in 2011 to rein in al-Shabab after raids on its coastal cities blamed on the armed group. It has since come under a wave of deadly attacks, including the September 2013 assault on the Westgate shopping mall, which killed at least 67 people.
Al-Shabab has called for the withdrawal of the troops which have since joined forces with African Union peacekeepers in the Somali capital Mogadishu.
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera oo qeyb ka ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somalia waxey sheegayaan in barakac xoogan uu ka jira kadib markii shaqaalaha dowladda Kenya iyo kuwa hey’adaha gaalada Caalamka ee ku sugan magaalada cabsi xoogan ay ku abuurtay weerarkii dhawaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen duleedka magaaladaasi.
Kumanaan ruux oo isugu jira shaqaalaha iskuulada dowladda iyo kuwa caafimaadka ee Kenya ayaa isaga cararay magaalada’iyagoona sheegay iney nafsadooda u baqeen maadaama amniga magaalada uu yahay mid aan la isku haleyn karin.
Maamulka dagaal ooge Axmed Madoobe ayaa markii ugu horraysay ka hadlay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay deegaanka Kudhaa gobolka Jubbada Hoose.
Afhayeenka Axmed Madoobe Cabdi Naasir Seeraar ayaa shabakadda Aljazeera u sheegay in dhankooda 25 askari laga dilay 30 kalane dhaawacyo halis ah gaareen.
Wuxuu xaqiijiyay in ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ay qabsadeen Kudhaa islamarkaana ay gacanta ku dhigeen bakhaaradii hubka iyo saanado dagaal oo ciidankoodu ka carareen.
Maamulka gumeysi Kalkaalka ah ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ayaa isku dayaya in uu waji kale uyeelo halaagga ka gaaray dagaalkii taariikhda galay ee Kudhaa.
Iyadoo lawada ogyahay in ciidanka gumeysiga Kenya ee Jubbada Hoose kusoo duulay ay ku adeeganayaan maleeshiyaad diinlaawayaal ah ayuu Seeraar warbaahinta ka sheegay in mujaahidiintu qabiil gaar ah beegsadeen!!.
“Annagu waan ognahay in shabaabku qaab qabiil u beegsadeen ciidankeena”ayuu yiri Seeraar,sida lawada ogyahay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa muslimiinta Soomaaliya iyo kuwa bariga Afrika ku hoggaaminaysa dagaal caalami ah oo aan xuduud iyo wadan laheyn arrinkaasi xataa waxaa qirsan shisheeyaha dalka kusoo duulay waxaana wax aan larumeysan Karin ah in Al Shabaab qabiil lagu sifeeyo.
Haddii hadalka Seeraar aan uraacno oo ah in Maleeshiyaadka Khuwanada ah ee meesha lagu laayay ay ahaayeen qabiil gaar ah Maxay Wakiillo ugu yihiin dowladda Nasaarada Kenya oo ay dhulka soomaaliyeed ugusoo hoggaamiyeen.
Hadallada isburinaya ee maamulka Axmed Madoobe waxaa kamid ah “waxaan nahay maamul goboleed qabiillada Jubbooyinka udhayihiin”!! Misne Shabaabul Mujaahidiin ayay ku eedeeyeen in qabiil gaar ah ay laysay aaway Maamulkii Jubballand oo ay sheeganayeen mise haddii laga itaal roonaaday ayay qabiil Noqdeen.
C/Naasir Seeraar ayaa bishii lasoo dhaafay shir jaraa’id oo uu Kismaayo ku qabtay ku sheegay in ciidanka (maamulka Jubbaland) iyo ciidanka Kenya ay qabsadeen deegaanka Buulaguduud ee duleedka Kismaayo isagoo guulo ballaaran sheegtay! Balse maanta wuxuu isku bedelay qabiil! Soomaalidu waxay tiraahdaa “Nin Daad-qaaday Xumba cuksay”.
Afhayeenka Beelaha Absame“Halaagga Murtadiinta Axmed Madoobe gaaray waan ku diirsanay waana loo badinayaa bi’idnillaahi”.
Nabadoon Ismaaciil Xaaji Haaruun Afhayeenka beelaha Jubbooyinka oo warbaahinta islaamiga ah lahadlay ayaa sheegay in weerarkii Kudhaa ka dhacay uu ahaa edbin la edbinayay maleeshiyaad uu Murtadiin kutilmaamay oo uu ula jeedo ciidanka Axmed Madoobe ee shalay lagu laayay deegaanka Kudhaa wuxuuna ugu baaqay ciidanka shabaabul Mujaahidiin in ay kordhiyaan laynta maleeshiyaadka indhaha u ah ciidanka gumeysiga Kenya.
“Haddaan nahay qabaa’illada Jubbooyinka dega aad baan ugu riyaaqnay wixii Kudhaa ka dhacay,murtadiinta Kenya ku adeegato waa in si kadaran sida ciidanka Kenya loola dagaalamayo loo xanuujiyo sababtoo ah iyagaa dalka gumeystaha kusoo hoggaamiyay”ayuu yiri Ismaaciil Haaruun.
Gummaadkii Maleeshiyaadka ee Ceel-Waaq iyo Xayo Muxuu uga duwanyahay gummaadkii Kudhaa.
Sanaddii 2012 ayay cutubyo katirsan ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen degmada Ceel-waaq oo xilligaasi ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad Soomaali dabadhilifyo ah oo gudaha dalka Kenya lagusoo tababaray.
Dagaal saacado badan qaatay kadib ciidanka muslimiinta ayaa Ceel-Waaq qabsaday balse halkaasi waxaa ka dhacay gummaad loo geystay dabadhilifyada dagaalkaasi waxaa lagu dilay inkabadan 55 katirsan Maleeshiyaad uu taliye u ahaa Cabaas Gureey oo ku magacaaban Taliyaha ciidanka DF-ka ee gobolka Gedo.
isla sanaddii 2012 ayay mujaahidiintu dagaal culus oo ka dhacay tuulada Xayo waxay ku dileen 45 katirsanaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe kuwaasi oo hor socday ciidanka gumeysiga Kenya ee waqtigaasi usii gurguuranayay dhanka magaalada Kismaayo.
sanaddan 2013 weerar ay ciidamada mujaahidiinta wilaayada Bay iyo Bakool ku qaadeen deegaanka Toosweyne ee duleedka Ceelbarde waxay ku dileen 25 maleeshiyaad amxaara Kalkaal ah iyagoona ka qaatay hubkii ay itoobiya soo siisay.
Dhammaan howlgalladaasi iyo kuwa kale oo Hiiraan iyo shabeelaha Hoose ka dhacay ayaa ah edbin la edbinayo maleeshiyaadka Soomaalida ee gumeystaya Afrikaanta indhaha u ah iyadoona hoggaanka mujaahidiinta soomaaliya uu dhowr mar ku celceliyay in ay beegsanayaan cid walba oo cadawga soo duulay lashaqeeya heybta uu doono halahaatee.
Seeraar Ma wuxuu na leeyahay:-
Dagaal Mahadaay Reer hebel ayaa lagu laayay Dagaalkii Ceelwaaq Reer hebel ayaa lagu laayay Dagaalkii Buula Burde Reer Hebel ayaa lagu laayay Dagaalkii Hoosweyne Reer Hebel ayaa lagu laayay.
Dabcan waxaa xaqiiq in Seeraar uu Aaminsan yahay in weeraradaas lagu xasuuqay Ciidamada DF ee ka kala dhacay Mahadaay, CeelWaaq, Buula-burde iyo Toosweyne lagu xasuuqay kuwa dowladeed, Aanu lagu tirineynin qabaa’ilada ay ka soo jeedaan sidaas darteed waa in uu isna uu ogolaadaa in Maleeshiyada laga laayey ay yihiin ciidam maamul, Maadama uu sheegtay maamulka “Jubbaland” ama uu Umadda u cadeeyaa in Maamulkiisa uu yahay Maamul Qabiil, Markaas waa ka ogolaan karnaa in waxa Kudhaa lagu laayey ay yihiin Maleeshiyo Qabiil.
Kaliya waxa aan ka sugnaa waa Burundigii Dayniile Lagu laayay iyo Itoobiyaankii Ceelbuur lagu laayay ama Kenyaatigii Faxfaxdhuun waxay ahaayeen Reer hebel oo Soomaali ah.
Fighters belonging to the Islamist Al-Shabaab movement have taken over the strategic island of Kudha in the Lower Jubba region this morning, after engaging in a heavy battle with forces loyal to the Jubba Interim Administration.
Heavily armed Al-Shabaab fighters commenced their attack on the island from two sides shortly after dawn, which resulted in fierce clashes lasting for about two hours, after which the militants overpowered the stationed Jubba troops present. “We awoke to the raging sound of gunfire, fearing for our lives we remained in our homes. At around 8:00 AM the fire ceased and we found out Al-Shabaab had taken over the place and were hoisting their black flag” a resident told Harar24. ”There were bodies, estimating around thirty, littering the streets. Most of them seemed to be from the Jubba forces” he added.
Kudha island, which lies around 130km south-west of the port town of Kismayo, had been taken over by JIA forces late last month after having been under Al-Shabaab control for seven years.
Al-Shabaab have been losing towns in the past months in the face of an AMISOM offensive, withdrawing most of the times without putting up much resistance, however concerns are high that counter-attacks such as today’s are more likely, especially in areas where Somali troops are left to fend on their own, who are often believed to be vulnerable without the AMISOM backing.
21-kii September ee sanadkii hore waxay ahayd Markii ciidamada mujaahidiinta Al-Shabaab Magaalada Nairobi kafuliyeen macrikadii Westgate oo si gaar ah mujaahidiinta ugu Beegsadeen xaruun laf-dhabar u ahayd isu Socodka ganacsiga ee wadanka Kenya.
In kabadan 100 ruux oo ay ku jiraan Muwaadiniin reergalbeed ah ayaa lagu dilay weerarkaas, halka 200 oo kalena lagu dhaawacay, Waxaana jawaab celin u ahaa Duulaankii Dowladda Kenya ay ku soo gashay dalkan Muslimka ah ee Soomaaliya.
Su’aalo adag oo la xariira Warbixiintii dhowaan soo baxday ee ku aadan Kufsiga iyo Galmada Khasabka ah ee Ciidamada Amisom ay u gaystaan Haweenka Soomaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Dooda ayaa waxay noqotay mid aad u kulul, Waxaana Afhayeenka Amisom uu gaashaanka ku dhuftay arintaasi, Wariyahaa ayaa u akhriiyey Warbixinta kadibna waydiiyey Maxaad Beeninaysaa In Ciidamada AMISOM ay kufsadeen Haween soomaliyeed adigoo Difaacaya SUMCADA Amisom !!.
Warar dheeraad ah oo naga soo gaaray weeraradii Xiriirka ahaa ee Xalay XSHM ku qaadeen deegaano iyo tuulooyin ku teedsan Xeebaha Kenya ayaa ku waramaya in ay jiraan 3 Tuulo oo kale oo xalay la weeraray oo hoos yimaadda Hindi oo ku taala Laamu. sadaasina ay ku noqonayaan goobaha la weeraray xalay 5 goobood oo kala duwan.
Sidoo kale waxa aad u kordhay Khasaaraha dhimashada ee kasoo gaaray Kenya weeraradaasi, waxayna cagacagaynayaan 50 dhimasho ah.
Weeraradan isdaba jooga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ka bilaabeen gudaha Kenya ayaa jawaab u ah weerarkii Kenya ay kusoo gashay gayiga Soomaaliyeed gaar ahaan Jubooyinka iyo magaalooyin ka mid Gedo.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlay weeraradii xalay iyo habeen hore ka dhacay magaalooyin hoos yimaada Laamu.
Uhuru ayaa khilaafay hadaladii ay shalay jeediyeen saraakiishiisa iyo wasiirka arimaha gudaha ee dowladdiisa ee ahaa in weerarka ay ka dambeeyeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuu sheegay in weeraradu ka dambeeyaan isla dadkiisa Kiristanka ah!!
Hadalo badan oo ku jira shirka jaraa’id ee Uhuru waxay muujinayeen baaxadda culeyska kaga imanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Raila Odinga oo Reysulwasaare kasoo noqday Dalka Kenya ayaa la hadlay Soomaali badan oo ku dhaqan Wadanka Kenya.
Wuxuu ku baaqay in Ciidamada KDF si degdeg ah looga soo saaro Dalka Soomaaliya oo uu sheegay in la joogo waqtigii ugu habooneyd oo ciidanka lala soo bixi lahaa.
Odinga ayaa qiray in Nabad lagu helin Ciidamada Kenya ee galay Dalka Soomaaliya halkaasi oo ay kula dagaalamayaan Alshabaabul Mujaahidiin.
Xisbiyada Mucaaradka Kenya ayaa ku celcelinaya in Ciidamada Kenya laga soo daabulo Soomaaliya Halka Madaxweynaha Kenya uu ka biya diidsanyahay in ciidamadiisa kala soo baxo Soomaaliya.
Warbixinada Taxanaha ah ee ay Diyaariyeen Standard iyo KTN oo loogu magac daray “Nabarada Dagaalka” waxaa lagu soo bandhigayaa Qisooyin xanuun badan oo ku saabsan Qoysaskii ay ka tageen Askarta dowladda Kenya kaga geeriyootay Dagaalka Soomaaliya iyo kuwa Iyagoo dhaawacyo ah weli raadinaya magdhow-ga dhiigooda.
Qeybta Labaad ee Warbixinada Taxanaha ah waxey Wargeyska The Standard iyo Tv-ga KTN oo ka mid ah Warbaahinada ugu caansan dalka Kenya kusoo gudbinayaan hooyo Nasaara Kenyaati ah oo daawatay meydka wiilkeeda oo lagu jiid jiidayo wadooyinka magaalada Kismaayo, kaasi oo kamid ahaa tiro askar Kenyaati oo lagu dilay dagaal 01-09-2012 ka dhacay degmada Afmadow ee gobalka Jubbada hoose.
Walaalkayga qayiloow aduunyadu way iswada haysataa waa latartamayaa, wa lays boobayaa xaqdaro badan ayaa ka dhacda aduunyada aan manta ku noolahay walaale waatii layiri ( War Meyd yaa u danbeeyey ,suuye kaa hada lasii sido ) dhibaato , xaqdaro iyo boob shacab islaameed loo geysto waxaa ugu danbeeyey midkaas hada kasocda Nairobi oo gabdheheenii lagu kufsanayo, hooyooyinkeen lagu gumaadayo ,caruurteeniina laga oohisiiyey, aabayaashuna calool xumo awgood ilmo gobo ka leedahay.
Waxaa isweydiin mudan maxaynu awoodnaa oo aan ku caawin karnaa si loo joojiyo gumaadka ka socda Nairobi, shaki kuma jiro hadaan caqliga saliimka ah isticmaalno inaan xal u heli karno, hana ka fakarin dowladaha tirada badan oo Soomaaliyeed iyo 11 ka madaxweyne waxa ay qaban karaan ee walaale adigu ma is weydiisey waxa aad ka qaban karto adigoo adeegsanaya maskaxdaada iyo maalkaaga;.
Walaale aan wax yar dib kuu celiyee aduunyadu waa iswada cunaysaa waa sidii aan ku bilaabay hadalkee waana xisaab tamaysaa ,Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ( qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa ) laakiin walaale hadii aadan ilkaba lahayn kawaran, kama wado kuwa qaadku dadka ka rido,ee waxaan kawadaa tabar la’aanta dowladaha tirade badan oo Soomaaliyeed oo aan awood u lahayn ineey difaacaan maatada Soomaaliyeed ee la gumaadayo, xalka labaad ee lagu cad goosto waa in la la qaado dagaal dhaqaale oo afka qalaad lagu yiraahdo (Economical section) oo macneheedu yahay in cida kaa gardaran dagaal dhaqaale lagu qaado , ama aan kuusii reer mudugeeyee in qofka ama dowlada dagaalka kugula jirta halkaas dhuunta lagu dhago oo la ceejiyo ilaa labada lugood firig-firig kasiiyo oo ku waasho walaaloow hal mar isii daa mardanba u noqonmaayee.
Walaale aan u dhaadhaco ciwaanka horee aan warqadan kusoo xardhaye ma ogtahay hadaad qaadka Kenya cuntid inaad inaad qeyb weyn ka qaadaneeysid dulmiga , dilka, boobka ,kufsiga kasocda Nairobi , ma ogtahay in aad lacag doolar ah ku bixineeysid in gabar Soomaaliyeed oo walaashaa ah la kufsado oo weliba intaad hor fariisatid aad TVyada ka daawaneeysid sida walaashaa loo kufsanayo, Walaale mase ogtahay inaad joojin kartid kana qeyb qadan kartid adigoon far kor u qaadin, waxa kaliya oo lagaa rabaana ay tahay in lacagtii aad qaadka Kenya ku gadan jirtey aad caruurtaada dhar iyo kabo ugu gadid, oo wajiyadooda faraxsan intaad daawatid oo weliba xaajiyaduna dhoola cadays iyo ineey Cilaan kuu marsaatana filo.
walaale waxaa laga yaabaa inaad is dhahdid maxaa mijitayda xuntaa oo aan ku madadaasho iyo mashaakilka Kenya iska galay aan kaa qanciyee, walaale mijintaadu waxay kamid tahay boqolaal kun oo mijimood oo cagaaran oo raga Soomaaliyeed caadeeysteen ineey cunaan ,hadaan si kale kuugu dhigana boqolaalkaas kun oo mijimood waxay soo saaraan boqolaal Malyan oo doolarka Maraykanka ah oo Kenya loo dhoofiyo, Walaale waxaa laga yaabaa in xataa lagu bixiyo Mushaarka Askarta Kenyaaatiga ah ee gabdhaha Soomaalieed kufsanaya, walaale aan kuugu sii daree waxaa laga yaabaa in Mijintaadu masuul katahay hal askari Mushaarkiis, askarigaas hadii aad shaqada ka joojisidna waxaa laga yaabaa ineey gabar Soomaaliyeed badbaado. Walaale yaanan hadalka ku dheeraane Xisaabtan , naftaada u naso , jeebkaaga haku toogan walaashaa, wabilaahi towfiiq.
W/Q Abukar Awale ( Qaad –diid )
Cabdullaahi Cali Xagalay oo ah Aqooyahan ku sugan Dalka Norwey Mudana ku noolaa Wadanka Kenya ayaa ka sheekeeyay hab dhaqanka Dowladda Kenya iyo dadkooda.
Wuxuu sheegay in Soomaalida Kenyaanku ay kula dhaqmaan Falal wuxuushnimo ah oo an laga sheekeyn karin.
wuxuu ayaan daro ku tilmaamay in Xasan Sheekh oo Ku sugan Wadanka Kenya in Soomaalida lagu ihaaneysto oo marnaba uusan soo hadal qadin dhibaatada Kenya ku heyso umadda Soomaaliyeed.
Abul Xafsa Harari oo isna ka qeybgalay Falanqeynta Looga Hadlay xaalada Soomaalida ku heysata Kenya ayaa sheegay in Xasan Sheekh in Horay uusan unixin dhibaatada heysata dadka Muqdisho haatana looga fadhin inuu udamqado Soomaalida Kenya ku ildaran.
Cabdullahi Cali Xagaley ayaa soo hadal qaaday wadaadadii Soomaalida Kenya ku booriyay in dhiig loo shubo Kenyaatigii ku waxyeeloobay weerarkii Westagate in xiligaan aysan marnaba soo hadal qaadin tacadiyada lagu hayo Dadka Soomaaliya ee la isugu geeyay garoonka Nairobi ku yaala.
Xilli boqolaal ruux oo Soomaali ah wali ku xiran yihiin xabsiyada dowladda Kenya ee magaalada Nayroobi kadib markii maalmihii u dambeeyay ciidamada Polic-ka Kenya ka raafeen xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi waxaa sidoo kale arintaasi si aad ah kaga hadlay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka dalka Kenya.
Mid kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Kenya oo ka hadlayay raafka ciidamada Kenka ku hayaan dadka Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nayroobi waxa uu u xusay in raafkaasi uu yahay mid qalad ah dowladda Kenyane si gaar ah ay u beegsaneyso dadka Soomaaliyeed.
Xildhibaankani waxa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed aan laga xigin dalalka Kenya,Jabuuti iyo Ithoobiya islamrkaana dhulka ay ku fadhiyaan dalalkaasi 70% ( boqolkiiba todobaatan) ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed taasina ay muujineyso in dadka Soomaaliyeed aan laga xigin dalalkaasi.